Wararka

DaawSomaliland Waxay Awood U Leedahay Inay Saddexdooda Magaalo Saacad Gudeheed Ku Qabsado ,Iyaga Oo Halkaas Tuban".Xildhibaan Indho Indho.

0 Wednesday June 10, 2015 - 17:15:55
Somaliland Waxay Awood U Leedahay Inay Saddexdooda Magaalo Saacad Gudeheed Ku Qabsado ,Iyaga Oo Halkaas Tuban".Xildhibaan Indho Indho.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maraykanka Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa

0 Visits: 602 | Wednesday June 10, 2015 - 16:41:37
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Maraykanka Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Somaliland Waxaana Soo Dhaweenta Ka Qay Galay Masuuliyiin Sare Oo Katirsan Xisbu Xaakinka Kulmiye

Read More »

Daawo:Ganacsatada Khudaarta Ee Magaalada Muqdisho Oo Hoose Ka Ku Yime Maxaase Sababay?

0 Visits: 601 | Wednesday June 10, 2015 - 16:34:22
Muqdisho(AFKA)Ganacsatada Khudaarta Ee Magaalada Muqdisho Oo Hoose Ka Ku Yime Maxaase Sababay?

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Baanka Iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Magaalada Berbera KulanKu la yeeshay Ganacsatada Sarifka lacagaha qalaad iyo Wakiilada Xawaaladaha Si Hoose Lagu Dhigo Sixir Bararka

0 Wednesday June 10, 2015 - 16:13:54
Gudoomiyaha Baanka Somaliland Iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ayaa Maanata Magaalada Berbera KulanKu la yeeshay Ganacsatada Sarifka lacagaha qalaad iyo Wakiilada Xawaaladaha Si Hoose Lagu Dhigo Sixir Bararka

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland OO Xadhiga Ka Jaray Qalab Electronic Ah Dadka Xanuunsanaya Lagu Diiwan Galin Doon Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

0 Wednesday June 10, 2015 - 15:48:18
Wasiirka Caafimaadka Somlaialnd OO Xadhiga Ka Jaray Qalab Electronic Ah Dadka Xanuunsanaya Lagu Diiwan Glin Doon Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa

Read More »

Ahlusunna oo Shaaca Ka Qaaday Inay ka baxeen Magaalada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud -

0 Wednesday June 10, 2015 - 15:26:02
Ahlusunna Waljamaaca oo Axaddii aynu soo dhaafnay Dowladda Soomaaliya kala Wareegay Gacanta ku Haynta Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa kasoo horjeesatay baaqii Ergayga Qaramada Midoobay ee ahaa inay ka baxaan Degmadaas.

Read More »

War Deg Deg Ah:Waraabayaa Ku Soo Duulay Waqooyiga Laascaanood Oo Dad ku laayay

0 Visits: 768 | Wednesday June 10, 2015 - 14:49:47
Waraabayaal duullaan ah ayaa dad ku dileen halka lagu magcaabo Abbeesaleey oo qiyaastii 20-km ka badan Laascaanood kaga aadan dhinaca Waqooyi.

Read More »

Daawo:Taliyaha La'aanta Socdaalka Somaliland oo Ka Hadlay Dad Laga Cliyey Mahdaar Hargey sa U Dhashay Soamliya Waa Maxay Sabaabtu?

0 Wednesday June 10, 2015 - 14:42:58
Daawo:Taliyaha La'aanta Socdaalka Somaliland oo Ka Hadlay Dad Laga Cliyey Mahdaar Hargey sa U Dhashay Soamliya Waa Maxay Sabaabtu?

Read More »

Daawo: Dood kulul oo Tvga STAR TV Dhex Dhigay xukumadda, xisbiyada mucaaradka, iyo Guurtida

0 Wednesday June 10, 2015 - 08:38:21
Doodda Waxa ka Qaybqaadanaya Wasiirka Duulista Hawada, Maxamud Xashi Wasiirki hore arrimaha Gudaha DUUR, Xildhiban Indho indho iyo Muj Cali Gurey

Read More »

Daawo: Duqa Caasimadda oo amarro cusub iyo go'aano ka soo saaray Dadka Bixin waaya Cashuuraha

0 Wednesday June 10, 2015 - 08:13:55
Shir lagaga hadlayey nabadgalyada caasimadda iyo diwaangelin casriya oo lagu samaynayo guryaha Hargeysa ayaa Maanta lagu qabtey xarunta dawladda hoose ee Hargeysa.

Read More »

Madaxweynaha somaliland oo Dawladda Imaaraatka uga cawday saamayn dhaqaale xumo oo ay ku yeesheen dagaalada ka socda yemen, codsadayna in laga caawiyo kaalmaynta qaxootiga yemen

0 Wednesday June 10, 2015 - 07:52:34
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, ayaa idacadda VOA uga warramay waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxweynaha iyo dhaxal sugaha imaaratku

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada Somaliland Oo Kormeer Ku Gaadhey Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag

0 Wednesday June 10, 2015 - 07:43:40
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa kormeerkiisa ku maray Dugsiyo waxbarasho oo lagaga jiray Imtixaanadkii shahaadiga ahaa, isago la dardaramay ardaydii imtixaanadka kaga jirtay Degmooyinka, Ceel afweyn gar adag, iyo Yufle.

Read More »

Daawo Sawirada Taageerayaasha WADANI Ee Ottawa Oo Hadhimo Sharafeed La Yaab Leh Ku Maamuusay Marwo Faadumo Siciid

0 Tuesday June 09, 2015 - 19:33:44
Xaflad balaadhan oo loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa xalay Sheraton Hotel ee magaalada Ottawa Loogu sameeyay marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha siyaasada dibadda ee gudoomiyaha xisbiga Wadani. Xafladan oo ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha xisbiga WADANI ee magaalada Ottawa

Read More »

Daawo:Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Nabadeynta Ee Ka Socday Deegaanka Coodanle

0 Tuesday June 09, 2015 - 19:13:58
Shirkii Nabadeynta Deegaanka Qorilugud Iyo Buuhoodle Ee Ka Socday Coodanle Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Degmada Codanle Waxaana La Soo Saaray Go'aamo Adag Oo Labada Dhinacba U Dan Ah

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Dhismaha Jidka Laamiga Ah Ee Isku Xidha Dila Iyo Borame Oo Dhamaad Ku Dhaw

0 Tuesday June 09, 2015 - 19:02:00
Borame(Afka)Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Jidka Isku Xidha Degmada Dila Iyo Magaalada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Waxa Uu Sheegay Qiimaha Qaranka Ugu fadhiyo Jidkani Kaas Oo Isku Xidhi Doono

Read More »

Daawo:Guddomiye ku Xigeenka Kowaad Ee Wakiilada Somaliland Ayaa Soo Dhaweeyay Shirkii Nabadaynta Codanle Lagu Soo Gabagabeeyey

0 Tuesday June 09, 2015 - 18:36:47
Guddomiye ku Xigeenka Kowaad Ee Wakiilada Somaliland Ayaa Soo Dhaweeyay Shirkii Nabadaynta Codanle Lagu Soo Gabagabeeyey

Read More »

Daawo:Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Ayaa Ka Gaabsaday Khilaafadka Siyaasadee Ee Dhaliyey Muranka Doorashada

0 Tuesday June 09, 2015 - 18:26:35
Garyaqaanka Fuud Ee Somaliland Ayaa Ka Gaabsaday Khilaafadka Siyaasadee Ee Dhaliyey Muranka Doorashada

Read More »

War Deg Deg Ah:Ahlusunna oo Deegaano Cusub la Wareegtay iyo iska-horimaad ay la Galeen Ciidamada Dowladda Somaliya

0 Visits: 662 | Tuesday June 09, 2015 - 17:27:56
xoogag taabacsan Ahlusunna Waljameeca oo Maalin ka hor la Wareegay Magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa billaabay inay isku fidiyaan deegaanno ka tirsan Gobolkaas.

Read More »

"Filimaayo Inay Somalia Carqaladaynayso Heshiisyada Aanu Dal Ahaan U Galno Emaaradka"Wasiirka Madaxtooyada Somaliland,

0 Tuesday June 09, 2015 - 17:19:38
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Xukumadda Somaliland doonayso inay iskaashi fiican la samayso Imaaraadka Carabta

Read More »

Daawo:Hay'ada Ewada Oo Deeq Raashin Ah Gudoonsiiyey Qoysas Danyara Oo Ka Badan Boqol Qoys Ee Magaalada Burco

0 Visits: 739 | Tuesday June 09, 2015 - 17:02:14
Hay'ada Ewada Ayaa Deeq Raaashin Ah Gudoonsiiyey Qoysas Danyara Oo Ka Badan Boqol Qoys Ee Magaalda Burco

Read More »