Wararka

Daawo: Khudbadii Dr Adna Adan Oo Ka Jeedisay Daafurkii Shirkada Fly Dubai Oo Dalka Ka Hawl Galaysa Iyo Horumarka Ay Soo Kordhinayso

0 Tuesday June 09, 2015 - 16:33:09
Khudbadii Dr Adna Adan Oo Ka Jeedisay Daafurkii Shirkada Fly Dubai Oo Dalka Ka Hawl Galaysa Iyo Horumarka Ay Soo Kordhinayso

Read More »

Daawo:Wakaalada Biyaha Burco Iyo Shirkadda Cocola Oo Dhagax Dhigay Qaybtii ugu Danbaysay Mashruucii Biyo Ballaadhinta Xaafadda Koosaar

0 Tuesday June 09, 2015 - 16:25:10
Mashruucii Biyo Ballaadhinta Gobolka Togdheer ayaa Maanta Qaybtii ugu Danbaysay laga Fuliyey Xaafadda Koosaar ee magaalada Burco, Mashruucan oo ay maalgelintiisa lahayd Shirkadda Cocola oo kaashanaysa Wakaaladda Biyaha Burco ayay Bilowgiisii ka qaybgaleen Isuduwaha Wasaradda kHayraadka

Read More »

Daawo:Borama Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Ka Kooban Noocyo Kala Duwan Iyo Badhasaabka Awdal Oo Ka Hadlay

0 Tuesday June 09, 2015 - 16:22:08
Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Ka Kooban Noocyo Kala Duwan Iyo Badhasaabka Awdal Oo Ka Hadlay

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Guddomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Ayaa Kulan La Qaatay Gancsatda Gobolka Togdheer Si Sixir Barara Hoo Lagu Dhigo

0 Visits: 641 | Tuesday June 09, 2015 - 15:56:17
Burco(AFKA)Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wasiirudawlaha Waxbarashada iyo Guddomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa saaka ka Bilaabay Gobolka Shirar iyo kulamo ay la yeelanayaan Ganacsatada, Maamulka Gobolka iyo Degmada iyo weliba Qaybaha kala duwan ee Bulshada, kuwaaso ay kala hadlayeen ka qaybqaadashada

Read More »

DAAWO:Maareeyaha Guud Ee Shirkada Duulimaadyada Fly Dubai Oo Ka Hadlay Duulimaadyada Ay Ka Bilaabayaan Somaliland

0 Tuesday June 09, 2015 - 15:44:50
Maareeyaha Guud Ee Shirkada Duulimaadyada Fly Dubai Oo Ka Hadlay Duulimaadyada Ay Ka Bilaabayaan Somaliland

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah Furey Duulimaadyada Shirkada Fly Dubai Ay Somaliland Ka Bilaabayso

0 Tuesday June 09, 2015 - 15:40:52
Madaxweyne Ku Xigeenka Ayaa Maanata Daah Furey Duulimaadyada Shirkada Fly Dubai Ay Somaliland Ka Bilaabayso

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Cusbitaalada Magaalada Berbera

0 Tuesday June 09, 2015 - 15:32:57
Berbera(Afka)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Ayaa Maanata So Kormeeray Qaybaha Kala Duwan Ee Cusbitaalada Magaalada Berbera

Read More »

Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Ahlusunna Waljamaaca in ay isaga baxaan Dhuuso-mareeb

0 Tuesday June 09, 2015 - 15:30:04
Ergaygga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa warbixin uu caawa soo saaray uga hadlay qabsashadii degmada Dhuuso-mareeb ee xarunta Gobolka Galguduud oo Aroornimadii shalay ay la Wareegeen Xoogag taabacsan Ahlusunna Waljamaaca.

Read More »

Xisbiga UCID oo Beeniyey War ay warbaahintu ka Qortay Garowsadayna Inay Run ahayd Riwaayaddii Jawan iyo Sooran ka mataleen Warbaahinta

0 Tuesday June 09, 2015 - 12:44:09
Xoghayaha Warfaafinta Ucid Yuusuf Keyse Cabdillaahi, oo shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Xisbiga UCID ee Hargeysa, ayaa beeniyay in Jamaal Cali Xuseen ka tanaaulsay hankiisii musharaxnimo ee Xisbiga UCID

Read More »

"Ciidanka Kenya sababtii loo geliyay Somalia waxay ahayd in ..."

0 Tuesday June 09, 2015 - 12:38:55
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Kenya, Axmed Ibraahim Cabbaas oo laga soo doorto Deegaanka Ijaara ee Gobolka Waqooyi-bari-Kenya

Read More »

Beesha Caalamka oo Qoraal ka soo Saaray Khilaafka ka Dhex oogan Dawladda Somaliya iyo Maamulka Jubba land

0 Visits: 654 | Tuesday June 09, 2015 - 12:27:01
Qaramada Midoobay, Ururka IGAD, Hawlgalka AU-da ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub, Maraykanka iyo Britain Ingiriiska waxay soo dhaweynayaan horumarka illaa iyo hadda laga gaaray geedi-socodka maamul samaynta ee Jubba.

Read More »

War Deg Deg Ah:Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Qaar ka mid ah Xilalkii loo kala Bedelay

0 Tuesday June 09, 2015 - 12:24:00
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa is-bedel ku sameeyay Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, iyadoo Tallaabadan ay Tahay tii ugu horreysay ee la isugu bedelo guddoomiyeyaal degmo.

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Waaxaha Sharciga Iyo Garsoorka Ku Eedeeyey Khilaafka Dadka Ee Dhimashada Keena

0 Tuesday June 09, 2015 - 11:39:18
Hargeysa(Afka)Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland ayaa maxkamadaha iyo xeer ilaalinta sharciga ku eedeeyey inay iyagu ka dambeeyaan khilaafka dadka ee dhimashada keena,iyo muranka dhul ee khasaaraha geyst

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xaalada Xasbiyada Dalka

0 Tuesday June 09, 2015 - 11:35:15
Hargeysa(AFKA)Saldhigyada Somaliland ayaa ah kuwo burbur iyo baaba'a ku dhow,iyada oo ay ka muuqato dayac xoogan ,waxaana arrintaasi qaylo dhaan ka muujiyey ciidamada Asluubta Somaliland saraakiishooda,waxaanay arrintani noqonaysaa ceeb dul hoganaysa wasaaradda Cadaalada Somaliland iyo xukumada…

Read More »

Daawo:Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Ka Warantay Halka Ay Marayaan Hawlihii Lagu Hagaajinayey Bilicda Magaaladaasi.

0 Tuesday June 09, 2015 - 08:35:52
isla markaana u mahadnaqay shacbigu sida ay ula shaqeeyeen iyo Sida ay Had iyo jeer Ula Barbar Tagan Yahiin

Read More »

Amiirka Imaaraadka Carabta Xukuma Sheekh Maxamed bin Zayed al-Nahyan Oo Qaabiley Madaxwaynaha S/Land

0 Tuesday June 09, 2015 - 08:34:33
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany), Madaxwaynaha Somaliland oo maalintii labaad ku sugan dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta, ayaa isaga iyo weftigiisu waxay maanta la kulmeen Amiirka dalkaasi, Sheekh Maxamed bin Zayed al-Nahyan.

Read More »

Maamulka Shabakada Caalimaga Ee Afkashacabka Oo Ka Digay In La Adeegsado Magaca Shabakada Iyada Oo La Adeegsanayo Warbaahin Kale

0 Monday June 08, 2015 - 22:26:50
Maamulka Shabakada Afkashacabka Oo Warsaxafadeed Caawa Soo Saaray Ayaa Ka Hadlay Xubno Wariyayaaaa Oo Ku Hawlan Soosarida Warbaahin Lamagaca Shabakada

Read More »

DAAWO: Marwo Hinda Jamac oo Jilayaasha iyo Bahda Fanka uga Digtay Ceebaynta Waraahinta Madaxa Bannaan

0 Monday June 08, 2015 - 16:55:06
Marwo Hinda Jamac oo ka mida masuliyinta Xisbiga wadani oo daba socota Riwaayad ay dhowaan magaalada berbera ku dhigeen jilayaasha jawan iyo sooraan ayaa shirjaraaid saka kaga warrantay Doorkii waraabahintu ku lahay aasaaskii qaranimada somaliland

Read More »

Daawo: Nuxurka Qudbadii Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Jeediyay Gudomiyihi Hore Maxkamada Sare

0 Monday June 08, 2015 - 16:48:08
Hargeysa(Afka)Gudoomiyihii Hore Maxkamada Sare Somaliland Ayaa Maanta Xilkii Ku Wareejiyey Gudoomiyha Cusb Waxaa Munaasibadaas Xil Wareejinta Ka Jeediyey Qudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa

Read More »

Daawo:Gudomiye Ciro Oo Gudoomiyaha Maxkamada Cusub U Sheegay In Uu Wakhti Adag Ku Soo Beegmay

0 Monday June 08, 2015 - 16:42:15
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddomiyaha Xisbiga WADDANI ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee maxkamada sare in uu waqtigani yahay waqti adag oo uu kusoo beegmay.

Read More »