Wararka

Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo wefti uu hogaminayo oo Booqasho Ku Tagay Jamhuuriyadda Jabuuti.

0 Visits: 636 | Sunday February 08, 2015 - 09:40:14
Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku tagay waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti,

Read More »

War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandheeyay badhasaabada Gobolada dalka

0 Visits: 949 | Saturday February 07, 2015 - 23:32:49
halkan hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan

Read More »

"Xukuumadda Waxaanu Leenahay Maalinta Xilku Ka Dhamaado Ma Aqoonsanin, Qofku Haduu Xilka Ku Fashilmo Abaal Gud Lama Siiyo."... Jamaal Cali Xuseen.-

0 Visits: 659 | Saturday February 07, 2015 - 23:05:28
Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in haddii madaxwayne Siilaanyo uu doorasho qaban waayo marka ay dhamaato muddo xileedkiisu in ay samayn doonaan dawlad wadaaga.

Read More »

Wadanka Turkiga Oo Iskaga Baxay Shir Lagaga Hadlaayay Amaanka Bariga Dhexe iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Visits: 678 | Saturday February 07, 2015 - 23:04:24
Mr Mevlut Cavusoglu ayaa saxaafadda u sheegay in uu ka baxay shirka markii loo yeedhay xubno matalaya Dawladda Yuhuuda in ay ka qaybgalaan shirka oo lagu soo hadal qaaday arrimaha Bariga dhexe.

Read More »

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaatay Madaxweynayaasha Madax Goboleedyada Jubland Iyo Koonfur Galbeed +SAWIRO-

0 Visits: 862 | Saturday February 07, 2015 - 23:00:04
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si wadajir ah kulan ula qaatay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed

Read More »

Daawo: Madax Dhaqmeedka Soomaliland Oo Tageeray Wax Qabadka Xukuumadda Somaliland

0 Visits: 600 | Saturday February 07, 2015 - 22:56:21
Madax dhaqameedka JSL oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa si balaadhan u bogaadiyey waxqabadka muuqda ee ay Wasaaradda Caafimaadku ka hirgelisay Gobolada iyo Degmooyinka Dalka iyo kaalinta uu Wasiirka caafimaadku ka qaatay maamul daadejinta Gobolada Bari ee S/Land.

Read More »

Daawo:Carwo Cusub Oo Lagu Qabtay Magaalada Boorame iyo Wasiiro Ka Qaybgalay

0 Visits: 571 | Saturday February 07, 2015 - 22:51:50
Waxa maanta laga furay magaalada Borame carwo ganacsiyeed cusub ,taas oo ay kasoo qayb galeen ganacsato badan oo kala duwan.

Read More »

Wasiirka caafimaadka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Qayb Lagu korshiyey cisbitaalka TB-DA Hargeysa

0 Visits: 549 | Saturday February 07, 2015 - 18:19:34
Wasiirka caafimaadka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad LAGU korshiyey cisbitaalka TB-DA Hargeysa

Read More »

War Deg Deg Ah Wariye Siraaji Yuusuf Sugaal OO ka hawl gala vIdaacadda Kulmiye lagu dhaawacay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 622 | Saturday February 07, 2015 - 18:08:59
Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa guur-dhow lagu dhaawacay wariye, Siraaji Yuusuf Sugaal oo ahaa wariyihii uga soo warrami jiray magaaladaas Idaacadda Kulmiye oo xarunteedu tahay Muqdisho.

Read More »

WADANI & UCID oo Xukuumada Somaliland uga Digay in ay Xilliga Kordhin

0 Visits: 631 | Saturday February 07, 2015 - 17:29:53
Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku saxiixday heshiis iskaashi ah, iyagoo xukuumadda uga digay inay sameysato muddo kororsi.

Read More »

Madax Dhaqameedka Somaliland oo Bogaadiyey Waxqabadka Wasarada Caafimaadka

0 Visits: 696 | Saturday February 07, 2015 - 17:26:47
Madax Dhaqameedka Somaliland oo Bogaadiyey Waxqabadka Wasarada Caafimaadka

Read More »

Daawo: Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Dhgax Dhigay Masjid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Madbacada Qaranka

0 Visits: 699 | Saturday February 07, 2015 - 17:09:47
Daawo: Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Dhgax Dhigay Masjid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Madbacada Qaranka

Read More »

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland iyo Wafdigiisii oo ka Dhoofay Muqdisho (DAAWO SAWIRRO)

0 Visits: 776 | Saturday February 07, 2015 - 17:00:57
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo maalmahan ku sugnaa Muqdisho ayaa barqonimadii maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Read More »

Rasmi : Xawaaladaha Soomaalida Ee Maraykanka Oo Xidhmay Iyo Samaynta Ay Yeelan doonto

0 Visits: 574 | Saturday February 07, 2015 - 16:57:39
Inta badan Xawaaladaha Soomaalida ee ku yaal dalka Mareykanka ayaa xoojiyay adeegyadii, kadib markii ay dhamaatay waqtigii uu u qabtay Bangiga la yiraahdo Merchant, kaasoo gacanta ku hayay 80% xisaabaadka xawaaladaha.

Read More »

Daawo: Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xanaanada xoolaha Somaliland, Oo Ka Hadlay Xanuunkii Ka Dilaacay Gobolka Awdal

0 Visits: 836 | Saturday February 07, 2015 - 16:50:53
Warka Agaasimaha G Xanaanada Xoolaha Oo Ka Hadlay Xanuunkii Ka Dilaacay Gobolka Awdal

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku qaabiley Qaatay Wakiilka UNFPA

0 Visits: 453 | Saturday February 07, 2015 - 16:43:59
Daawo Afkashacabka Tv Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku qaabiley Qaatay Wakiilka UNFPA

Read More »

Ururka Midowga Afrika oo si adag uga hadlay dagaalkii degmada Baladweyne

0 Visits: 683 | Saturday February 07, 2015 - 16:33:56
Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyay iska-horimaadyo u dhaxeeya labo maleeshiyo oo degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ka dhacay.

Read More »

War Deg Deg Ah Xiriirka Kubadda Cagta Afrika oo ganaax dul-dhigay sadex dal oo Afrikaan ah

0 Visits: 1040 | Saturday February 07, 2015 - 16:26:50
Xiririka kubadda cagta Qaaradda Afrika ee CAF ayaa ganaaxyo dul-dhigay dalalka Equatorial Guinea, Morocco iyo Tunisia oo dhamaantood uu xiriirku ku eedeeyay inay ku kaceen falal ka baxasan shuruucda kubadda cagta Afrika. Equatorial Guinea ayaa la dul-dhigay lacag ganaax ah oo gaaraysa 100,000 oo doollarka…

Read More »

Daawo: Maamulka Dekedda Berbera oo Bilaabay Dhismaha Barxad Cusub oo Dekeddu yeelanayso kana mid ah Mashaariicda sannadkan cusub ee 2015

0 Visits: 599 | Saturday February 07, 2015 - 15:46:28
Masuliyiinta Dekedda Berbera oo ka hadlay Munasibaddii Bilowga Dhismaha Barxaddani cusub ayaa sheegay in shaqaalaha Dekeddu ay ku dhisayaan Barxaddan Hab iskaa Wax u qabso ah, sidoo kalena uga mahadnaqeen shaqaalaha hawsha baaxada leh ee ay qaranka u hayaan

Read More »

Magaalada Berbera Oo Heshay Laydhkii Ugu Jabnaa Abid SOMALILAND: Warbixin

0 Visits: 739 | Saturday February 07, 2015 - 12:16:19
Magaalada Berbera ayaa in badan ka qaylisay laydh qaaliya oo ay isticmaalaan taas oo bulshada ku dhaqan berberi ay aad ugu adkayd inay helaan laydh jaban oo cidkastaa gashan karto.

Read More »