New York(Afka)- Laba Nin oo Maxaabiis ah ayaa ka baxsaday shalay oo ahayd sabti Jeelka wayn ee magaalada New York ee dalka maraykanka. Labadaas nin oo lagu magacaabo Richard Matt, 48, and David Sweat, 34 ayaa la sheegay inay u xidhnaayeey Kiis Dilal ah , waxaanay ku baxsadeen oo ay qodeen darbiga adag…
Read More »