Wararka

Daawo: Badhasabka Awdal oo Hanjabaadii ugu Adkayd u Diray Isuduwayaasha Wasaaraddaha ee Gobolka Awdal

0 Visits: 705 | Monday July 20, 2015 - 16:53:06
Guddomiye Ramaax ayaa 15 Wasaaradood xafiisyadooda ku eedeyey inay mar walba xidhan yihiin oo anay qaban shaqooyinkii loo igmaday

Read More »

Daawo: Hay'adda African Relief Fund oo Mucaawano Gaadhsiisay Qoys Deggen Qoryaale oo Dhammaantood Xanuusanaya

0 Visits: 593 | Monday July 20, 2015 - 12:48:37
Masuliyiinta Hay'addan ayaa sheegay inay aad uga naxeen qoyskan markii ay daawadeen warbixin laga baahiyey tvga iyo websiteyada isla markaasna ay si gaar ah uga war haynayaan, iyagoo ilahay uga baryey inu caafimad siiyo

Read More »

Maxamed Murzi oo Warqad ka Qiiraysiisay Shacabkiisa ka soo Diray Xabsiga Gudihiisa iyo Warbaahinta Masar oo Si weyn U Daabacday

0 Visits: 742 | Monday July 20, 2015 - 12:16:28
Madaxweynaha Xasbiga ku jira ee Dalka Masar laga inqilaabay Maxamed Mursi, ayaa munaasibaddii ciidul-fidriga shacabkiisa usoo diray waraaq uu kaga hadlay xaaladda dalkiisa, isla-markaana ku dhiirrigelinayo dadkiisa.

Read More »

Daawo: "illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

0 Visits: 807 | Monday July 20, 2015 - 11:05:34
"illaa 1992 kii Somaliland baan Joogay, Siyaasadduna way is bedbedashaa laakiin ...." Xusen Axmed Cabdulle

Read More »

Daawo: Safiirka Somaliland U Fadhiya Maraykanka Oo Dalka Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay.

0 Visits: 614 | Monday July 20, 2015 - 10:44:21
Xukuumadda Somaliland ayaa Si Mug Leh Dalka Ugu Soo Dhowaysay Wakiilka Somaliland U Fadhiya Maraykanka Rashiid Gaaruf.

Read More »

Daawo: Guddomiye Ramaax Oo Hadhimo sharafeed Qado ah u sameeyey Madaxweynihii Hore somaliland Dahir rayaale kahin

0 Visits: 855 | Monday July 20, 2015 - 10:29:31
Badhasaabka Gobolka AWDAL Maxamud Cali Saleban Ramaax ayaa Qado Sharaf U Sameeyey Madaxwaynihii Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo muddooyinkii Danbeeyey Joogay Gobolkiisa Awdal.

Read More »

Wasiirka Diinta Oo Sagootiyay Culimo Ka Socotay Jaamacatul Az-Har Oo Socdaal Ku Yimid Dalka Dhowaan

0 Visits: 758 | Monday July 20, 2015 - 10:24:29
Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaali Axmed ayaa sagootis qiimo badan ku sii macasalaameeyay Culimo ka socotay Jaamacatul Al-Azhar oo booqasho rasmi ah ku joogay Somaliland muddooyinkii u danbeeyey ka dib marti qaad ay ka heleen Xukuumadda Somaliland.

Read More »

Daawo:Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Kulankii Garoowe Ku Dhexmaray Raysal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

0 Visits: 654 | Sunday July 19, 2015 - 21:56:07
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horeysay war-murtiyeed ka soo saartay booqashadii magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ku yimaadeen wufuud ay kala hogaaminayeen Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Madaxweynaha Dawladd Goboleedka Jubbaland…

Read More »

Dagaal Culus oo Ciidamada Dowladda Somalia & Ahlusunna ku dhex-maray Gobolka Galgaduud

0 Visits: 785 | Sunday July 19, 2015 - 21:17:22
Muqdisho(AFKA)Dagaal khasaare nafeed dhaliyay ayaa maanta ku dhex-maray deegaan ka tirsan Gobolka Galguduud ee bartamaha Somalia Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogag ka tirsan Culummaa'uddiinka Ahlusunna Waljamaaca.

Read More »

Daawo Afkahsacabka Tv:Badhasaabka Awdal Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Iyo Haldoorka Gobalka

0 Visits: 610 | Sunday July 19, 2015 - 21:10:29
Badhasaab Gobolka AWdal Iyo Qaar Kmaid aMadax dhaqameed Ka Gobolka Ayaa Maanta Hadimo Sharafeed U Sameeya Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin

Read More »

Daawo:Madaxweynihii Hore Maamulka Goleedka Puntland Oo Ka Soo Degay Magaalada Hargeysa+Dareenka Ku Xeeran

0 Visits: 633 | Sunday July 19, 2015 - 20:51:03
Madaxweynihii Hore Maamulka Gobleedka Puntland Ayaa Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Cigal Magalaada Hargeysa Caasimada Somaliland Waxaan Halkaas Ka Hadlay Qaar Kamid Madax Dhaqamedka Somaliland Oo Faahfahin Dheeri Ah Bixiyey Socdaalka Madaxweynahii Hore Puntland

Read More »

Daawo: Wafti Baladhan Oo Uu Hogaaminayao Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Booqday Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Laascaanod Oo Dib U Dhis Balaadhan Lagu Wado

0 Visits: 668 | Sunday July 19, 2015 - 16:59:34
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xaaji Xassan Iyo Wefti Uu Hagaaminaya Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Laascanood Oo Dib U Dhisbalaadhan Ka Socday maalmihi ugu Danbeey

Read More »

Maamulka Dawlada Hoose Ee Laascaanood Oo Kormeer Ku Tegay Wado Laga Dhex wado Gudaha Magaalada Laas-caanood.

0 Visits: 671 | Sunday July 19, 2015 - 16:55:23
Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Laascaanood Oo Kormeer Ku Tegay Wado Laga Dhex wado Gudaha Magaalada Laas-caanood.

Read More »

Daawo;Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Barnaamij Dadka Lagaga Wacyi Gelinaayo Dhibaatada Qaadku Leeyahay Uqabtay Dadweynaha Reer Caynaba.

0 Visits: 592 | Sunday July 19, 2015 - 16:50:18
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Barnaamij Dadka Lagaga Wacyi Gelinaayo Dhibaatada Qaadku Leeyahay Uqabtay Dadweynaha Heer Caynaba.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Qabanayaan Diiwaan Galinta Cod Bixiyayaasha

0 Visits: 714 | Sunday July 19, 2015 - 16:43:47
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Ku Dhawaaqay Maalinta Ay Qabanayaan Diiwaan Galinta Cod Bixiyayaasha Guud Ahaan Somaliland

Read More »

Daawo:Qaybtii Ugu Danbeysa Ee Barnaamijkii Iftiinshe Oo Lagaga Hadlay Qabyaalada Waxaan Soo Jeedinaysa Yaasmiin Maxamed Kaahin

0 Visits: 948 | Sunday July 19, 2015 - 16:27:02
Hargeysa(AFKA)Barnaamijkii Iftiinshe Oo Bishi Ramadaan Oo Dhan Lagaga Hadlay Qodobo Dhowr Ah Bulshada Faa'iido Badan U Leh Lagu Soo Qaatay Ayaa Qaybtii Ugu Danbeysa Barnaamijkii Iftiinshe Oo Laga Hadlay Qabyaalada

Read More »

Daawo:Wasiirka Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland Oo Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Xisbiga UCID

0 Visits: 695 | Sunday July 19, 2015 - 09:23:59
Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay murashaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan.

Read More »

Mudaharaad Rabshado gacanta la isul atagay isu bedelay oo ka dhacay caasimadda Australia

0 Visits: 758 | Sunday July 19, 2015 - 09:17:07
Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa maanta oo Sabti ah qeybo kamid ah la xidhay kadib markii ay rabshado ka dhasheen mudaharaad ay soo qaban qaabiyeen kooxo cunsuriyiin ah uu isu bedalay gacan ka hadal.

Read More »

Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Muxu ku sifeeyey Masuliyiintii iska Casilay Xisbiga WADANI??

0 Visits: 751 | Sunday July 19, 2015 - 09:02:22
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay iscasilaadii masuliyiinti sar sare ee xisbiga WADANI iska casilay dhowaan

Read More »

Daawo: Jamal Ali Hussein oo si kulul ugu eedeeyey xukuumadda ciidamo uu sheegay inay u dirayso Imaaraatka

0 Visits: 782 | Sunday July 19, 2015 - 08:51:45
Murasha Madaxweyne ee xisbiga UCID waxa uu sheegay inay ciidamada xukumaddu diraysa ka qaybqaadanayaan dagaaladda carabta ka socda, waxanu wax aan fiicnayn ku tilmaamay in shacabkeena iyo ciidankeenu ka qaybqaataan dagaaladaas

Read More »