Wararka

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Marxuum Fu'aad Aadan Cadde

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:35:01
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa tacsi u diray eheladii,qarabadii,qoyskii iyo Qaranka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid la taliyihii madaxweynaha ee gobolada Barri Fu'aad Aadan Cade.

Read More »

Wadahadaladii Garoowe Uga Socday Dawlada Somalia& Puntland, Ayaa Soo Gabagabaysmay Natiijo La,aan

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:32:18
Shir muddo dhowr saacadood qaatay oo maanta Magaalada Garoowe ay ku yeesheen Ra'iisal Wasaaraha Somaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku soo dhamaaday fashil.

Read More »

Daawo: Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Oo Soo Gebo Gabaysay Tartanki Koobka Kubadda Cagta Xawaadle.+Sawiro

0 Wednesday July 15, 2015 - 23:27:50
Tartankii Bisha ramaadaan ee La dhex dhigo ayaa lagu qabtay garoonka xawaadle ee magaalada hargaysa . Ciyaartaasi ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin tiro badan oo uu hogaaminayay wasiirka madxtooyada ee somaliland Md: Xirsi cali x xasan

Read More »

War Deg Deg Ah: Sooran Iyo Jawaan Oo Ku Dhaawaqy In Dib U Dhac Ku Yime Filmkii Lagu Qaban Lahaa Jaamacada Hargeysa maalmaha Ciida Maaxe Sababay?

0 Visits: 1876 | Wednesday July 15, 2015 - 22:26:38
Burco(AFKA)Jilaayasha Sooran Iyo Jawaan Ayaa Goor Dhaweed Shaaca Ka Qaaday Inay Dib U Dhac Ku Yime Filmkii Ay Ku QWab Lahaayeen Jaamacada Hargeys

Read More »

Daawo:Sir Culus Oo Laga Helay Suldanka Guud Ee Somaliland Kana Shaqeenya Mid Nimada Somalia

0 Visits: 729 | Wednesday July 15, 2015 - 21:14:20
Sir Culus Oo Laga Helay Suldanka Guud Ee Somaliland Kana Shaqeenya Mid Nimada Somalia

Read More »

Daawo:Khilaaf Adag Oo Soo Kala Dhex Galay Badhsaabka Gobolka Saaxil Iyo Badhasaabka Gobolka Awdal Halkeebu Salka Ku Hayaa Murankan Iyo Fahmi Cabdi Bidaar Oo Hadlay

0 Visits: 1101 | Wednesday July 15, 2015 - 21:00:35
Berber(AFKA)Khilaaf Adag Oo Soo Kala Dhex Galay Badhsaabka Gobolka Saaxil Iyo Badhasaabka Gobolka Awdal Halkeebu Salka KuHayaa Muran Famih Cabdi Bidaar Oo Hadlay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo.

0 Visits: 432 | Wednesday July 15, 2015 - 20:41:13
Wefti Balaadhan Oo uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Daawo:Maamulaha Bilic Dumar Ee Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Adeegso Bulshada U Ahaayan Munaasibada Ciida

0 Visits: 1705 | Wednesday July 15, 2015 - 19:55:21
maamulaha bilic dumar ayaa maanta ka hadlay u diyaar garowga munaasida ciida Iyo Jawaga Suuqa

Read More »

Daawo:Diyaar Garowga Munaasibada Ciida Oo Si Balaadhan Looga Dareemay Magaalada Burco

0 Visits: 650 | Wednesday July 15, 2015 - 16:06:17
Diyaar Garowga Munaasibada Ciida Oo Si Balaadhan Looga Dareemay Magaalada Burco

Read More »

Masuuliyiin Xilal Miisan Leh Ka Hayay Xisbiga WADANI Oo Is Wada Casilay

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:46:43
Masuuliyiin Ay Kamid Ahaayeen Xoghayihii Qorshaynta Wadani Cabdirashid Riya Raac , Xoghayihii Arimaha Gudaha Mustafe Qodax, Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga WADANI Oo Goor Dhaweyd Iscasilay Kanabaxay Xisbiga Wadani Sidaasina Waxay kusheegeen shir jaraa'id oo ay wada jir ugu qabteen goordhawed…

Read More »

Madaxweynihii Hore Masar Maxamed Mursi Oo Lagu Wado In Maalinta Ciida La Dilo iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:42:30
Dawlada wadanka Masar ayaa diyaarisay dilka lagu fulinaayo madaxweynihii xukunka laga tuuray ee wadankaasi Maxamed Mursi oo ay hore dawlada military-ga ahi ugu xukuntay dil .Wararka ayaa sheegaaya in la diyaariyey sidii loo del deli lahaa madaxweynaha ,iyada oo lagu beegaayo maalinta ciida ee fooda…

Read More »

"Dhiirigelinta Dhalinyaradu waa Mudnaan Muhiimad weyn leh"Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan .

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:39:52
Wasiirka wasaarada madxtooyada JSL Md: xirsi x cali xasan ayaa ka qayb galay tartan ciyaareed ka socday garoonka xawaadle ee magaalada hargaysa ,waxaana tartankaasi daawadayaal ka ahaa wasiirka madxtooyada wasiirka ciyaaraha wasiirka xidhiidhka golayaasha ,agasimah wasarada warfaafinta,xoghayha madaxwaynaha…

Read More »

Daawo:Xaruunta Agoomaha Hablaha Ah Ee Tabantaabo Oo Lagu Wareejiyay Dharkii Ciida

0 Visits: 931 | Wednesday July 15, 2015 - 15:37:00
Xaruunta Agoomaha Hablaha Ah Ee Tabantaabo Oo Lagu Wareejiyay Dharkii Ciida Iyo Shiikh Yuusuf Cabdi Cawad Oo Lagu Soo Hagaajiyay Kaalmo Loogu Talagalay Dad Jilicsan

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silaanyo oo Shacabka Somaliland Ka Tacsidayay Geeridii Ku Timi Fu,aad Aadan Cade

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:35:56
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa tacsi u diray ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan shacabka somaliland geeridii ku timi alle ha u naxariistee lataliyihii madaxwaynaha ee gobolada bari fuaad aadan cade .

Read More »

War Deg Deg ah:La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga Oo Cusbitaal Ku Yaala Turkiga Ku Geeriyooday

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:32:56
Allaah Haw u naxariistee La taliyihii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Arrimaha Bariga Fu'aad Aadan Cade ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday Cusbitaal Ku yaala Magaalada Istanbul ee carriga Turkiga. Geerida marxuumka ayaa waxa hadhwnaagnews u xaqiijiyay Xildhibaan Cabdqaadir Indho-indho,…

Read More »

Daawo Dawro Cilmiyeed Diiniya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Burco

0 Visits: 806 | Wednesday July 15, 2015 - 15:27:49
Dowro Cilmiyeed Diiniya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Dekada Caalamiga Ah Ee Dubai Oo Qayb Kamid gubatay

0 Visits: 662 | Tuesday July 14, 2015 - 15:26:41
Qaybo kamid ah dekeda caalamiga ah ee magaalada Dubai ayaa dab ka kacay ,kadib markii uu dabkaasi dhaliyey doon shixnad siday oo halkaasi taagnayd,waxaana gubatay doontaasi iyo kuwo kale oo ku ag xidhnaa.

Read More »

Daawo:Qaar kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Booqday Iyo Culimada Dalka Oo Booqday Ilme Yar Oo Madaxa Biyo Kaga Furmeen

0 Visits: 663 | Tuesday July 14, 2015 - 15:15:07
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta,Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Ay Weheliyaan Qaybo Kamida Culimada Somaliland Ayaa Maanta Booqday Ilme Yar Oo Madaxa Biyo Kaga Furmeen .Isla Markaasna Cawimo U Baahan

Read More »

Daawo:Qurbo Joog Deeq Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehegen Ee Magalada Burco

0 Visits: 640 | Tuesday July 14, 2015 - 14:43:19
Hargeysa(Afka)Qurbo Joog Deeq Ayaa Maanata Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehagen Ee Magalada Burco

Read More »

Wasiirka Diinta oo Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore ka galay Tartanka Jimciyatul Axbaab ee Qur'aanka Kariimka ah.

0 Visits: 759 | Tuesday July 14, 2015 - 14:35:15
Hargeysa(AFKA)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed iyo Culimada Jumciyadda Waxbarashada Diiniga ah iyo Xusaska Nebi Muxamed (C.S.W) ee Al-Axbaab, ayaa Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore u galay Arday ku tartantay Qur'aan Akhriska Ramadaanta…

Read More »