Wararka

Natiijooyinka Kulamadii Ay Ciyaaren Kooxaha Qaarada Yurub Ee Champions League + Sawiro

0 Visits: 898 | Wednesday November 26, 2014 - 14:57:44
Haveenkii xalay waxa la ciyaaray qayb kamida ah kulamda championka wareegyada group-ada ah halkan ka akhriso natiijada

Read More »

Soomalida Ku Dhaqan Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya Oo Magaalada Ka Qaxay Iyo Sababta Keentay .

0 Visits: 712 | Wednesday November 26, 2014 - 14:07:56
Boqolaal dad ah oo ka shaqaynayay magaalada Mandhera ee dalka Kenya ayaa ku qaxay garoonka ciidammada cirka ee Kenya, kaddib markii magaaladaasi lagu weeraray bas laguna dilay 28 qof sabtidii.

Read More »

Daawo Qosalka Manta: Jawaan Iyo Sooraan Oo Shir-jaraaid Ku Hoga Tusaaleeyey Siyaaasiyinta Somaliland ee Shacabka U Sheegay

0 Visits: 693 | Wednesday November 26, 2014 - 13:58:45
Jawaan Iyo Sooraan Oo Shir-jaraaid Oo Kaga Hadlaayay Xalada Dalku Halka Muarayo

Read More »

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo

0 Visits: 627 | Wednesday November 26, 2014 - 13:58:34
Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Madaxweynah Jamhuuriyada Somaliland Axmed SiilaanyoINAA LILAAHI WA INAA ILEYHIRAAJICUUN

Read More »

Xaflad Soo dhawayn ah oo Magalaada London loogu sameeyay, Badhasaabka Gobolka Aw-dal. - Mudane Abdoo Aayir

0 Visits: 781 | Wednesday November 26, 2014 - 13:54:40
Mudane Abdoo aayir wuxuu si sharaf leh ugu Mahad naqay dhamaan Dadkii Casuumay ee martiqaaday iyo intii kasoo qayb Xaflad Soo dhawayn ah oo Magalaada London loogu sameeyay, Badhasaabka Gobolka Aw-dal.

Read More »

Daacish Oo La Ogaaday Inay Lacago Farabadan Oo Madax Furasho Ah Hesho.

0 Visits: 601 | Wednesday November 26, 2014 - 13:51:44
Kooxda Daacish ayaa $35 Milyan ilaa $45 Milyan oo madax furasho ah ka heshay qoysaska dad ay qabsatay kooxdu, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay'ada ka hortaga argagixisada ee Qaramada Midoobay oo iyadu sheegtay in hawlgalada afduubku ay aad u sii kordheen.

Read More »

Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia

0 Visits: 651 | Wednesday November 26, 2014 - 13:48:41
Guddi ka kooban khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay cunaqabateyn ka dhan ah madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika, Michel Djotodia

Read More »

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Siilaanyo Uga Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Walaalkii

0 Visits: 623 | Wednesday November 26, 2014 - 13:45:43
Ilaahayna naxariistii jannaddii ha ka waraabiyo marxuumka iyo dhamaan muslimiinta geeriyootay.

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Maanta Safar Ugu Baxay Gobolka Saaxil.

0 Visits: 601 | Wednesday November 26, 2014 - 13:40:07
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka safar ugu baxay gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay inuu iskugu jiro soo indho indhayn deegaanada Gobolka Saaxil iyo dhagax dhig uu soo dhagaxdhigayo wadada isku xidhaysa Xamaas iyo Berbera.

Read More »

Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Lagu Wado In La Ansixiyo Sabtida

0 Visits: 666 | Wednesday November 26, 2014 - 13:39:55
Komishanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland ayaa lagu wadaa inay Sabtida Ansixiyaan Aqalka Wakiilladu, si xubnuhu howsha diyaarinta qabsoomida doorashada u gudo galaan.

Read More »

Ciidamo dheeraada oo la geynayo Ferguson Iyo Obama Oo Sheegay In Lahubiyo In Ciidanka Boolisku Ula Dhaqmaan Dadka Sisiman

0 Visits: 699 | Wednesday November 26, 2014 - 13:36:28
Dhanka kale, Obama ayaa sheegay in aan loo baahneyn rabshadaha ka dhacay magaalada Ferguson.

Read More »

Madaxwaynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Badhtamaha Afrika Oo Cunaqabatayn Lagu Soo Rogay

0 Visits: 837 | Wednesday November 26, 2014 - 13:33:19
Aduunka Oo Dhan Ka Wada Naxiyay Kadib Hooyo Ilmayar Oo Ay Dhashay Si Xun U Garaacaysa.

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolka Minnesota Andrew Luger ayaa dacwad kusoo oogay laba nin oo asalkoodu yahay Soomaali oo lagu eedaynayo inay Tagareen kooxda ISIS

0 Visits: 649 | Wednesday November 26, 2014 - 13:24:29
Xeer Ilaaliyaha Guud ee GobolkaMinnesotaAndrew Luger ayaa dacwad kusoo oogay laba nin oo asalkoodu yahay Soomaali oo lagu eedaynayo inay taageero u fidiyeen urur argagiso ah, ururkaasi oo ah kooxda ISIS ee la dagaalanta dalalka Siiriya iyo Ciraaq.

Read More »

Xoghaya Arrimaha Difaca Maraykanka Oo Xilka Iska Casilay iyo Sababta Uga Tagay Xilkiisa

0 Visits: 789 | Tuesday November 25, 2014 - 23:16:42
Xogahaya dhanka difaca wasarada gashandhiga maraykanka Chuck Hagel ayaa shalay istiqaladiisa iscasilada ah u gudbiyay madaxwayne barak Obama kasoo isna isla wakhtiyar kadib ka aqbalay.

Read More »

Daawo Muqaal:Abwaan Siciid Ilkojiir Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Loona Sameyay Munasibad Soo Dhawayna

0 Visits: 654 | Tuesday November 25, 2014 - 23:06:59
Abwaan Ilka Jiir Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Oo Loo Qabtay Xaflad Baladhan Oo Lagu Soo Dhawaynayay

Read More »

Daawo Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Ka Hadlay Arday Kooxo Kooxo Isku Layay Degmada Ceelafwayn

0 Visits: 1069 | Tuesday November 25, 2014 - 23:02:15
Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Ka Hadlay Kooxo Isku Layay Degmada Ceelafwayn Ee Gobolka Sanaag ayaa kula taliyay inay dhawraan Nabadgalyada

Read More »

Daawo: Wararkii U Danbeeyay Dibad-baxyadii Qalallaasaha Watay Ee Ka Dhacay Dalka Maraykanka+Sawiro

0 Visits: 696 | Tuesday November 25, 2014 - 22:54:34
Dacwad-oogaha degmada St. Louis County, Robert McCulloch, ayaa ku dhawaaqay go'aanka ay soo saareen xeer-beegtidu

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Sare ee Xisbiga Wadani Ee Uk

0 Visits: 892 | Tuesday November 25, 2014 - 22:44:07
shir ka qabsoomayHoteelka Idman oo ku yaalgalbeedka London oo ay isugu yimaadeen guddida sare ee xisbiga waddani ee uk iyo wafdi uu hogaaminaayey guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddanimudaneAhmed muumin seed.

Read More »

Daawo:Maayirka Magaalada Burco Oo Tacsi U Diray Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 1103 | Tuesday November 25, 2014 - 22:37:17
Maayirka magaalada Burco ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray madaxweynaha Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid walaalkiis Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeryooday dalkaasi Ingiriiska

Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Cod Aqlabiyada Lagu Meel Mariyay Kal Fadhigooda 26- Ee Golaha.

0 Visits: 688 | Tuesday November 25, 2014 - 22:36:55
Xildhibaanadda Golaha wakiilada Somaliland waxa ay fadhigoodii maanta ku ansixiyeen ajandaha kal fadhiga 26-tanaad ee Golahaasi wakiilada kaas oo ay ku meel mariyeen cod gacantaaga,

Read More »