Wararka

Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Shaaciyay Inay Ogoladeen Shan Casho Oo Xabad Joojin Ah

0 Monday May 11, 2015 - 07:42:48
Xuutiyiinta Yemen ayaa aqbalay xabad joojin shan maalmood ah oo ka bilaabaneysa maalinta Talaadada, kadib markii Xulafada uu Sacuudiga hogaamiyo ay ku baaqeen xabad joojin, si gar gaar bani'aadanimo loo gaarsiiyo dalkaas.

Read More »

Daawo: U Diyaar Garowga Xuska Maalinta Qaranka Somalialnd Oo Si Balaadhan Dareemay Magaalada Burco

0 Monday May 11, 2015 - 07:31:09
Waxa Magaalada Burco Ka Socda Diyaar Garow Balaadhan OO Maalinta Qaranka Somaliland Xuska 18-May Badhasaab kuxigeenka Gobolka togdheer ayaa shacabka ugu baaqay nabad galyada ilaahadaan inta maalinta qaran

Read More »

Madaxweynihii hore Turkiga oo Geeriyooday

0 Sunday May 10, 2015 - 09:40:44
Madaxweynihii hore ee Turkiga, Kenan Evren, kaas oo ahaa ninkii hogaaminaayay afgenbi dhiig badan ku daatay oo

Read More »

"Anigu Haddaad Diidaan Go'aankayagaas, Somaliland Waan ka tegayaa, Ma Doonayo inaan ka Qaybgalo Qaska soo Socda, Waxa Dhacaya iyo Waxa soo Socdana Waan ogahay" Eng Faysal Ali Warabe

0 Sunday May 10, 2015 - 09:25:38
Eng Faysal Ali warabe oo khudbad Xaasaasi ah u jeediyey Golaha Guurtida, kuna Duray Guddomiye Cirro isagoo Talo na u soo jeediyey Guurtida, kuna baaqay inay Qaranka u hiiliyaan, Waxa uu tilmaamay inu yahay Siyaasiga ugu Dheefta yar siyaasinta Dalka, haddana uu maalin walba Ceebayn kala kulmo siyaasinta…

Read More »

Xukumada Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Dirtay David Cameron Oo Mar Kale Ku Guulaystay Doorashadii Ingiriiska

0 Sunday May 10, 2015 - 09:20:11
Xukuumadda Somaliland ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay Raysal wasaaraha dalka Britain David Cameron, oo dib loo soo doortay markii labaad ka dib markii

Read More »

Guddomiye Cirro oo ka Hadlay Go'aankii Saddexda Xisbi Qaran ee uu ka Baxay

0 Sunday May 10, 2015 - 09:15:31
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaaahi (Cirro), ayaa dhankiisa ka Hadlay

Read More »

Xoghayihii Guud ee Xisbigii Burburay ee UDUB oo Muddo Dheer kadib Warbahinta ka Soo Muuqday Kana Hadlay Diidmadii Cirro ee Go'aanka Xisbiyada Qaranka

0 Sunday May 10, 2015 - 09:11:10
Xoghayihii Xisbigii Burburay ee UDUB Jaamac Yaadin Faarax (Jug Soo Dhacay) ayaa sheegay in diidmada Guddoomiyaha

Read More »

"Madaxtinimo maaha in Heshiiska lagaa Baxaa..." Muj Muse Bixi Cabdi

0 Visits: 1004 | Sunday May 10, 2015 - 09:01:54
Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay fashilaadda ku timi kulan Saddexa Xisbi-qaran doonayeen ..

Read More »

Shirweynihii Labaad Ee Ururka Suxufiyiinta Bariga Iyo Badhtamaha Somaliland SECJA Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeyey Magaalda Berbera

0 Visits: 1381 | Saturday May 09, 2015 - 18:18:53
Berbera(AFKA)_Waxa maanta si rasmi ah Usoo Gababagaysamay Shirki Uga Socanayay Magalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Ururka Saxafiyinta Ee Bariga iyo Bartamaha Somaliland ee SECJA Kaasi Oo Laga Tashanayay Xeer Hosaadka Ururku Yeelanayo Iyo Sideed Xubnood Oo Loo Dortay Hogaanka Fulinta ee Ururkaasi,

Read More »

Al-shabaab oo sheegatay Mas'uuliyada dilka Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Puntland

0 Saturday May 09, 2015 - 18:11:57
Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda dilkii Xildhibaan, Siciid Xuseen Nuur oo ka tirsanaa baarlmaanka Puntland, kaasoo ay kooxo hubeysan xalay ku toogteen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Read More »

Raisul wasaaraha Somalia oo Maanta Barlamaanka ka Hor-jeediyay Barnaamijka Xukuumadiisa SAWIRRO

0 Saturday May 09, 2015 - 18:06:48
Ra'iisul Wasaaraha Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali oo ay wehliyaan ra'iisul wasaare ku-xigeenkisa iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ayaa maanta Hor-tagay Golaha Baarlamaanka si uu uga Hor-jeediyo Barnaamijka Xukuumadda, isagoo faahfaahin ka bixiyay Qorshayaasha horyaala Xukuumaddiisa.

Read More »

DAAWO Dowlada Itobiya Oo Markii U Horaysay Ka Dhawaajisay Inay Danteedu Ku Jirto Midnimada Somaliya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Go,Aan Kan Ku Dhawaaqay

0 Saturday May 09, 2015 - 18:00:35
Dowlada Itobiya Oo Markii U Horaysay Ka Dhawaajisay Inay Danteedu Ku Jirto Midnimada Somaliya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Oo Go,Aan Kan Ku Dhawaaqay "Waa inaynu nidhaahnaa Soomaaliya ha noolaato oo ha-israacdo, waayo?

Read More »

Daawo: Xafiis Maxkamadeed Cusub oo laga Furay Degmada Qorulugud iyo Garsoore Cusub oo loo So magacaabay

0 Saturday May 09, 2015 - 15:03:59
Guddomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Togdheer Husein Aw Diiriye iyo Wefti uu hogaaminayo oo ka kooban Garsoorayasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Togdheer ayaa Xafiis Cusub ka furay Degmada Qorlugud,

Read More »

Saddexda Xisbi Qaran oo Go'aan wada jir ah ka soo Saaray Muddo kordhinta Xukuumadda una Gudbiyey Guddomiyaha Guurtida

0 Saturday May 09, 2015 - 11:09:07
Madaxda saddexda xisbi qaran ee Somaliland, KULMIYE, UCID Iyo WADDANI Iyo Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa isla qaatay in ...

Read More »

Kerry oo Guusha uu Doorashada ka Gaadhay ku hambalyeeyay David Cameron

0 Saturday May 09, 2015 - 09:31:45
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa u hambalyeeyay David Cameron oo xisbigiisa Conservative-ka ay guul weyn ka gaareen doorashada UK.

Read More »

Daawo: Weriye Turkey ah oo Barnaamij Xiiso Badan ka Diyaariyey Somaliland

0 Saturday May 09, 2015 - 08:38:33
Weriye ka socday Tv laga lee yahay dalka Turkiga ayaa ka diyaariyey Somaliland Barnaamij aad u xiiso badan,kaas oo uu ku maray socdaalkiisa dhul badan oo Somaliland kamid ah.

Read More »

Daawo: Macalimmiin ka socotay 11 Kulliyadood oo ka mid ah Kulliyadaha Jamacadda Gollis oo Tababar loogu soo Xidhay Hargeysa

0 Saturday May 09, 2015 - 08:29:21
Macalimiinta Jaamacadda Gollis ayaa maanta loo soo gebo gebeeyey tabobar loo qabtay oo maalimihii ugu dambeeyey ka socday isla jaamacadaasi.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland iyo Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Lacagta ee Itobiya oo kulan ku yeshay Addis ababa

0 Saturday May 09, 2015 - 08:17:42
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis, oo....

Read More »

Daawo: Biriij isku xidhaya Hargeysa iyo Oodweyne oo Xadhiga laga jaray

0 Saturday May 09, 2015 - 08:06:08
Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa hirgelisay biriij isku xidhaya gobolka Maroodi-jeex iyo Oodweyne, kaasi oo iska kaashadeen hay'adaha ku mideysan mashruuca JPLG.

Read More »

Shabaab Oo Shaacisay Inay Dileen Sarkaalkii Hagi Jirey Diyaaradaha Maraykanka ee Ugaadhsiga Ku Haya Hoggaamiyayaashooda 0

0 Saturday May 09, 2015 - 00:50:11
Muqdisho(AFKA)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa shaaciyey shaqada uu hayey sarkaal katirsanaa Nabad-sugidda somalia oo ay xalay ku dileen Xaafadda Tawfiiq ee Magaalada Muqdisho.

Read More »