Wararka

Madaxweynaha Faransiiska oo Noqday Hoggaamiyihii Reer Galbeedka ah ee ugu Horreeyey ee Booqda Waddan Cudurka Ebola ku Dhuftay

0 Visits: 694 | Saturday November 29, 2014 - 13:14:51
Francois Hollande oo ah hoggaamiyihii reer galbeedka ah ee booqda mid ka mid ah saddexda dal ee uu Ebola sida xun ugu dhuftay ee Liberia

Read More »

Mooshinkii Kadhanka Ahaa Xukumada Raysal Wasare Cabdi Wali Oo Xal Laga Gaadhay

0 Visits: 714 | Saturday November 29, 2014 - 13:10:44
Mogdisho Mooshinkii ka dhanka ahaa xukumada raysal wasare cabdi wali ayaa saaka xal laga gadhay kadib markii shir gudoonka golaha barlamanka iyo xildhibanada uu ku war galiyay madaxwayne Hasan sheekh inaanu la shaqayn karin raysal wasaraha

Read More »

Hay'adda IOM Oo Sheegtay In Inkabadan 161,000 Oo Tahriibayaal Ahi Gaadheen Dalka Talyaaniga Sannadkan Gudihiisa - Bishan November oo keliya

0 Visits: 598 | Saturday November 29, 2014 - 13:08:13
Bishan November oo keliya waxaa badaha laga soo badbaadiyey illaa 8000 oo qof, waxaana dalka Talyaaniga tobankii casho ee ugu dambaysay soo gaadhay in ka badan 5,000

Read More »

Xalada Wadanka Masar Oo Maanta Dagan kadib Mudaharado Wawayn Oo Shalay Wadankasi Gilgilay Keenayna Dhimasho Iyo Dhawacba

0 Visits: 761 | Saturday November 29, 2014 - 13:02:06
Kadib markii shalay mudaharado wawayni ay gilgileen dhamaan magaloyinka wadankasi masar oo ay dhigayeen shacab waynaha wadankasi Masar ee tageersan xisbiga Ikhwan muslimka masar ee dawladiisi xukunka military lagaga tuuray

Read More »

War Degdeg Ah: Golaha Wakiilada Oo Aqlabiyad Ku Ansixiyay Todobada Xubnood Ee Gudida Doorashooyinka Somaliland

0 Visits: 788 | Saturday November 29, 2014 - 12:54:04
69 ka mid ahaa mudanayaasha ayaa u codeeyay todobada xubnood ee Gudida doorashooyinka Somaliland, sidaas ayaanay ku ansaxeen.

Read More »

R-Afkashacabka: Faah faahin Libaax xalay dad ku waxyeeleeyay magaalada Muqdisho (Dhageyso)

0 Visits: 1318 | Saturday November 29, 2014 - 09:22:47
Habeenkii xalay ahaa waxaa Xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid, waxyeelo ka geystay Libaax la sheegay in lagu haayay mid ka mid ah guryaha halkaasi ku yaalay. Mid ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi ayaa u sheegay Afkashacabka.com in Libaaxaan uu muddo halkaasi joogay, kana mid ahaa Sedax Liibaax…

Read More »

Jose Mourinho "Ballon d'Or Uma Wanaagsan Kubada Cagta Hormarkeeda!"

0 Visits: 973 | Saturday November 29, 2014 - 09:18:43
Macalin Jose Mourinho ayaa noqday shaqsigii ugu dambeeyay ee abaal marinta Ballon d'Or wax kama jiraan kasoo qaado. Wuxuu Jose ku tilmaamay abaal marintan inay bur bur ku tahay hormarka kubada cagta madaama uusan macalinka reer Portugal muhiim u arkin in hal shaqsi la buun buuniyo.

Read More »

R-Afkashacabka Gudi u taagan xalinta xiisad ka jirta Cabudwaaqo oo ka hadlay halka ay wax u marayaan (Dhageyso)

0 Visits: 775 | Saturday November 29, 2014 - 08:52:19
Guddiga xalinta xiiisado ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo ay la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi, iyo waxa u qabsoomay. Afhayeenka guddigani Duraan Cali Fareey ayaa sheegay inay la kulmeen waxgaradka, culumada, haweenka iyo guddiyo…

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 13-aad Ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

0 Visits: 892 | Saturday November 29, 2014 - 08:42:39
Kulamada 13-aad ee horyaalka England todobaadkan la ciyaari doono ayaa ah kuwo xiiso badan madaama bisha November isbuucan lasoo afjari doono looga gudbi doono bisha ugu mashquulka badan December.

Read More »

FIFA Oo Soo Bandhigtay 15-ka Xidig Ee Khadka Dhexe Kuwaas Oo U Sharaxan Abaalmarinta FIFPro World XI

0 Visits: 1053 | Saturday November 29, 2014 - 08:36:32
Fifa ayaa ku dhawaaqday 15-ka xidig ee Khadka dhexe kuwaas oo u sharaxan abaalmarintaFIFPro World XI 2014 kuwaas oo qeyb ka ah 55-ciyaariyahan oo guud ahaan si rasmi ah loogu dhawaaqi doono isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da December

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Taariikhda Hogaamiyaha Turkiga Cusub Rajab Dayib Ordogan

0 Visits: 2095 | Saturday November 29, 2014 - 08:26:54
DAAWO Taariikhda Hogaamiyaha Turkiga Cusub Rajab Dayib Ordogan

Read More »

Daawa Afkashacabka Tv Wafti Miisaan Culus Oo Ka Socda Waddanka Kuwayt Ayaa Dalka Soo Gaadhay,

0 Visits: 838 | Saturday November 29, 2014 - 08:12:23
waftigan oo u jeedada socdaalkoodu la xidhiidho xadhig ka jarida mashruuc ballaadhan ooloo dhisay agoomaha Somaliland, kaas oo bari xadhiga laga jaridoono. Hoos Ka DAAWO WAftigii Dalka Kuwayt Ee Dalka Soo Gaadhay.

Read More »

Daawo AfkaShacabka Tv: Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Furmay Iyo wasiirka Madaxtooyada Oo U Dulay Dalka Turkiga.

0 Visits: 587 | Saturday November 29, 2014 - 06:51:27
Daawo AfkaShacabka Tv: Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Furmay Iyo wasiirka Madaxtooyada Oo U Dulay Dalka Turkiga.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Galabta Si Balaadhan Loogu Sooo Dhaweeye Magaalda Burco

0 Visits: 701 | Friday November 28, 2014 - 20:23:18
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland ayaa galabta si balaadhan loogu sooo dhaweeye magaalda Burco ee xarunta gobolka togdheer waxaan soo dhaweenta Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland ka qayb qaatay shacab weynaha magalada burco ururka haweenka ee now iyo salaadiin cuqaal iyi dadweyn aad u tiro badan

Read More »

Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Shirkad Turkiga Laga Leeyahay Oo Qarax Lagu Dilay

0 Visits: 545 | Friday November 28, 2014 - 18:31:42
Injineer u shaqeynayay shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay Qarax baabuurkiisa loogu xidhay, kaasoo kula qarxay degmada Shibbis ee gobolka Banaadir ee dalka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Afkashacabka:Wasiirka Ciyaaraha oo Socdaal Ku Jooga Gobolka Saraar

0 Visits: 541 | Friday November 28, 2014 - 18:29:49
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee JSL Md Cali Siciid Raygal oo Socdaal shaqo ku jooga Gobolada Bariga Somaliland ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshay maamulka Gobolka saraar iyo ka degmada Caynabo.

Read More »

Safiirka Jabuuti U Soo Magacaabi Doonto Somaliland Oo Hargeysa Yimid

0 Visits: 592 | Friday November 28, 2014 - 18:25:54
Dawladda Jabuuti ayaa dhawaan safiir u soo Magacaabaysa Wakiil Somaliland Ufadhiya sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Cukuse oo maanta isaga iyo wasiirro kale Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyeen wefti ka socda Jabuuti.

Read More »

Saddex iyo toban nin oo Somali ah. Ayaa Maxakamad ku Taala Magaalada Bristol la soo taagay Loona Haysto Fal Gabadh Aan Qangadh ahayn Kula Kaceen

0 Visits: 660 | Friday November 28, 2014 - 18:21:28
Saddex iyo toban qof oo Soomaali ah. ayaa magaaladaBristolee dalka Britain waxaa maxkamad loo soo taagay dambiyo ah in ay gaysteen tacadiyo dhanka galmada ah, oo lagula kacay gabdho aan qaan gaar ahayn, waxaana tacaddiyadaasi ka mid ah kufsi iyo sidoo kale ka ganacsiga jirka gabdhaha.

Read More »

Daawo :Madaxwaynaha Jabuti Ismaciil Cumar Gale oo Xadhiga Ka Jaray Goroon Casri ah Oo Laga Hirgaliyay Dalka Jabuti

0 Visits: 643 | Friday November 28, 2014 - 18:17:37
Madaxwaynaha Dalka Djbouti Ismacil Cumar Geele Oo Garoon Casriya Oo Laga Dhisay Djbouti Xadhiga Ka Jaray Dadaala Ugu Jira Sidii Uu Dalkiisa Iyo Dhalinyaradiisa U Horumarin Lahaa.

Read More »

Ururka Midowga Yurub Oo Askar Dherad Ah U Tababaraya Somaliya

0 Visits: 591 | Friday November 28, 2014 - 18:14:55
Ururka Midowga Yurub howlgalkiisa tababarrada ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay inay qorsheynayaan in sannadka soo socda ee 2015-ka ay tababarayaan tiro u dhiganta ciidamada ay tababareen sannadkan 2014-ka.

Read More »