Wararka

"Ma Jirto Meel Sonyo Darbi Jeef Xarun Ku Jira Oo Ay Gaaddhsiisay Dharkii Ciida "Xildhibaan Bidhi

0 Visits: 897 | Thursday July 16, 2015 - 16:53:08
"Ma Jirto Meel Sonyo Darbi Jeef Xarun Ku Jira Oo Ay Gaaddhsiisay Dharkii Ciida Waxaan U Sheegaynaa Xuumada Iyo Unicef"Xildhibaan Mubaariga Yuusuf Cilmi "Bidhi" Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco Oo dallada Sonyo uu shegay inay agabkii ciidda baalmarisay xaruntay darbijiifta…

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ucid Ee Gobolka Awdal Oo Deeq Gaadhsiiyey Cusbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Borama

0 Visits: 447 | Thursday July 16, 2015 - 16:44:45
Masuulinya Sare Xisbiga Ucid Ee Gobolka Awadal Ayaa Deeq Gaadhsiiyye Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaaloada Borame

Read More »

Daawo:Boqor Cismaan Buur Madow Oo Ka Hadlay Musuliyiintii Shalay Iska Casilay Xisbiga Wadani

0 Visits: 657 | Thursday July 16, 2015 - 16:40:13
Boqor Cismaan Buur Madow Oo Soo Dhaweeyay Is-casilaada Musuliyiintii Shalay Iska Casilay Xisbiga Wadani Kuna Tilmaamay Masiibo Xisbiga Ka Tagtay

Read More »

Daawo Afkashacab Tv: Xarunta Dhaqan Celinta Caruurta Derbi Jiifka Ee Sos Ee Magaalada Burco Oo Maanta Loo Qaybiyey Dharkii Ciidka.

0 Visits: 1298 | Thursday July 16, 2015 - 16:34:05
Burco(AFKA)Masuliyinta Gobolka Togdheer iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibad Dharkii Ciidka loogu qaybinayey Dhalinyarada ku xareysan Xarunta Dhaqancelinta iyo daryeelka Darbijiifta Burco ee SOS, Munasibaddii loogu qaybinayey dharka ciidka waxa ka hadlay oo dhalinyaradaasi guubaabiyey una duceyey…

Read More »

Daawo Magaalada Hargeya Oo Siweyn Looga Dareemayo Diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Fidriga

0 Visits: 571 | Thursday July 16, 2015 - 16:29:29
Magaalada Hargeya Oo Siweyn Looga Dareemayo Diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Fidriga

Read More »

Muj Xasan Ciise Jaamac, Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Marxuum FuÂ’aad Aadan Cade

0 Thursday July 16, 2015 - 12:40:40
Madaxweyne ku xigeenkii u horeeyay ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa shacbi weynaha Somaliland ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid La Taliyihii Madaxweynaha ee Gobalada Bari Marxuum Fu'aad Aadan Cade,, oo saaka ku geeriyooday dalka Turkiga, oo loo geeyay caafimaad…

Read More »

Booliska Faransiiska Oo Ku Gulaysatay Inay Ka Hortagaan Weerar Lagu Qaadi Lahaa Xarun Millateri

0 Thursday July 16, 2015 - 12:37:55
Wasiirka arrimaha gudaha Faransiiska ayaa sheegaya inay xidheen afar qof oo lala xidhiidhinay weerar qorsheysan oo lagu qaadi lahaa xero militari.

Read More »

Maamula Guud Ee Shirkadda Dahabshiil Oo Shir Muhiim Ah Kaga Qaybgashay Xarunta Dalalka Afrika Ee Addis Ababa.

0 Thursday July 16, 2015 - 12:33:41
Maamulamaha guud ee shirkadda DAHABSHIIL Group Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid, ayaa faahfaahin ka bixiyey doorka shirkadaha ka shaqeeya isu-gudbinta lacaguhu ku leeyihiin horumarka dalalka iyo bulshooyinka la gaadhsiiyo.

Read More »

Daawo: Qaabkii Uu Xabsiga Mexico Uga Baxsaday Ninka Ugu Wayn Maafiyada Daroogada Ee Dalkaas

0 Thursday July 16, 2015 - 12:28:49
Iyadoo wali dalka Mexico ay ka taagan tahay fadeexada ka dhalatay baxsiga uu jeel si adag loo ilaaliyo ka firxaday ganacsadaha ugu wayn maafiyada Daroogada El Chapo Guzman, ayaa ilaalada xabsiyadu marba soo bandhigayaan muuqaaladii kamaradaha jeelku qabteen ama sawiradii ninkaas ay ka qaadeen ka hor…

Read More »

Boqor Buurmadow Oo Taageeray Hadalkii Ka Soo Baxay Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

0 Thursday July 16, 2015 - 12:22:02
Boqor Buurmadoow oo Tageeray Hadalki Ka Soo Yeedhay Suldaan C/qaadir ee Midnamada Soomaliya

Read More »

Sidee Ayuu Dalka Shiinihu Uga Hortaaga Siyabaha Qishka ee Ardaydu Adeegsato

0 Thursday July 16, 2015 - 12:19:19
Diyaaraddo yar oo kombuyuutar lagu hagayo, ayaa loo isticmaalayaa in lagu basaaso ardayda u fadhiisanaysa imtixaannada lagu galo Jaamacadaha ee dalka Shiinaha si loo joojiyo in ay qishaan, sida ay baahisay warbaahinta maxaliga ah ee Shiinuhu.

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Magacaabay Gudi Qaban Qaabindoonta Aas Qaran Oo Marxuum Fu'aad Aadan Loo Samaynayo.

0 Thursday July 16, 2015 - 12:16:29
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa manta magacaabay gudi heer qaran ah oo qaban qaabin doonta aasqaran oo loo samayn doono Marxuum Fu'aad Aadan Cade oo maalintii shalay ahayd ku geeriyooday dalka Turkiga. Sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soobaxay madaxtooyada Somaliland oo…

Read More »

Kooxaha Xuquuqda Aadamaha Oo Booqashada Madaxwayne Obama Ee Kenya Uga Faa'iidaysanaya Cadaadis Dalkaas La Saaro

0 Thursday July 16, 2015 - 12:07:59
Koox hey'adaha xuquuqda aadanaha u dooda ka kooban ayaa ku booriyay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama inuu uga faa'ideysto safarkiisa uu dhawaan ku tagayo Kenya, cadaadis uu ku saaro dowladda Kenya inay wanaajiso han dhaqankeeda dhinaca xuquuqda aadanaha ah ee aan wanaagsaneyn.

Read More »

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo xalay isku dilay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi

0 Visits: 975 | Thursday July 16, 2015 - 09:12:22
Hal qof ayaa dhintay mid kalana wuu dhaawacmay kadib markii xalay Xaafada Eastleigh (Islii) ee magaalada Nairobi ay isku dagaaleen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka wada tirsanaa kooxda Super Power oo lagu eedeeyo iney falal dhac iyo amni dari ah, ka geysataan xaafadaas.

Read More »

UEFA Oo Shaaca Ka Qaaday 10-ka Cayaaryahan Ee U Sharaxan Abaal Marinta Xidiga Qaarada Yurub Ugu Wanaagsan

0 Visits: 1097 | Thursday July 16, 2015 - 09:03:22
London(AFKA)Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub (UEFA) ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaadeen 10-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta xidiga Yurub ugu wanaagsan (UEFA Best Player in Europe Award).

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Halka U Marayo Xalada Dalka

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:52:25
Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed Oo Ka Waramay Marxalada Guud Ee Uu Dalku Marayo Iyo Xaalada Uu Wakhti Xaadirkan Ku Suganyahay Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo: Masuuliyiin Iska Casilay Xilalkii Ay Ka Hayeen Xisbiga Waddani Kana Hadlay Sababta Keentay Inay Is Casilaan

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:49:45
Masuuliyiin Sare oo Xilal muhiim ah ka hayey xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shir jaraaid ay ku qabteen magaalada hargaysa waxa ay ku cadeeyeen in ay gbi ahaanba iska casileen xilalkii ay ka hayeen xisbigaasi.

Read More »

Guddoomiye Xisbiga Wadani Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeriida Marxuum Fu'aad Aadan Cade

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:46:38
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa tacsi u diray eheladii,qaraabadii,asxaabtii iyo qaranka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Marxuum Fu'aad Aadan Cade oo ahaa la taliyihii madaxweynaha Somaliland ee goboladda Barri. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha…

Read More »

Daawo:Maayarkii Hore Ee Dagmada Ceel Afweyn Oo Xilkii Ku Wareejiyay Maayarka Cusub Ee Degmadaasi

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:43:56
Maayarkii Hore Ee Dagmada Ceel Afweyn Oo Xilki U Wareejiyay Maayirka Cusub ee Loo Doortay Degmadaasi Kana Hadlay Wax Qabadkiisii iyo khudbadii Taarikhaga ahaa ee Laga Jediayay Xafalada

Read More »

300 Agoomo iyo Danyar Iskugu Jira Oo Ku Dhaqan Magalada Laascanood Oo Loo Qaybiyay Dharki Ciida+Sawiro

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:37:23
In ka badan 300 oo Agoonta lagu xannaaneeyo xerada Agoonta ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka mid ah ayaa loo Qaybiyay dhar si ay uga Qayb-qaataan maalinta Ciid Al-fidriga ee foodda nagu soo haysa.

Read More »