Wararka

Jose Mourinho Muxuu Ka Yidhi In Mohamed Salah Uu Ka Tago Stamford Bridge?

0 Visits: 924 | Sunday January 18, 2015 - 20:28:56
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa markii ugu horeysay ka hadlaya arinta aan salka laheyn ee Mohamed Salah kaas oo lala xiriirinayo inuu isaga tagi doono Stamford Bridge inta lagu jiro bishaan January.

Read More »

Mid ka mid ah Culumada Ahlusuna ee Koofur-galbeed oo lagu dilay Baydhabo

0 Visits: 506 | Sunday January 18, 2015 - 20:16:19
Shariif Siid Cali oo ka mid ahaa culummada Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, iyadoo kooxo hubeysan ay toogteen, kaddib markii uu kasoo baxay masjid uu ku soo tukaday Salaaddii Maqrib.

Read More »

Jaaliyadda Jabuuti oo xafiiskii ugu horeeyay ka furtay Minnesota (SAWIRRO)

0 Visits: 1046 | Sunday January 18, 2015 - 20:08:10
Safiir dalka Jabuuti u fadhiya Mareykanka, Rooble Colhaye ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota uga qayb-galay xaflad weyn oo ay soo qaban-qabaaniyeen jaaliyadda reer Jabuuti, taasoo ay ku daah-furayeen xafiiskii ugu horreeyay oo ay jaaliyadda Jabuuti ka furatay gobolka Minnesota. Kaasoo ay…

Read More »

Sheekha wayn ee Cabdillaahi Diiriye Sooraan oo ka ka sheekeeyey Aqoontuu u lahaa Marxuum M A Kuluc

0 Visits: 791 | Sunday January 18, 2015 - 19:55:52
Sheekh Cabdillaahi Diiriye Sooraan, oo hadda ka mid ah Culimada dalka, ayaa waxa uu ka waramay aqoonta uu u lahaa ALLE ha u naxariiste Maxamed Axmed Kuluc oo ay fanka ku wada jiri jireen, ka hor intii aanu Sheekh Sooraan ka bixin, waxaanu ka waramay aqoontii uu lahaa, inta Caruur ah ee uu Ifka kaga…

Read More »

Wagaradka Degmada Xamarweyne Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Xarig Loo Geystay Gudoomiyaha Degmadaasi

0 Visits: 685 | Sunday January 18, 2015 - 19:49:57
Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xarig loo geystay gudoomiyaha degmadaasi ka dib markii lagu eedeeyay in uu isdaba marin ku sameeyay raashiin gargaar ah.

Read More »

Dibadbax Ka Dhan Ah Waregska Charlie Hebdo Ee Aflagaadeeyay Nabi Muxammad (NNKH) Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Cadaado

0 Visits: 624 | Sunday January 18, 2015 - 19:46:20
Waxaa maanta degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigayeen kumanaan qof, kaa oo looga soo horjeedo Jariirad ku taala Dalka Farance oo Aflagaado u geysatay Nabigeena Muxammad Nabad Galyo iyo Naxriis Korkiisa ha ahaatee (NNKH).

Read More »

Maamulka Deegaanka Lafoole Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Deegaano Ku Dhaw Ceelasha Biyaha

0 Visits: 561 | Sunday January 18, 2015 - 19:33:58
Maamulka deegaanka Lafoole ayaa ka hadlay dagaal culus oo ka dhacay deegaanada Arbacow iyo Bood-boodka xalay iyo saaka, kaa oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab.

Read More »

Fannaankii weynaa Ee Maxamed Axmed Kuluc, ayaa maanta aas Qaran loogu sameeyay magaalada Hargeysa

0 Visits: 815 | Sunday January 18, 2015 - 19:24:40
Alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa Ee Maxamed Axmed Kuluc, ayaa maanta aas Qaran loogu sameeyay magaalada Hargeysa ka dib markii shalay uu ku geeriyooday Cisbitaalka Guud ee Hargeysa.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Muxuuse ka Yidhi?

0 Visits: 525 | Sunday January 18, 2015 - 19:18:11
Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Oo Ka Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Muxuuse ka Yidhi?

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Labo Gool Dhaliyay Xilli Madrid Ay Xaaqday Getafe Siina Xajisatay Hogaanka La Liga

0 Visits: 1073 | Sunday January 18, 2015 - 19:12:34
Real Madrid ayaa sii dheereysatay hogaanka horyaalka La Liga ka dib markii ay 3-0 ku dardareen kooxda Getafe oo marti loo ahaa iyadoo Cristiano Ronaldo uu labo gool dhaliyay. Real Madrid ayaa ciyaartaas soo gashay iyagoo doonayay inay gadaal iska mariyaan niyadjabkii ka soo gaaray Copa del Rey oo ay…

Read More »

Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Sida Fiinta Uga Qayliyey Wada Marista Cusub

0 Visits: 793 | Sunday January 18, 2015 - 16:52:14
Dadweynaha magaalada hargeysa ayaa ka cabanayaa wada marista cusub ee dhawaan soo saaratay wasaarada arimaha gudaha somaliland

Read More »

Daawo Afkashacabka Socdaalkii madaxweynaha somaliland Ku soomaray Gobolka hawd

0 Visits: 646 | Sunday January 18, 2015 - 16:05:37
Daawo Socdaalkii madaxweynaha somaliland Ku soomaray Gobolka Hawd

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:- Naadiga Akhriska Iyo Qorista Ee Halkaraan Burco Oo Magaalada Berbera Kusoo Bandhigay Labada Buug Ee Mucjisooyinka Qur'aanka Kariimka Ah Iyo Dirkii Mucaashaqiinta

0 Visits: 735 | Sunday January 18, 2015 - 15:21:10
Berbera(Afkashacabka.com) Naadiga Akhriska Iyo Qorista Ee Halkaraan Burco Oo Magaalada Berbera Kusoo Bandhigay Labada Buug Ee Mucjisooyinka Qur'aanka Kariimka Ah Iyo Dirkii Mucaashaqiinta

Read More »

Huteelka DEERO, Oo Ku Guulaystay Shaahado Loogu Hibeeyay Nadaafad Wanaag.

0 Visits: 1278 | Sunday January 18, 2015 - 14:22:45
Burco(AFKA)Hotelka Deero ku yaal magaalada Burco ayaa ku guulaystay in la gudoonsiiyo Shahaado sharaf lagu abaalmiriyay nadaafada iyo macmiil wanaagada hotelkaasi uu sameeyay sanadihii la soo dhaafay, isagoona hotelku ku talaabsaday horumar balaadhan oo kusoo kordhiyay dhinaca adeegsayadiisa uu bixiyo,

Read More »

Ururka SSJW Oo Cambaareeyay Shaqo Ka Caydhinta Garsoorihii Fasaxay Wargeyska Hubaal

0 Visits: 762 | Sunday January 18, 2015 - 13:32:20
Hargeysa(AFKA)- Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (SSJW) ayaa ugu baaqay hay'adaha warbaahinta madaxabanaan inay ku fara-adaygaan Madaxbanaanidooda, isla markaana ay ka feejignaadaan dabinada xukuumadu.

Read More »

Muuse Biixi Oo Aan Ka Mid Ahayn Weftiga Madaxweyne Siilaanyo Iyo Su'aalo La Iska Weydiinayo Sababta Keentay

0 Visits: 664 | Sunday January 18, 2015 - 13:24:31
Hargeysa(AFKA)-Waxa ay bulshada siyaasadda xiisaysa ee Somaliland labadii cishol ee u dambeeyay aad isu weydiinayeen sababta uu guddoomiyaha KULMIYE md. Muuse Biixi Cabdi uga mid noqon waayay weftiga Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Nin ay Baadi goobayeen Booliiska Caalamiga ee Interpol oo Wasiir laga dhigay

0 Visits: 645 | Sunday January 18, 2015 - 12:47:26
Nin ay si weyn u baadi goobayeen Booliiska Caalamiga ee Interpol ayaa lagu soo waramayaa in uu noqday Wasiir katirsan Xukuumada Cusub ee dhawaan loo soo dhisay Dalka Afgaanistaan.

Read More »

Wasaaradda Deegaanka Oo Shaacisay Xiliga Ay Dalka Ka Joojinayaan Isticmaalka Dhuxusha

0 Visits: 714 | Sunday January 18, 2015 - 12:45:40
Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland,ayaa shaacisay goorta ay ka joojinayaan dhuxusha wax lagu karsado magaalooyinka waaweyn oo ay tilmaantay lixda magaalo madax ee ugu weyn goblada Somaliland in ay yihiin magaalooyinka isticmaala dhuxusha ugu badan halista ugu weyna ku haya deegaanka.

Read More »

Kooxda ISIS Oo Sii Daysay Koox Yazidiyiin Ah Oo Ay Afduub Ku Haysteen

0 Visits: 648 | Sunday January 18, 2015 - 12:43:42
Dagaal Yahanada kooxda khilaafada Islaamka ee woqooyiga dalka Ciraaq ayaa sii daayay boqolaal qof oo ka tirsan dadka Yazidiga. Dadkan ayaa muddo afduub ay u haysatay dowladda Islaamka, waxaana la kaxaystay xilligii uu socday dagaalkii ay ku qaadeen dhulka ay degaan Yazidiga.

Read More »

Madaxwaynaha Faransiiska Oo Si Dhhilaysan Usheegay in Diyaar U Ahayn Dagaal Diimeed

0 Visits: 510 | Sunday January 18, 2015 - 12:40:57
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, ayaa sheegay in aanu marnaba aqbalayn in uu dabinka ugu dhaco argagixisada oo uu faraha la galo dagaal diimeed.

Read More »