Wararka

Daawo:Qoraa Da,a yar Oo Bugag Ku Soo Bandhigay Qarkamida Iskulada Sare Ee Magalada Burco

0 Visits: 1312 | Thursday November 27, 2014 - 18:01:06
Maxamed Cali Boodhle OO Soo Badhigay Buug La magac Baxay Tahriib iyo Tiiranyo Waalid Oo Ku Soo Bandhigay Dugsiga sare ee geeska afrika Magaalada Burco

Read More »

Daawo Muqal: MaayarDegmada Ceerigabo Ismaciil Xaji Nuur Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Ceerigaabo

0 Visits: 663 | Thursday November 27, 2014 - 17:59:29
Maayarka degmada Ceerigaabo mudane Ismaciil Xaji Nuur Faarax ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaaladaasi Ceerigaabo.

Read More »

Khasaaraha ka Dhashay Meherad Ganacsi oo Xalay ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley.

0 Visits: 709 | Thursday November 27, 2014 - 17:56:41
Meherad Ganacsi ayaa Xalay Saqdii Dhexe ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley Taasi oo aanu Ciddi Waxba ku noqon balse ay Hanti badani ku Burburtay.

Read More »

Badhasaabka Maroodi Jeex Oo Soo Kormeeray Goobo Kamid Ah Kuwa Diwaan Gelinta Madaniga Ah Kasocoto Ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 696 | Thursday November 27, 2014 - 17:53:37
Gudomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Jeeniyare iyo xoghayaha gobolka Xamse ciise ayaa maanta kormeer kusoo maray qaar kamid ah goobaha ay ka socoto diwaan gelinta madaniga ah ee magaalada Hargeysa waxanay ay masuuliyiintani u kuur galeen habsami usocodka diwaangelintaasi .

Read More »

Masuuliyiin Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada Axmed Siilaayo Ka mid ahaa oo Xisbiga WADDANI ku Biiray

0 Visits: 819 | Thursday November 27, 2014 - 17:13:19
Hargeisa(Afkashacabka)-Masuuliyiin Xukuumada Axmed Siilaayo Xilal ka soo qabtay oo ku biiray Xisbiga WADDANI ayaa khubado ka jeediyay madal lagu soo dhawaynayay oo ka dhacday Magaalada Hargaysa.

Read More »

Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida IYO Waftiga Balaadhan Oo Saaka Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Bole International Airport Ee Magaalada Addis-Ababa

0 Visits: 866 | Thursday November 27, 2014 - 16:30:19
Madaxweynaha DDSi Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Wafdi Uu Hogaamin Oo Saaka Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay Bole International Airport Ee Magaalada Addis-AbabaAddis-Madaxweynaha DDSi Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Howlo Shaqo Ku Gaadhay Dalka ThailandCaasimada Bangkok Socdaalkaasi Ay Ku Wehlinayeen

Read More »

Wax Badan Ka Ogow Canbaha Iyo Faa'iido Badan Caafimaadka U Leeyahay.

0 Visits: 695 | Thursday November 27, 2014 - 16:01:43
Midhaha loo yaqaano canbuhu waa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan ee uu ubaahan yahay jidhka ibnu aadamka.Waxyaabaha uu qabto waa ay badan yihiin waxaase ugu horaysay inuu qayb wayn ka qaato samaynta dhiiga iyo waliba socodsiinta caloosha.

Read More »

Madaxwaynha Somaliland Oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Safiirku Xigeenka Japan U Fadhiya Wadanka Kenya ((Daawo Sawirro)

0 Visits: 581 | Thursday November 27, 2014 - 15:52:57
Axmed Mxamed Maxamud Silaanyo, Madaxwaynaha Jamhuriyadu Waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka Dawladda Japan U Fadhiya magaladda Nairobi ee Caasimadda Wadankaasi Kenya

Read More »

Xamarji Oo Hanjabaad Aan Hore Looga Baran Guudka Kaga Tuuray Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 983 | Thursday November 27, 2014 - 14:59:39
Badhasaabkii hore ee Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji), oo maanta ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee.....

Read More »

Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog),Wasiirkii hore ee Caafimaadka ee Xukumadda Siilaanyo oo maanta isaga iyo Siyaasiyiin kale oo Miisaan lihi ku biireen Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Xukumadda ku eedeeyay arimo Musuqmaasuq,Caddaalad daro iyo xumaano kale.

0 Visits: 664 | Thursday November 27, 2014 - 14:41:11
Hargeysa(Afkashacabka)"Walllaahi Ninka Dulmi Dugsaday Ee Caddaalad Daro Dugsaday Ee Musuqmaasuq Dugsaday Ee Qabyaalad Dugsaday Ee Ka Tagi Waayay, Isagaa Wax Is-Yeelay" Dr. Xuseen Xoog

Read More »

Daawo Muuqaalkan: Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Amp Mikio Mori, Deputy Ambassdor Japan In Keynia Oo Socdaalku Yimiday Dalka Muxu Daaranaa socdaalkoodu Maxaase Lagawada Hadlay Halkan Kaga Bogo

0 Visits: 721 | Thursday November 27, 2014 - 14:12:27
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Amp Mikio Mori, Deputy Ambassdor Japan In Keynia Oo Socdaalku Yimiday Dalka Muxu Daaranaa socdaalkoodu Maxaase Lagawada Hadlay Halkan Kaga Bogo

Read More »

Wiilkii Labaad Oo Madow Ah Oo Maraykanka Lagu Dilay Iyo Mudaharaado Hor Leh Kabilaabmay Maraykanka

0 Visits: 899 | Thursday November 27, 2014 - 13:10:06
Magalada Cleveland ee wadankasi Maraykanka ayaa kadib markii nin cadaan ah oo ku haystay meherad magaalada Cleveland uu u wiil yar oo Bastol ciyaal sitay uu u maleeyey inuu soo tooganayo kadibna uu toogtay.

Read More »

Madaxwaynaha Kenya Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Weerarkii Mandera

0 Visits: 752 | Thursday November 27, 2014 - 13:06:35
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda amni xumada ee Kenya ka taagan iyo weerarkii ugu dambeeyay ee 28-ka qof ay ku dhinteen ee ka dhacay Mandera. Sidoo kale, urur ay ku mideysan yihiin kaniisadaha Kenya ayaa maanta eedeeyay hogaamiyayaasha Muslimiinta,…

Read More »

Talaalka Ebola Oo Rajo Wanaagsan Laga Muujiyey

0 Visits: 631 | Thursday November 27, 2014 - 13:04:46
Khubarada caafimaadka ayaa ammaanay natiijada kasoo baxday tallaal tijaabo ah oo loo sameeyay cudurka Ebola, iyaga oo sheegay in uu noqon karo mid jidhka bani'aadamka u sahla in uu aqoonsado oo ka hortago cudur sidaha Ebola.

Read More »

Daawo: Shaqaaqadii ka Dhacday Magaalada Ceelafweyn Oo Maanta Uu Soo Afmeeray Badhsabaka Gobolka Sanaag

0 Visits: 603 | Thursday November 27, 2014 - 13:02:42
Shaqaaqadi ka Dhacday Magaalada Ceelafweyn oo Maanta Badhsabaka Gobolka Sanaag Soo Afjaray

Read More »

Daawo: Madaxweyne Obama Oo Khudbad Uu Jeedinayay Dad Cadhaysani Oo Buuq Iyo Dood Ku Khalkhaliyeen

0 Visits: 632 | Thursday November 27, 2014 - 13:00:42
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama oo maalintii salaasadii jeedinayay, khudbad uu kaga hadlayo qorshihiisa soo galaytiga sharci darada ah ee dalka Maraykanka, ayaa kooxo ka cadhaysan balan qaadyadii aan fulaynin ay ka khal khaliyeen.

Read More »

Daawo Aaskii Alle Haw Naxariiste Marxuum Jaamac Maxamed Maxamud Oo Lagu Aasay Magaalada LIverpool

0 Visits: 744 | Thursday November 27, 2014 - 12:56:43
Aaskii Alle Haw Naxariiste Marxuum Jaamac Maxamed Maxamud Oo Shalay Lagu Aasay LIverpool

Read More »

Mudaaharaadyo Wali Ka Socda Magaalada Ferguson

0 Visits: 574 | Thursday November 27, 2014 - 12:53:35
Dad dibadbaxayal ayaa maalintii saddexdaad sii wada banaanbaxooda, iyaga oo ka gadoodsan go'aanka xeerbeegti Maraykanka ah oo diiday in dambi lagu soo oogo sarkaal booliiska ka tirsan oo caddaan ah, kaas oo dilay nin da' yar oo madow. Dilka ayaa ka dhacay magaalada Ferguson ee gobolka Missouri…

Read More »

Daawo Mucjisada Dunida Nin Sadex Gaadhi Jiidheen Oo Haddana Dhimasho Ka Badbaaday

0 Visits: 800 | Thursday November 27, 2014 - 12:48:41
Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Li, waxa kamaradaha ammaanku duubeen isaga oo doonaya inuu ka talaabo jid gaadiid badani mushaaxayay

Read More »

Daawo Muuqaal: Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Ee Xukuumadda Kulmiye Oo Ka Waramay Taariikhdiisa, Siyaasada Xisbiga Talada Haya

0 Visits: 581 | Thursday November 27, 2014 - 12:38:48
wasirka ayaa ka hadlay Mudadi uu xilka Hayay iyo Waxyabahii Uu Kale Kulmay

Read More »