Wararka

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Wafti Uu Hogaaminayay Oo Kormeer Shaqo Ku Soo Maraya Deegaano Badan Oo Teersan Somaliland

0 Visits: 691 | Friday January 02, 2015 - 22:28:01
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa safarkiisan ku wehelinayay Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Ucid Muj Cali Guray

Read More »

Muslimiinta Wadanka Sweden Oo Dibad-baxyo Cabsho Ah Ka Dhigay Seddex Magaalo Oo Waaweyn Oo Ku Yaalla Sweden+Sawiro

0 Visits: 973 | Friday January 02, 2015 - 22:25:33
Dadkan Mudaaharaadka dhgayay ayaa socod ku maray wadooyinka waaweyn ee ku yaalla magaalooyinka dalka Sweden

Read More »

Daawo:Guddida Wadada Balligubadle Oo Kormeeray Wadadaas, Baaqna U Diray Dadwynaha

0 Visits: 550 | Friday January 02, 2015 - 22:22:56
Guddida Waddada Balligubadle Oo Kormeeray Wadadaas, Baaqna U Diray Dadwynaha

Read More »

Daawo:Taliyaha Laanta miino Baadhista Ee Magaalada Burco oo Ka warbixiyay Hawl galo aya kawadeen maalmahanba Gudah Magaalada Burco

0 Visits: 613 | Friday January 02, 2015 - 17:27:28
Taliye Faarax Maxmed Axmed waxa uu Bulshada Gobolka Togdheer ka codsay inay ....

Read More »

Daawo: Ardayda jamacada Nugaal University ee magaalada laascaanood oo barnaamij wacyigalina u qabatay Dhalinyarada Gobolka Togdheer

0 Visits: 593 | Friday January 02, 2015 - 17:23:22
Ardaydan ka socotay Jaamacada Nugaal ayaa Dhalinyarada Gobolka Togdheer ku waaniyey inay isku xidhnaadaan

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo markii u horeysay ka hadlay Arrinta Suldaan wabar, xaaladda xisbiga kulmiye iyo arrimo badan oo kale

0 Visits: 612 | Friday January 02, 2015 - 17:17:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxmauud (Silaanyo) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta Suldaan Wabar,

Read More »

Daawo: Barnaamijka Soo Dhoweynta Sannadka Cusub iyo Fanaaniinta Gobolka Togdheer oo heeso cusub soo saaray

0 Visits: 871 | Friday January 02, 2015 - 17:13:47
Fanaaniinta Gobolka Togdheer ayaa heeso cusub ku soo dhoweeyey sannadka cusub ee 2015

Read More »

"Waar Ninka Qabyaaladda Ku Faanaya Ama Kibraya, Reerka Uu Doono Ha Noqdee Cagta Mariya"

0 Visits: 726 | Friday January 02, 2015 - 16:59:08
Wefti uu hoggaaminayey Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan isla-markaana ay xubno ka ahaayeen Wasiiru-dawlaha Maaliyadda,

Read More »

"Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan" Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 776 | Friday January 02, 2015 - 16:41:41
Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa munaasibada sannadka cusub awgeed ka hadlay arrimo dhawr ah,taas oo ay ugu muhiimsan tahay arrinta xisbiga KULMIYE ,isaga oo mar kale sheegay inuu sharaxan yahay

Read More »

Daawo 50-kii Goal ee ugu quruc badnaa ee adib la dhaliyo guud ahaan Caalam-ka

0 Visits: 767 | Thursday January 01, 2015 - 19:59:05
Daawo 50-kii Goal ee ugu quruc badnaa ee adib la dhaliyo guud ahaan Caalam-ka

Read More »

Wacdarihii Sannadka Cusub Ee 2015 Adduunku Soo Bandhigay, Sawiro Layaab Leh.

0 Visits: 1776 | Thursday January 01, 2015 - 19:31:43
Sannadka Cusub ee 2015ee Miilaadiga, ayaa xalay ka bishay guud ahaan adduunka aynu ku nool nahay, Saacado kala duwan ayaa laga xusay wadamo kala gedisan oo caalamka korkiisa ah. Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com waxay halkan idinku soo gudbinaysa Sawiro aanu idin soo xulnay iyo Muqaal aad ka…

Read More »

Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi

0 Visits: 548 | Thursday January 01, 2015 - 19:00:53
War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Shebekedda Afkashacabka.com Waxanu Idina Imanayaa Caawa Studioga Magaalada Burco

0 Visits: 764 | Thursday January 01, 2015 - 18:43:01
Warka Caawa Waxa idin la socodsiinaya Mustafe Osman Magaalo (Mustafe teacher) Dhegaysi wanaagsan

Read More »

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cukuse oo Dalka Dib ugu soo laabtay kana warbixiyey socdaalkii uu ugu maqnaa Yurub

0 Visits: 612 | Thursday January 01, 2015 - 18:21:03
Wasiirku wuxu bogaadiyey una hambalyeeyey jaaliyadaha Somaliland ee Waddamada uu tegey

Read More »

Xogyihii Degmada Burco Ee Xisbiga Ucid Oo Is Casilay

0 Visits: 1064 | Thursday January 01, 2015 - 17:37:11
Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi. Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay afkashacabka xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi " Waxa Manta Laga Bilaabo Iska Casilay Xilki Aan…

Read More »

Sanad Wanaagsan Dhamaan Akhristayaasha Afkashacabka.com

0 Visits: 789 | Thursday January 01, 2015 - 17:14:08
Guud ahaan Shaqaalaha iyo masuuliyiinta shabakada caalamiga ah afkashacabka.com waxay hambalyo Ballaadhan U Diraayaan akhristayaashooda kala jooga daafaha dunida soo dhaweeynta sannadka cusub ee 2015ka dhinacakale waxa shabakadu bilaabaysaa warkii idaacad habeen walba si toos ayaa u dhageysna doontaan…

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshaha Wershada Laydhka Berbera.

0 Visits: 629 | Thursday January 01, 2015 - 17:11:52
Xaflad lagu maamuusayay hab wadaag ah oo ku saabsan warshada laydhka Berbera oo dhexmaray xukuumadda iyo shirkad gaar loo leeyahay ayaa shalay ka dhacay huteel Maansoor ee magaalada Berbera, isla markaana waxa goob jog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylaci).

Read More »

Doon Ay Leeyihiin Ganacsato Soomali Ah Oo Ku Gubatay Dalka Cuman

0 Visits: 675 | Thursday January 01, 2015 - 17:02:39
Doon ganacsi oo ay leeyihiin Soomaali ayaa ku gubatay dekkada magaalada Salalah ee dalka Cumaan.

Read More »

Daawo: Somaliland Oo markii u horeysay Lagu Qabtay Kulan Lagaga Tashanayo Siyaasadda horumarinta Lammaanaha Dalka

0 Visits: 573 | Thursday January 01, 2015 - 09:50:02
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta furtay kulan balaadhan oo lagaga tashanayo siyaasadda horumarinta lammaanaha ee mudada shanta sanadood ah ee soo socota, kulankaas oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha arimaha Bulshada, Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo xubno ka tirsan…

Read More »

Boqorka Sucuudiga Oo Cusbitaalka ugu weyn ee Dalkiisa La Dhigay

0 Visits: 772 | Thursday January 01, 2015 - 09:46:24
Boqorka dalka Saudi Arabia, King Abdullah bin Abdulaziz, oo ay da'diisu tahay 91-jir ah ayaa lagu soo waramayaa in maanta

Read More »