Wararka

Daawo:Sidii Magaalada Ceerigaabo Looga Ciiday Iyo Wafti Wasiiro Oo La Ciiday Shacabka Ceerigaabo.

0 Visits: 689 | Friday July 17, 2015 - 19:02:13
Sidii Magaalada Ceerigaabo Looga Ciiday Iyo Wafti Wasiiro Oo La Ciiday Shacabka Ceerigaabo.

Read More »

Daawo:Munaasibada Cidul Firiga Oo Si Weyn Looga Oogay Magaalada Buuhoodle.

0 Visits: 754 | Friday July 17, 2015 - 18:54:08
Munaasibada Cidul Firiga Oo Si Weyn Looga Oogay Magaalada Buuhoodle.

Read More »

Daawo:Marwada Madaxweynaha Qaranka Somaaliland Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 1000$ Ugu Deeqday Qoys Uu Saameeyey Xanuunka Dhimirka Oo Degan Deegaanka Qoryaale

0 Visits: 681 | Friday July 17, 2015 - 18:51:05
Marwada Madaxweynaha Qaranka Somaaliland Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 1000$ Ugu Deeqday Qoys Uu Saameeyey Xanuunka Dhimirka Oo Degan Deegaanka Qoryaale

Read More »

Daawo;Sidii Loo Dareemay Munaasibada Ciida Magaalada Borame

0 Visits: 671 | Friday July 17, 2015 - 18:32:10
Sidii Loo Dareemay Munaasibada Ciida Magaalada Borame

Read More »

Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Salaadii Ciidul Fidriga Ee Masjid Jaamaca Magaalada Hargeysa

0 Visits: 561 | Friday July 17, 2015 - 18:18:20
Khudbadii Madaxweyne Siilanyo Ka Jeediyay Salaadii Ciidul Fidriga Ee Masjid Jaamaca Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Guddoomiye Cirro Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa,Kana Hadlay Masuuliyiintii Xisbiga Iska Casilay.

0 Visits: 681 | Friday July 17, 2015 - 17:48:09
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dala dib ugu soo noqday kana hadlay masuuliyiintii dhowaan iska casilay

Read More »

Ra'iisul-wasaarah Soomaaliya Oo Boqolaal ka mid ah Dadweynaha Puntland kula CiidayMaglaada Garoowe+Sawiro

0 Visits: 742 | Friday July 17, 2015 - 17:42:17
Garoowe(AFKA)Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiidayaa maanta oo Jimco ah kula ciiday magaalada Garowe boqolaal kamid ah dadweynaha degmadaas oo maanta u dabaal-degayay munaasabadda Ciidul-Fidriga.

Read More »

DAAWO Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil Oo Si Balaadhan Saaka Salaadi Ciida Looga Tukaday.

0 Visits: 691 | Friday July 17, 2015 - 13:17:17
Munaasibad Balaadhan Oo Salaada Ciida Lagu Oogay Magaalada Bebera

Read More »

Shirkadda Dahabshiil Oo Hambalyo Munaasibadda Ciida Awgeed U Dirtay Shaqaale Weynaha Shirkadda Iyo Macaamiisheeda Sharafta Badan.

0 Visits: 753 | Friday July 17, 2015 - 12:28:49
Hargeysa(AFKA)shirkada Dahabshiil waxay hambalyo munaasibada ciida Fidriga awgeed u diraysaa macaamiisheeda iyo shaqaale weynaha Shirkadda meel kasta oo ay ku sugan yihiin.

Read More »

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Shacabka Reer Hargeysa Salaaddii Ciidda Kula Tukatay Garoonka Stadium-ka+Sawiro

0 Visits: 698 | Friday July 17, 2015 - 12:25:48
Hargeysa(AFKA)Madaxwyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabkii ku tukanayay salaadda Ciidda garoonka Stadiumka ee magaalada Hargeysa halkaas kagala qaybgalay munaasibadda saaladda Ciidda Soonfur oo maanta laga oogay guud ahaan Somaliland iyo caalaamul islaam.

Read More »

Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliya Oo Boqolaal Qof Salaadii Ciida Ku Tujiyay Masjidka Isbaheyga Islaamka Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 670 | Friday July 17, 2015 - 12:15:41
Muqdisho(AFKA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii…

Read More »

Magaalada Melbourne Ee Dalka Australia Si Weyn looga Ciid+Sawiro

0 Visits: 761 | Friday July 17, 2015 - 12:09:14
Magaalada Melbourne ee Australia Ayaa Si weyn looga Ciiday Maanta Munaasibada Ciidu Fidriga Oo Guud Ahaan Caaalamu Islaam U Dabaal Dageen munaasibada Ciidu Fidriga

Read More »

Daawo Sawirada Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Salaadii Ciida Masjid Jaamaca Kula Tukaday Shacabka Hargeysa

0 Visits: 783 | Friday July 17, 2015 - 11:59:56
Hargeysa(AFKA)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu salaada Cidal Fidriga kula tukaday masjid-jaamaca weyn ee caasimada hargeysa kumanaan ka mida shacbiga Somaliland.

Read More »

Daawo Sawirada:Munaasibada Ciida Si Balaadhan La Iskaga Soo Baxay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

0 Visits: 1526 | Friday July 17, 2015 - 11:48:19
Burco(AFKA)Daawo Sawirada Munaasibada Ciidul Fidriga Looga Ciiday Magaalada Burco Waxaana Munaasibadani Ka Soo Qayb Galay Wasiiro Kamida Golaha Wasiirada Somaliland ,Maamulka Gobolka Ka Degmada Iyo Culimada Waaweyn Ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo Gudida Loo Xilsaarey Qaban Qabada Aaska Marxuum Fu'aad Adan Cadde Oo Sheegay Wakhtiga La Keenayo Marxuumka Iyo Halka Lagu Aasayo

0 Visits: 586 | Thursday July 16, 2015 - 22:41:11
Gudida Loo Xilsaarey Qaban Qabada Aaska Marxuum Fu'aad Adan Cadde Oo Sheegay Wakhtiga La Keenayo Marxuumka Iyo Halka Lagu Aasayo

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Somalland Duur Muxuu Ka Yidhi Siyaasiintii Xisbiga Waddani Iska Casilay ?

0 Visits: 625 | Thursday July 16, 2015 - 22:38:49
Hargeysa (AFKA) -Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Xukuumadda Madaxweyen Siilaanyo, haatana ka mid ah Hogaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Maxamed Nuur Caraale Duur,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Xubno ka tirsan Saraakisha Xisbiga oo shalay shaaciyay inay Xilkii iyo xubinimaddii Xisbigaba…

Read More »

CIID MUBARIK: Dhaaman Akhrisyaa Shabakada Afkashacabka Oo Idin Leh Ciid Mubaarik Meelkasta Oo Aad Joogtaanba Dunida

0 Visits: 1326 | Thursday July 16, 2015 - 22:25:49
Dhamaan Hawl wadeenada, Shaqaalaha iyo Maamulka Shabakada Wararka ee Afkashacabka waxa ay Hambalyo u dirayaan Dhamaan Umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, Munaasibada Ciidal Odxa Awgeed. Waxaanan Leenahay nagula ciida farxad iyo damaashaad. Waxaan Ilaahay ka baryaynaa in Sanadkan sanadkiisa…

Read More »

R-Afkashacabka:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xaqiijiyey In Curashada Bisha Shuwaal Laga Arkay Somaliland Sidaas Darteedna Ay Bari Ciid Noqonayso.

0 Visits: 769 | Thursday July 16, 2015 - 21:37:42
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Ku Dhawaaqay Curashada Bisha Shuwaal Laga Arkay Somaliland Sidaas Darteedna Ay Bari Ciid Noqonayso.

Read More »

War Deg Deg Ah: Waxa Lagu Dhawaaqay Inaya Ciida Tahay

0 Visits: 864 | Thursday July 16, 2015 - 21:13:43
Dalalka Islaamka iyo kuwa Khaliijka Qaarkood ayaa ku dhawaaqay caawa inay berri oo Jimco ah tahay Maalin Ciid ah, Waxaana Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta Dowladda Somaaia iyo Somaliland ay ku dhawaaqeeninay berri tahay maalin Ciid ah,iyadoo Masaajido ku yaalla Degmooyinka Magaalada Muqdisho Qaarkood…

Read More »

War Deg Ah:Gaadiid Ay la socdeen Xubno ka tirsan Al-shabaab Oo Lagu Duqeeyay Duleedka Baardheere Ee Gobolka Gedo

0 Visits: 570 | Thursday July 16, 2015 - 17:14:07
Warar hordhac ah ee la helayo ayaa sheegaya in laba ka mid ah Saraakiisha sare ee Al-shaabaab lagu dilay Duqeyn Diyaaradeed oo ka Dhacday Saaka Aroornimadii hore duleedka degmada Baar-dheere ee Gobolka Gedo.

Read More »