Wararka

Daawo: Barnamij Dhammaystiran oo laga Diyaariyey Masuliyiintii ku Biirtay Xisbiga WADANI

0 Visits: 512 | Friday November 28, 2014 - 15:47:34
Masuliyiintan oo shalay Xaflad weyn loogu sameeyey Hotel Crown ee magaalada Hargeysa aya laga jeediyey khudbado aad u dhaadheer

Read More »

Daawo: Wasiirki Hore ee Ganacsiga iyo Arrimaha Debeda Somaliland oo Marki u horeysa Kulan la yeshay Madaxweynaha Somaliland isago Xil Heer Caalamiya Haya.

0 Visits: 608 | Friday November 28, 2014 - 15:19:08
Sidoo kale Wasiirkii Hore ee wasaarada Gancsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar wuxuu sharaxay xil dhawaan ay siwada jir ah ugu magacaabeen Midawga Yurub iyo Midawga Africa.

Read More »

TABABARIHII HORE EE CHELSEA AVRAM GRANT OO LOO MAGACAABAY TABABARAHA XULKA QARANKA GHANA

0 Visits: 829 | Friday November 28, 2014 - 14:56:23
tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Avram Grant ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee xulka qaranka Ghana. Xiddigaha Madaw ayaa tababare raadinayay taniyo markii uu bishii September xilkaa iska casilay tababarihii hore ee Kwesi Appiah

Read More »

Diwaralkii Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland, Wiil Uu Dhalay Iyo Afar Kale Oo ka mida Weftigi Madaxweyne kuxigenka oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0 Visits: 896 | Friday November 28, 2014 - 14:45:19
Shilka ayaa waxa uu ka dhashay gaadhi Rakaab ah iyo gaadhi ka mid ah weftiga Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo isku dhacay,

Read More »

Gabadh ka sheekaysay Qiso Murugo Badan oo ku saabsan Nin wada jeclaaday iyada iyo Hooyadeed

0 Visits: 3278 | Friday November 28, 2014 - 14:39:01
Gabadh u dhalatay dalka Kenya ayaa ka sheekeysay waayeheeda nololeed iyo jacayl guuldareystay oo ay la yeelatay nin ay si weyn isu jeclaayeen oo aaney magiciisa sheegin.

Read More »

Dowlada Kenya oo dib u furtay Dhowr Masaajid magaalada xeebta Ee Mombassa

0 Visits: 916 | Friday November 28, 2014 - 14:37:56
Dowladda Kenya ayaa dib u furtay afar masaajid oo horey booliska u xireen kaddib markii ay sheegeen in ay ka heleen masaajiddaasi hub iyo waxyaabaha qarxa. Xidhi taankooda ayaa xiisad ka abuuray magaalada Mombassa oo in muddo ah ay ku soo noqnoqdeen isku dhacyadda u dahxeeya dhalinyaro islaam ah iyo…

Read More »

War DEG DEG Ah Qarax ka dhacay dalka Nigeria Oo Sababay dhimasho iyo dhaawac

0 Visits: 720 | Friday November 28, 2014 - 11:57:57
Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Maraba ee u dhow magaalada Mubi, taasi oo ku taalla soohdinta ay Nigeria la leedahay Dalka Cameroon. Qarax ayaa waxa ku dhintay 8 Qof lamana Xaqiijin kra Khasaaraha uu Geestay Qaraxan Deegaanka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa lagu soo rogay bandow 24 saac ah.

Read More »

Qiimeyntii UGu Dambeesay Ee FIFA Iyo Jarmalka Oo Weli Hogaaminayaan

0 Visits: 752 | Friday November 28, 2014 - 11:27:07
Xidhiidhka kubada cagta aduunka ayaa soo bandhigeen qiimeyna bilaha ah ee lagu kala saaro sida ay u kala wanaagsan yihiin xulalka aduunka. Waxayna FIFA soo bandhigtay qiimeynta bishan November iyo kaalimaha ay ku kala jiraan xulalka aduunka.

Read More »

Ahlusunna Waljamaaca Ayaa Sheegaty Diyaarad Aysan Ogeyn In Aanay Iman Karin Gobolka Gado Ee Koofurta Somaliya

0 Visits: 595 | Friday November 28, 2014 - 11:07:47
Maamulka Ahlusunna Waljamaaca Ee Koonfurta Soomaaliya Ayaa Sheegay Inaysan Gobolka Gedo Kasoo Degi Karin Diyaarad Aysan La Socon, Kaddib Markii Diyaarad Ciidammo Wada Ay Shalay Si Lama Filaan Ah Uga Dagtay Degmada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo.

Read More »

Dood Cilmiyeed ku Saabsan Af-Soomaaliga iyo Isticmaalkiisa Warbaahinta oo Lagu Qabtay Muqdisho (Daawo Sawirro)

0 Visits: 781 | Friday November 28, 2014 - 10:54:45
Xeeldheerayaal Af-ka Soomaaliga , warfidiyeeno ka hawlgala warbaahinta iyo cilmi-baarayaal ayaa ka qeybgalay dood aqoon isweeydaarsi ah oo looga hadlayay isticmaalka Af-ka Soomaaliga ee Warbaahinta taasi oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen hey'adda Internews iyo machadka Heritag

Read More »

Brandao Oo Lagu Xukumay Hal Bil Oo Xabsi Ah Ka Dib Markii Uu Herdiyay Thiago Motta.

0 Visits: 851 | Friday November 28, 2014 - 10:48:33
Weeraryahanka Bastia Brandao ayaa lagu xukumay hal bil oo xabsi ah ka dib markii uu herdiyay xiddiga khadka dhexe ee PSG Thiago Motta, laakiin xiddiga reer Brazil ayaa laga yaabaa inuusan wax waqti ah ku qaadanin xabsi dhexdiisa. 34 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa khamiistii lagu helay danbi ah inuu…

Read More »

Chelsea Oo Ku Dhawaaneysa Inay Xagaaga La Soo Wareegto Leo Messi.

0 Visits: 928 | Friday November 28, 2014 - 10:42:29
Wargeyska Daily Express ayaa sheegaya in Lionel Messi uu ka fiirsanayo inuu u dhaqaaqo Chelsea marka la gaaro xagaaga, iyadoo xiddiga reer Argentina uu muran dhanka lacagta ah kula jiro kooxda Barcelona.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Gaadhi Jiidhay Dad U Mudaharaadayay Wiilkii Yaraa Ee Madowga Ahaa Ee Askariga Cadaanka Ahi Ku Toogtay Magaalada Ferguson Ee Dalka Maraykanka

0 Visits: 539 | Friday November 28, 2014 - 10:35:12
Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, waxaanay ciidamada booliisku sheegeen inay qabteen qofkii waday gaadhiga dadka jiidhay, laakiinse waxay ka gaabsadeen inay shaaciyaan haybtiisa.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Ciidamada Dalka Ruushka Oo Soo Bandhigay Laba Doonyood Oo Yar-Yar Oo Ay Ku Bur-Buriyeen Biyaha Dalka Soomaaliya

0 Visits: 770 | Friday November 28, 2014 - 10:28:19
Ciidamada Badda ee dalka Ruushka ayaa soo bandhigay laba doonyood oo ay ku sheegeen inay ku bur-buriyeen biyaha dalka Soomaaliya, labadan doonyood ayaa la rumaysan yahay inay ka yaaceen Budh-cad badeedii wadatay, iyagoo ku baxsaday Doonyaha Dheereeya, xaga saxaafada qoorkood sheegayaan inay ciladaysnaayeen…

Read More »

Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub.

0 Visits: 842 | Thursday November 27, 2014 - 18:20:52
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xisbi cusub oo uu ugu magac daray Cadaaladda Bulshada .

Read More »

Kenya Markaan dhibaateynay ayay Shacabka ku ciil baxee" ...Alshabab

0 Visits: 652 | Thursday November 27, 2014 - 18:05:12
Madaxa Gobolada Jubbooyinka ee Ururka Al Shabaab Sheekh C/raxmaan Xudeyfa, ayaa ku waramaaya in Dowladda Kenya ay ku caro burburto duqeymaha, ay ka geysato Gobolada Jubbooyinka, markasta oo weeraro khasaaro geysta ay la beegsadaan.

Read More »

Daawo:Qoraa Da,a yar Oo Bugag Ku Soo Bandhigay Qarkamida Iskulada Sare Ee Magalada Burco

0 Visits: 1312 | Thursday November 27, 2014 - 18:01:06
Maxamed Cali Boodhle OO Soo Badhigay Buug La magac Baxay Tahriib iyo Tiiranyo Waalid Oo Ku Soo Bandhigay Dugsiga sare ee geeska afrika Magaalada Burco

Read More »

Daawo Muqal: MaayarDegmada Ceerigabo Ismaciil Xaji Nuur Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

0 Visits: 663 | Thursday November 27, 2014 - 17:59:29
Maayarka degmada Ceerigaabo mudane Ismaciil Xaji Nuur Faarax ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaaladaasi Ceerigaabo.

Read More »

Khasaaraha ka Dhashay Meherad Ganacsi oo Xalay ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley.

0 Visits: 709 | Thursday November 27, 2014 - 17:56:41
Meherad Ganacsi ayaa Xalay Saqdii Dhexe ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley Taasi oo aanu Ciddi Waxba ku noqon balse ay Hanti badani ku Burburtay.

Read More »

Badhasaabka Maroodi Jeex Oo Soo Kormeeray Goobo Kamid Ah Kuwa Diwaan Gelinta Madaniga Ah Kasocoto Ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 696 | Thursday November 27, 2014 - 17:53:37
Gudomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare iyo xoghayaha gobolka Xamse ciise ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah goobaha ay ka socoto diwaan gelinta madaniga ah ee magaalada Hargeysa waxanay ay masuuliyiintani u kuur galeen habsami usocodka diwaangelintaasi .

Read More »