Wararka

Daawo: Amaanka Muqdisho Oo Aad Loo Adkeeyay Xiliga Habeenkii Maxaase Sababay?

0 Visits: 591 | Thursday July 02, 2015 - 16:51:43
Amaanka Caasimada Dalka Somaliya Ee Muqdisho Oo Aad Loo Adkeeyay Xiliga Habeenkii

Read More »

Dowlada Kenya Oo Qorshaynaysa Inay Qaadka Miirowga Gaadhsiiso Somaliland Maxaase Sababay?

0 Visits: 663 | Thursday July 02, 2015 - 16:42:41
Madaxweyne-xigeenka wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dawladooda oo adeegsanaysa diblomaasiyad ay ganacsiga jaadka Miirooga gaadhsiin doonto Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More »

Daawo Tartankii Quraanka Kariimka Ah Ee Gobolka Saaxil Ee Bisha Ramadaan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Abaal Marino Kala Duwan Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka GaLay

0 Thursday July 02, 2015 - 16:30:03
Berbera(AFKA)Tartankii Quraanka Kariimka Ah Ee Gobolka Saaxil Laguna Maamuusayay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Abaal Marino Kala Duwan Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Tartankii Quraanka Kariimka ah Ee Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Read More »

Daawo:Koobka Kubada Kolayga Ee Bisha Ramadan Oo Loogu Magac Daray Xoghayihii Hore Ee Ururka SOLJA Oo Hargeysa Ka Furmay.

0 Thursday July 02, 2015 - 16:02:19
Tartanka Kubadda Kolayga Oo Ka Furmay Garoonka Timacade Ee Magaalada Hargeysa

Read More »

XIsbiga Wadani Oo Xafiisyo Cusub Ka Furtay Degmooyin Kamida Gobolka Maroodijeex

0 Visits: 631 | Thursday July 02, 2015 - 15:57:42
XIsbiga Wadani Oo Xafiisyo Cusub Ka Furtay Degmooyinka 26-June Iyo Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo Bookhday Mashaariic Beero iyo Riigag Biyood isugu jira oo Hay'adda EWADA ka hirgelisay Degaano udhexeya Burco iyo sheekh

0 Visits: 840 | Thursday July 02, 2015 - 15:27:54
Wasiirka Qorshaynta Qaranka somaliland Dr. Sacada Ali Shire ayaa Bookhday Mashaariic isugu Jira Beero iyo Riigag Hay;ada Waddaniga ah ee EWADA ka hirgelisay Duleedka Waqooyi ee Magaalada Burco,

Read More »

Suldaan Xuseen X. Cabdi Oo Bogaadiyay Dib U Doorashadda Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoonbiya

0 Thursday July 02, 2015 - 15:21:34
Hargeysa(AFKA)Suldaan Xuseen X. Cabdi Cabdilaahi ayaa bogaadiyay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar oo Baarlamaanka dawlad deegaanku ay dib ugu doorteen markii labaad shanta sannadood ee fooda innagu soo haysa.

Read More »

Mareykanka Oo Si Rasmi Ah U Dalbaday In Loo Soo Gudbiyo Todobadii Nin Ee FIFA Ka Tirsanaa Ee Lagu Xidhay Switzerland.

0 Thursday July 02, 2015 - 14:46:36
Dowlada Mareykanka ayaa weydiisatay maamulka Switzerland inay u soo gudbiyeen todobadii nin ee ka tirsanaa madaxda FIFA ee lagu xiray magaalada Zurich bishii May, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay xafiiska cadaalada Switzerland.

Read More »

DAAWO Masuuliyiinta Madaxweyne Siilaanyo U Kala Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada Iyo Safiirka China Oo Ka Hadlay Magacaabidooda Maxayse Soo Kordhin Karaan

0 Visits: 775 | Thursday July 02, 2015 - 14:17:42
Hargeysa(AFKA)Masuuliyiinta Madaxweyne Siilaanyo U Kala Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibada Iyo Safiirka China Oo Ka Hadlay Magacaabidooda

Read More »

Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Dhaawac U Yaala Cusbitaalka Hargeysa Ka Dib Markii Ay Garaaceen Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Iyo Askarta Ilaalada U Ah Waran-Cadde

0 Visits: 677 | Thursday July 02, 2015 - 13:58:34
Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Dhaawac U Yaala Cusbitaalka Hargeysa Ka Dib Markii Ay Garaaceen Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Iyo Askarta Ilaalada U Ah Waran-Cadde

Read More »

Xildhibaan ka tirsan Dawladda Somalia oo lagu Xidhay magaaladda Boorama

0 Thursday July 02, 2015 - 13:51:21
Borame(Afka)Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabtay xildhibaan ka tirsan Dowladda Fadaraalka Somalia oo si qarsoodiya ku yimid Magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Read More »

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Widhwidh kana caydhiyey Maleshiyadka Khatumo oo halkaas kuso dhowaaday

0 Thursday July 02, 2015 - 08:17:27
Ciidamada Qaranka jamhuuriyada Somaliland ee ku sugnaa jiidda hore ee Gobolka Sool ayaa shalay gaadhay degmada Widhwidh ,

Read More »

"Qur'aanka Allaa Sharfay , Ardayda Laabta Ku Xafidayna In La Sharfo Qaran Ahaan Waa Inoo Sharaf" Wasiir Xirsi

0 Thursday July 02, 2015 - 08:10:20
Wasiirka oo qoraal kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay Shebekedda Xidhiidhka Bulshada ee Facebook-ga ayaa kaga dareen celiyey abaalmarinti madaxweynuhu siiyey xufaaddi tartanka quranka kaalmaha hore ka gashay waxaana uu qoraalkiisa ku yidhi sidan:

Read More »

Ban Ki-moon oo Somalia Ku Hanbalyeeyay Maalinta Xoriyadooda.

0 Thursday July 02, 2015 - 07:45:05
Ban Ki-moon ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabad loogu dabaal degayey 55-guuraddii ka soo wareegtay Maalinta Xornimada Somalia oo ku beegnayd shalay oo ay bisha Luulyo ahayd kow.

Read More »

Daawo:Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Halku Dhigyo Ka Hor Imanaaya Dhaqanka Iyo Diinta Oo Lagu Xardhay Boodhadhka Suuqyada Hargaysa.

0 Thursday July 02, 2015 - 07:33:10
Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Oo kamida culumada waawayn ee reer soomaaliland ayaa ka hadlay boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay...

Read More »

Petr Cech Oo U Jawaabay Taageerayaashii Chelsea Ee Dilka Ugu Hanjabay, Muxuuse Ka Yidhi ?

0 Wednesday July 01, 2015 - 17:07:21
London(AFKA)Petr Cech ayaa u jawaabay qaar kamid ah taageerayaasha Chelsea oo ugu hanjabay iney dili doonaan maadaama u kooxdooda ka doorbiday kooxda ay aadka u xifaaltamaan ee Arsenal.

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabileyoo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Jaaamacada Al -Azhar Ee Masar

0 Visits: 738 | Wednesday July 01, 2015 - 16:58:31
Gabiley(AFKA)Badhasaab gobolka gabiley mustafe cabdi ciise "mustafe shiine " oo uu waheliyo badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi Cali case oo Maanta wafti balaadhan oo ka socday Dalka masar ku soo dhaweeyey Gobolka Gabiley ,

Read More »

Daawo:Qaar Kamida Golaha Wasiirka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamula Gobolka Iyo Degmada Kana Hadlay Halka U Maraayo Mashruuc Biya Galinta Magaalada Burco

0 Wednesday July 01, 2015 - 15:54:38
Burco(AFKA)Qaar Kamida Golaha Wasiirka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maamula Gobolka Iyo Degmada Kana Hadlay Halka U Maraayo Mashruuc Biya Galinta Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Wasaarada Maaliyadda Gobolka Togdheer Oo Tacsi U Diray Sexdii Qof Ee Ku Dhintay Shilkii Baabur Axadii

0 Wednesday July 01, 2015 - 15:42:57
Burco(AFKA)Masuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee Gobolka Togdheer, ayaa Tacsi u diray Ehelada,Asxaabti iyo Guud ahaanba Qarankii ay ka baxeen 3dii Marxuum ee dhowaan shilka Baabuur ugu dhintay Duleedka Hargeysa.

Read More »

Daawo:Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Agab Ciyareed Ku Wareejiyay Kooxda Ku Ciyarta Magaca Wasaarada Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 928 | Wednesday July 01, 2015 - 15:34:35
Iyadoo Ahayd Sanad Guuradii Afraada Ee Kooxda Ku Ciyaarata Magac Wasaarada Duulista Iyo Hawada Ee Goblka Togdheer Ayaa Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Agab Ciyareed Ku Wareejiyay Kooxda

Read More »