Wararka

Kooxo hubeysan ayaa maanta Xaafadda Nasteexo ee dagmada Wadajir ku dilay guddoomiye ku xigeenkii dhinaca amniga dagmadaasi C/fitaax Barre Guure.

0 Thursday May 07, 2015 - 13:01:41
Kooxo hubeysan ayaa maanta Xaafadda Nasteexo ee dagmada Wadajir ku dilay guddoomiye ku xigeenkii dhinaca amniga dagmadaasi C/fitaax Barre Guure.Guddoomiye ku xigeenka ayaa Saakay xiligii la dilayay waxa uu ka soo baxay gurigiisa, waxana isagoo maraya waddo ku dhaw isla xaafadda uu daggan yahay lagu…

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Sheegtay In Boqolaal Ka Tirsan Dagaalyahanada Isis Inay Ka Soo Degeen Dekedaha Berbera Iyo Boosaaso.

0 Thursday May 07, 2015 - 13:01:31
Dawladda Maraykanka, ayaa shaacisay in kooxo argagixiso iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-qaacida oo ka qaxay dagaalada ka socda dalka Yemen ay gaadheen Somaliland iyo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka, ayaa faafiyey shalay in dagaalyahanno ka tirsan Al-qaaciida…

Read More »

40-Qof Oo Ku Dhintay Magaalada Cadan Kadib Markii Doon Siday Qaxoonti Uu Ku Dhacay Gantaal Duqaymaha Cirka Ah.

0 Thursday May 07, 2015 - 13:01:27
Ugu yaraan 120 ruux oo ay ku jiraan 40 ruux oo saarnaa doon qaxooti siday ayaa ku dhimatay duqeyn iyo dagaal xoog leh oo ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Cadan.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guryahooda Ku Booqday Odayaal Magac Ku Leh Somaliland

0 Thursday May 07, 2015 - 13:01:13
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guryahooda ku booqday saddex oday oo qaranka magac iyo taariikh weyn ku leh oo xannuunsanaya gelinkii dambe ee maanta.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Duleedka Caasimadda SUDAN Ee Khartoum.

0 Thursday May 07, 2015 - 12:51:50
Qarax ayaa laga maqlay goob ciidan oo ku taal dibadda xarunta Suudan ee Khartuum.

Read More »

Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Khasaaraha Deegaanka ay ku hayso Dhuxushu

0 Thursday May 07, 2015 - 12:51:41
Wasiirka Horumarinta Deegaanka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in ay dhuxushu ay khasaare laxaad leh ku hayso deegaanka.

Read More »

Daawo Muuqaal: Mujaahid Xasan Guure oo ka hadlay taariikhdiisa, Siyaasada Iyo Xaalada Ay Somaliland Ku Sugan Tahay

0 Thursday May 07, 2015 - 12:51:40
Mujaahid Xasan Guure oo ka hadlay taariikhdiisa, Siyaasada Iyo Xaalada Ay Somaliland Ku Sugan Tahay -

Read More »

Daawo :Wasiirka Khayraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Kormeer ku soo maray Fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Magaalada Taleex

0 Thursday May 07, 2015 - 12:51:30
Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Kormeer ku soo maray Fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Magaalada Taleex

Read More »

Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:51
Dawladda Yemen Oo Dawladaha Calamka Ka Codsatay Ciidamo Shisheeye.

Read More »

Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabmatay 20 Minit Kahor

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:46
Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabaneyso 7-da aroornimo ee Britain oo ku beegan 9 barqanimo ee saacadda geeska Afrika. In ay codkooda dhiibtaan Waxaa isu diiwaan galiyay kontan milyan oo ruux Codbixintana waxaa la soo xidhi doonnaa 9-ka…

Read More »

Wasiir Cadami Oo Soo Jeediyay In Lagu Wada Qanco Go'aanka Ka Soo Baxa Golaha Guurtida

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:40
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu dalka marayo, arinta xaasisiga ah ee ku saabsan muddo kordhinta Xukuumadda, Guddida Golaha Guurtida ee loo xilsaaray iyo waxa uu ka rajaynayo.

Read More »

Shirkadaha Ballore Iyo Dubai World Oo Aan Weli Ku Kala Bixin Dekedda Berbera Iyo Laba Shirkadood Oo Sucuudi Iyo Kuwait Ah Oo Ku Soo Biiray

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:36
Geesta kale shirkadda Faransiiska ah ee Bollore Group oo muddo 7 sannadood ah dedaal ugu jirta helitaanka mashruuca maamulidda dekedda Berbera

Read More »

Jilaa Caan Ah Oo Lagu Xukumay 5 Sano Oo Xadhig Ah Iyo Dambiga Lagu Helay.

0 Thursday May 07, 2015 - 12:43:16
Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiya, Salman Khan, ayaa lagu xukumay shan sano kadib markii lagu helay dambi ah inuu gaadhi isagoo cabsan ku dilay nin darbi jiif ahaa.

Read More »

Mareykanka oo Hogaamiyeyaal Daacish ka tirsan dul-dhigay Malaayiin doollar oo Abaalmarin ah

0 Thursday May 07, 2015 - 08:51:36
Dowladda Marekanka ayaa afar ka mid ah mas'uuliyiinta sare ee Daacish dul-dhigtay lacago malaayiin doollar ah, si ay u hesho xogtooda, iyadoo sheegtay in ciddii warbixinno ka keenta mas'uuliyiintan la siinayo abaal-marinta lacageed.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maayirka Boorame Oo Ka Hadlay Hawl Galo Banayn Ah Oo Laga Fuliyay Boorame

0 Visits: 598 | Wednesday May 06, 2015 - 16:54:24
Maayirka magaalada borame ayaa maanta faafahin ka bixiyey hawl galo ay ku fuliyeey wadooyin xidhnaa oo la furay

Read More »

Guddoomiyhii Guddiga Madaxa-banaan ee dib u eegista Dastuurka Somalia oo Maanta Is-casishay

0 Wednesday May 06, 2015 - 16:41:10
Gaalkacyo(Afka)Caasho Geelle Diiriye oo ahayd guddoomiyihii guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegsta Dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kaga dhawaaqday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug inay iska casishay xilka.

Read More »

War Deg Deg AH:Doon Sida Dad Qaxoonti Ah Oo Soo Gaadhey Magaalada Berbera.

0 Visits: 594 | Wednesday May 06, 2015 - 16:10:17
Dooni Siday Dad Qaxooti Ah Ayaa Goor Dhaweed Ku soo xidhatay Dakada calaamiga ah ee berbera Maamulka degmada Berbera Ayaa Qaxootigan Ku soo dhaweyye Magaalada Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv;Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Waramay Kulan Ay La Qaateen Golaha Guurtidda

0 Wednesday May 06, 2015 - 16:05:35
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Waramay Kulan Ay La Qaateen Golaha Guurtidda

Read More »

Daawo Gud.Xisbiga Wadani Ee G/Awdal Oo Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan ku Eedeeyay Mamulka Gobolka iyo ka Deg Borama

0 Visits: 556 | Wednesday May 06, 2015 - 15:49:33
Borama(Afka)Gudoomiyaha xisbiga wadani ee Gobolka Awdal mudne Cabdikariin Maal ayaa ku eedeeyay Musuq-maasuq iyo Maamul xumo Baahsan maamulka Gobolka iyo kan degmada Boorama,waxa kale uu Gudoomiyahu sheegay inay dayn la ciir ciirayso dawlada hoose ee degmada boorama sidoo kalena waxa uu uga digay golaha…

Read More »

Daawo Afkashaacbka Tv: Gudiga Dabagalka Hantidda Qaranka Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland

0 Wednesday May 06, 2015 - 15:43:34
Hargeysa(Afka)Gudoomiye Ku-xigeenka Guddi hoosaadka ilaalinta hantida Qaranka Md. Cabdiqaadir Jibriil Xaamud,ayaa warbaahinta tafaasiil ka siiyay kulanka dhex maray iyaga iyo Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga.

Read More »