Xildhibaan Maxamed Cali Xaji Axmed ayaa si adag uga hadlay Arrintii wershedda Korontada ee Berbera oo maalmahan muran ka taagnaa isla markaasna ay Dawladdu ganacsato gaar ah ku wareejisay, waxa uu sheegay xildhibaankani inaan golahoodu daacad ka ahayn arrinkan maayarka iyo golaha badhkiina ay xukumadda…
Read More »