Wararka

Madaxweynaha Zimbabwe Mugabe oo ku kufay Garoonka diyaaradaha Harare Ee Dalkaas

0 Visits: 718 | Thursday February 05, 2015 - 15:39:23
Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe oo 90-jir ah dhawaanna loo doortay guddoomiyaha sannadkan ee ururka Midowga Afrika ayaa ku kufay roog loo fiidiyay garoonka diyaaradaha magaalada Harare ee xarunta ah, ka-gadaal markii uu dib ugu laabtay shalay oo Arbaco ahayd Zimbabwe.

Read More »

Daawo: Jamaal Cali Xuseen oo si Adag uga Hadlay Arrrinta Suldaan Wabar Xukumaddana ku tilmaamay ......

0 Visits: 633 | Thursday February 05, 2015 - 15:35:13
Daawo: Jamaal Cali Xuseen oo si Adag uga Hadlay Arrrinta Suldaan Wabar Xukumaddana ku tilmaamay ......

Read More »

Dowladda Shiinaha oo Sheegtay inay Somalia ka Caawinayso dhinacyo badan

0 Visits: 627 | Thursday February 05, 2015 - 15:32:15
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay inay Somalia ka caawinayso arrimo ay ka mid yihiin geeddi-socodka nabadda, iyadoo sheegtay in ay beesha caalamka kala shaqeynayso howlaha lagu doonayo in Soomaaliya ay u gaarto xasillooni, nabad iyo horumar buuxa

Read More »

Xulka Ivory Coast Oo Iska Xaadiriyey Finalka Koobka Qaaradda Afrika + Sawiro

0 Visits: 667 | Thursday February 05, 2015 - 14:54:39
Xulka qaranka Ivory Coast ayaa iska xaadiriyay finalka koobka qaramada Afrika ee 2015 kadib markii ay guul muhiim ah ka gaadheen xulka qaranka DR Congo.Ivory Coast ayaa guushan ku gaadhay 3:1 waxaana goolasha u kala dhaliyay Yaya Toure, Gervinho iyoW. Kanon.

Read More »

Dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shaacaka qaaday inay ka baxday Isbahaysiga Maraykanku Hogaamiyo Ee Daacish La Dagaalama

0 Visits: 562 | Thursday February 05, 2015 - 14:48:05
Dawladda isku taga Imaaraadka Carabta ayaa ka baxday isbahaysiga Maraykanku hogaamiyo ee dagaalka kula jira Dawladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Suuriya ka dagaalanta.

Read More »

8-Xidig Ee Ugu Kubad Dhiibista Badan Premiership-ka England 2-Sano Ee Ugu Dambeesay Oo Shaaca Laga Qaaday

0 Visits: 766 | Thursday February 05, 2015 - 14:40:57
Cesc Fabregas kaliya mudo 6-bilood ah ayuu ku sugan yahay Premiership-ka England balse laacibka ilaa haatan 15-kubadood ayuu dhiibay madadaan gaaban. Waxaana lala yaabay in xidigan uu safka hore kasoo galay xidigaha ugu kubad dhiibista badan Premiership-ka England labadii sano ee ugu dambeesay. Hadaba…

Read More »

Sawiro AC Milan Oo Soo Bandhigay Naqshada Garoonka Cusub Oo Ay Dhisanayso

0 Visits: 1143 | Thursday February 05, 2015 - 14:33:42
Sidii la wada sugaayay kooxda AC Milan ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay naqshada garoonkeeda cusub oo qaadkiisa yahay 48,000. Milan ayaa si rasmi ah u sheegtay in dhismaha garoonkeeda cusub uu dhawan bilaaban doono wuxuuna garoonkan diyaar noqon doonaa sanada 2018. Hadaba hoos kaga bogo sawiro dheeraad…

Read More »

Masaajid Hargeysa ku yaalla oo nin Dhalinyaro ahi isku Dayey inu Dab Qabadsiiyo iyo Booliska oo Gacanta ku Dhigay Ninkaasi

0 Visits: 710 | Thursday February 05, 2015 - 08:27:53
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay nin dhallinyaro ah maanta isku dayey inuu dab qabadsiiyo Masaajid ku yaalla Suuqa Idaacadda, gaar ahaan qaybta dhismaha Xisbiga ee Caanaha u gaarka ah.

Read More »

Daawo Muqaal: Taliyaha Booliska Oo La Kulmay Sarakiil Tabobar Loogu Soo Xidhay Darar Wayne.

0 Visits: 638 | Wednesday February 04, 2015 - 22:42:23
Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaanayaa Kulan u qabtay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska oo Tababar ku soo dhamaystay Kuliyada Ciidamada ee Dararweyne.

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Deegaanka DegmadaGaradag Ayaa Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Qaraabadi Uu Ka Geeryooday Marxuum Xildhibaan Cabdilaahi Siciid Ayaale

0 Visits: 676 | Wednesday February 04, 2015 - 22:37:25
Xildhibaanada Deegaanka DegmadaGaradag Ayaa Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Qaraabadi Uu Ka Geeryooday Marxuum Xildhibaan Cabdilaahi Siciid Ayaale

Read More »

Daawo:Go'aamo Ka Soo Baxay Murankii Dhuleed Ee Masalaha Hargaysa

0 Visits: 639 | Wednesday February 04, 2015 - 22:35:29
Waxaa Maanta si Rasmi ah loo soo afjaray Muran Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa dhulka Masalaha ee ku Xeeran Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport

Read More »

Daawo Afkashacab Tv:Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay Kooxo Lagu Tababaray Arimaha Garsoorka Iyo Cadaalada

0 Visits: 656 | Wednesday February 04, 2015 - 22:31:23
Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Sharci Yaqaano Lagu Tababaray Ku Shaqaynta Arimaha Garsoorka.

Read More »

Cabdiweli Gaas oo muqdisho Gaadhay kana Degey Madaarka Caalamiga ah ee Adan cadde

0 Visits: 856 | Wednesday February 04, 2015 - 22:28:26
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo saaka ka dhofay Magaladda Garowe ayaa gaadhay magaladda Muqdisho waxana sidiiran halkaasi uugu soo dhaweeyay madadda dawladada federaalka Somaliya,

Read More »

Abaaal Marin Caalamiya Oo La Siyay Abwaan Yuusuf Shaacir

0 Visits: 905 | Wednesday February 04, 2015 - 22:25:24
Dhanka kale waxa shirkan isna goob joog ka ahaa lataliyaha madaxweyne silanyo ee bulshada laga tirada badan yahay Mudane, Haldoor Barkhad Jama Hirsi

Read More »

Daawo Duqa Burco Oo Ka Hadlay Wado 4KM Ah Oo Laga Wado Gudaha Magaalada Burco

0 Visits: 540 | Wednesday February 04, 2015 - 22:22:24
Maayarka Burco Oo Ka Hadlay Wado 4KM Ah Oo Laga Wado Gudaha Magaalada Burco

Read More »

Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Oo Ka Jawaabtay Eedaymo Uga Yimid Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid. -

0 Visits: 683 | Wednesday February 04, 2015 - 22:18:48
wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa ka jawaabtay eedaymo uga yimid xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.

Read More »

Daawo: Marwo Fadumo Siciid oo Ka Hadashay Account Ay Ku Lahayd Barta Facebook oo La Jabsaday Iyado Fadeexad Laga Faafinayo

0 Visits: 594 | Wednesday February 04, 2015 - 22:16:07
Marwo Fadumo Siciid oo Ka Hadashay Account Ay Ku Lahayd Barta Facebook oo La Jabsaday Iyado Fadeexad Laga Faafinayo

Read More »

Madaxwaynaha omaliland Oo Tacsi U Diray Sheekh Hargeysa Ku Geeriyooday

0 Visits: 665 | Wednesday February 04, 2015 - 22:12:43
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland ayaa Tacsi u diray Wadaad ku geeriyooday Hargeysa.

Read More »

Daawo Akadamiga Nabad Iyo Horu-marinta Somaliland Oo Qabtay Kulan Ay Ku Shaacinayeen Gudi Hogaamineed Oo Ka Kooban Arimaha Bulshada

0 Visits: 672 | Wednesday February 04, 2015 - 22:09:33
Akadamiga Nabad Iyo Horu-marinta Somaliland Oo Qabtay Kulan Ay Ku Shaacinayeen Gudi Hogaamineed Oo Ka Kooban Arimaha Bulshada

Read More »

Daawo: Wasaarada Caafimadka JSL oo Go'aan Adagka soo Saaray Xayasiisyada Caafimaad ee aan Wasaaradda Soo marin ee ay sameeyeen Shirkadaha Isgaadhsiintu

0 Visits: 607 | Wednesday February 04, 2015 - 17:43:21
Sidoo kale wasaaradda caafimaadku waxay shaacisay Bilowga Ololaha Tallaalka Cudurka Dabaysha oo ku beegan 8-02-2015 oo ku beegan Axadda iyago Bahda caafimadka ee Gobolada Dalkana ugu Baaqay inay u diyaar garoobaan

Read More »