Wararka

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Warbixiyey Waxyaalihii U Qabsoomay Mudadii Yarayd Ee HogaaUrurka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Warbixiyey Waxyaalihii U Qabsoomay Mudadii Yarayd Ee Hogaamada Cusubi Is Bedeleen.mada Cusubi Is Bedeleen.

0 Visits: 650 | Sunday February 08, 2015 - 23:15:23
ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaalihii u qabsoomay mudadii yarayd ee ay xilka hayeen.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Dhanbaal Tacsi U Diray Marxuum Saleebaan Xasan Cawad (Cube) Oo London Ku Geeriyooday.

0 Visits: 900 | Sunday February 08, 2015 - 23:09:12
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhanbaal Tacsi ah u diray geerida ku timi Marxuum Saleebaan Xasan Cawad oo London ku geeriyooday, sida lagu sheegay dhanbaalkaas oo nuqu kamid ah lasoo gaadhsiiyay Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com, kaas oo u dhignaa sidan.

Read More »

Taliyaha Guud Ee Laanta Socdaalka Somaliland Oo Tababar Aqooneed U Furey Ciidanla Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley Ee Fadhigiisu Yahay Tog-Wajaale Swiro/Muqaal

0 Visits: 1341 | Sunday February 08, 2015 - 23:01:44
Kulan Aqooneedkan oo socon doona mudo Toban Caanamaal ah ayaa waxaa lagu baran doonaa mudada uu socdo khibrado iyo aqoon korodhsi ku sahabsan siyaalaha

Read More »

"Wakhtiga Doorashada La Qabanayo Xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Wadani Kama Godo, "......Muuse Biixi.

0 Visits: 853 | Sunday February 08, 2015 - 22:58:47
"Wakhtiga Doorashada La Qabanayo Xisbiyada Kulmiye, Ucid iyo Wadani Kama Godo, "......Muuse Biixi.

Read More »

Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Shaacisay Inay Dhiiri Galinayso Haween Garsoorayaal Noqda Iyo Culimada Oo Ka Jawaabtay.

0 Visits: 740 | Sunday February 08, 2015 - 22:57:19
Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland oo kaashanaysa hay'ad fadhigeedu yahay magaalada Oslo ee dalka Norway oo lagu magacaabo NORAD, ayaa ku hawlan sidii maxkamadaha dalka looga hawl-galin lahaa Garsooreyaal Dumar ah, iyada oo qorshahan ay dhiirrigelinayso hay'adda NORAD.

Read More »

Shirkadaha Diyaaradaha Ee Daalo Iyo Jubba Oo Si Rasmi Ah U Midoobay

0 Visits: 818 | Sunday February 08, 2015 - 22:54:40
Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen masuuliyiinta shirkadaha diyaaradaha ee Daalo Airlines iyo Jubba Airways ayey ku shaaciyeen mideynta labada shirkadood iyo sidoo kale adeegyada shirkadahan oo adeegyo duulimaad oo kala duwan ka sameeya qaybo badan oo ka mid ah dunida.

Read More »

Xildhibaan Dhugad Oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Goor Dhawayd Geeriyooday

0 Visits: 622 | Sunday February 08, 2015 - 22:47:12
Xildhibaan Dhugad Oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Goor Dhawayd Geeriyooday

Read More »

Duqa caasimadda Hargeysa oo wareegto ka soo saaray in guryaha hortoodda iyo wadooyinka lagu xidho Laydhadh ka qayqaata bilicda amniga magaaladda

0 Visits: 679 | Sunday February 08, 2015 - 22:43:35
Duqa caasimadda Hargeysa ayaa degreeto ka soo saaray Nolaynta caasimadda iyo kor u qaadida amniga iyo bilicdda magaaladda.

Read More »

Maxaa laga Filan karaa kulanka Maalinta berri ah codka kalsonida loogu Qaadayo Xukuumada R/wasaare Cumar C/rashiid

0 Visits: 578 | Sunday February 08, 2015 - 22:00:21
Xildhibaanada qaar ee ka tirsan Baarlamaanka Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa weli ku adkeysanaaya inaysan suuragali doonin meel marinta Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Somalia.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Xildhibaan Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad).

0 Visits: 635 | Sunday February 08, 2015 - 21:49:57
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golaha Guurtida, Golaha Wakiilada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum Xildhibaan Cabdilaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo ku geeriyooday…

Read More »

Qarax uu hal nin ku dhintay ooGoor dhaweeed ka dhacay meel ku dhow Isgoyska Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 723 | Sunday February 08, 2015 - 21:26:50
Qarax xoogan, ayaa wuxuu goor dhow ka dhacay inta u dhaxeyso Isgoyska Hawlwadaag iyo Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom. Qaraxaasi waxaa lagu weeraray Shaqaalaha Turkiga oo dhismo ka wado wadadaasi.

Read More »

Caaqil Sharmaake Oo Ka Hadlay Arimo Badan Bogadiyayna Waxqabadka Wasirka Caafimadka + Habalyana Udiray Badhasabka Gobolka Sanaag Iyo Ku Xiganka Gobolka Togdheer Ee Cusub

0 Visits: 831 | Sunday February 08, 2015 - 20:53:46
Burco(AFKA)_Caaqil Sharmaake Caaqil Ibraahim Oo Ka Mida Saladinta Gobolka Togdheer Oo Manta Shir Jar Iid Ku Qabtay Magalada Burco Aayaa Tageeray Waxqbadka Xukamada Iyo Isku Shadhayntii Xalay Ee Uu Is Badalka Ku Samayay Badhasabada Iyo Ku Xigeenada Gobolalada Dalka Waxana Uu Ku Bogaadiayay Sida Uu Hadba…

Read More »

Dowladda Somalia oo sheegtay in la baadhayo gaadiidka ka howlgala Muqdisho

0 Visits: 585 | Sunday February 08, 2015 - 17:17:20
Wasaaradda gaadiidka Somalia ayaa sheegtay maanta inay billowday hubinta gaadiidka waddooyinka Muqdisho mara; kuwaasoo ay sheegtay in darawallada intooda badan aysan haysan warqaddda milkiyadda gaadiidka ay wataan.

Read More »

Final Cup: Ivory Coast iyo Ghana oo Caawa isku dheggen iyo Ammaanka oo la Adkeeyay

0 Visits: 552 | Sunday February 08, 2015 - 16:43:08
Ammaanka garoonka ay ka dhacayso ciyaarta kama-dambeysta ah ee Koobka Qaramada Afrika oo caawa dhex-mari doonto xulalka Ghana iyo Ivory Coast, kuwaasoo u soo finalka koobka Afrika.

Read More »

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia oo Mooshin ka gudbiyay Gudoomiye Jawaari

0 Visits: 543 | Sunday February 08, 2015 - 16:17:38
Maalinta berri ah oo lagu wado in xukuumadda uu soo magacaabay Ra'iisul wasaare Sharma'arke la hor-geeyo golaha shacabka si codka kalsoonida loogu qaadayo; ayaa waxaa mooshin ku saleysan inaanu shirkaas guddoomin karin afhayeenka baarlmaanka, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ka gudbiyay xildhibaanno…

Read More »

Dowladda Eritrea oo lagu eedeeyay inay wiiqayso xasiloonida dalalka gobolka

0 Visits: 636 | Sunday February 08, 2015 - 16:03:12
Xukuumadaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa ku eedeeyay xukuumadda Eritrea inay wiiqayso xasilloonida iyo deggenaashaha gobolka Bariga Afrika.

Read More »

Al-shabaab oo sheegatay Mas'uuliyada weerarkii xalay lagu qaaday Magaalada Boosaaso

0 Visits: 541 | Sunday February 08, 2015 - 15:52:44
Xarkada Al-shabaab ayaa sheegay weerar xalay lagu qaaday degmada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada maamulka Puntland.

Read More »

Daawo Oo Ha Qoslin Qaybtii Labadee Filmkii Maxaa Kaa Qaldan Soo Saaristii BILDA FILMS and Socayo Band

0 Sunday February 08, 2015 - 12:48:15
Daawo Oo Ha Qoslin Qaybtii Labadee Filmkii Maxaa Kaa Qaldan Soo Saaristii BILDA FILMS and Socayo Band

Read More »

Guddiga doorashooyinka dalka Nigeria ayaa shaaciyay in Doorashdii Madaxtinimada Dalkaas Oo Dib Loo Dhigay

0 Visits: 739 | Sunday February 08, 2015 - 10:44:51
Guddiga doorashooyinka dalka Nigeria ayaa shaaciyay in doorashadii la filayay in ay dalkaasi ka dhacdo Sabtida soo socota, haatan dib loo dhigay muddo lix todobaad ah.

Read More »

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Digniin U Diray Xuutiyiinta La Wareegay Awooda Dalka Yemen.

0 Visits: 893 | Sunday February 08, 2015 - 09:45:43
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu talaabooyin dheeraad ah ka qaado

Read More »