Wararka

Daawo Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Ka Hadlay Arday Kooxo Kooxo Isku Layay Degmada Ceelafwayn

0 Visits: 1070 | Tuesday November 25, 2014 - 23:02:15
Taliyaha Ciidamada Somaliland Oo Ka Hadlay Kooxo Isku Layay Degmada Ceelafwayn Ee Gobolka Sanaag ayaa kula taliyay inay dhawraan Nabadgalyada

Read More »

Daawo: Wararkii U Danbeeyay Dibad-baxyadii Qalallaasaha Watay Ee Ka Dhacay Dalka Maraykanka+Sawiro

0 Visits: 696 | Tuesday November 25, 2014 - 22:54:34
Dacwad-oogaha degmada St. Louis County, Robert McCulloch, ayaa ku dhawaaqay go'aanka ay soo saareen xeer-beegtidu

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Oo Kulan La Yeeshay Hogaanka Sare ee Xisbiga Wadani Ee Uk

0 Visits: 892 | Tuesday November 25, 2014 - 22:44:07
shir ka qabsoomayHoteelka Idman oo ku yaalgalbeedka London oo ay isugu yimaadeen guddida sare ee xisbiga waddani ee uk iyo wafdi uu hogaaminaayey guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga waddanimudaneAhmed muumin seed.

Read More »

Daawo:Maayirka Magaalada Burco Oo Tacsi U Diray Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 1103 | Tuesday November 25, 2014 - 22:37:17
Maayirka magaalada Burco ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray madaxweynaha Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid walaalkiis Jaamac Maxamed Maxamuud oo ku geeryooday dalkaasi Ingiriiska

Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Maanta Oo Cod Aqlabiyada Lagu Meel Mariyay Kal Fadhigooda 26- Ee Golaha.

0 Visits: 688 | Tuesday November 25, 2014 - 22:36:55
Xildhibaanadda Golaha wakiilada Somaliland waxa ay fadhigoodii maanta ku ansixiyeen ajandaha kal fadhiga 26-tanaad ee Golahaasi wakiilada kaas oo ay ku meel mariyeen cod gacantaaga,

Read More »

War Deg Deg Ah Daawo Afkashacabka Tv Abwan siciid Ilko Jiir Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Iyo Munaasidab Loo Sameeyey

0 Visits: 815 | Tuesday November 25, 2014 - 22:34:52
Daawo Abwan siciid Ilko Jiir Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Iyo Munaasidab Loo Sameeyey

Read More »

Daawo Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Ayaa Wacyigelin Sharci Ka Bilaabay Maanta Dugsiga Sare Xaaji Aadan Ee Magaalada Ceerigaabo‏

0 Visits: 668 | Tuesday November 25, 2014 - 22:32:40
Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Ayaa Wacyigelin Sharci Ka Bilaabay Maanta Dugsiga Sare Xaaji Aadan Ee Magaalada Ceerigaabo‏

Read More »

Daawo Muqaal: Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Fashiliyay Halka U Salka Ku Hayo Khilaafka U Dhaxeeyay Isaga Iyo Madaxwaynaha Somaliya

0 Visits: 646 | Tuesday November 25, 2014 - 22:26:38
Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Qarxiyay Sirta Iyo Khilaafka Ka Dhaxeeyay Madaxwaynaha Somaliya Halka Ay Salka Ku Hayso Khilaafkan

Read More »

Mudaneyaal Wakiilada Ka Tirsan Oo Cashuurta Saxaafadda Lagu Soo Rogay Ku Macneeyay Mid Sharci Daro ah.

0 Visits: 762 | Tuesday November 25, 2014 - 22:20:44
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble iyo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa Sharci daro iyo cabudhin saxaafadeed ku macneeyay Cashuuro lagusoo rogay Warbaahinta madaxabanaan iyo sidoo kale Liisamo iyo Kaadhadh shaqo oo Wasaaradda Warfaafintu…

Read More »

Daawo Muqaal: Taariikhda Jahmuuriyad Somaliland oo Kooban 1884 ilaa 1991

0 Visits: 854 | Tuesday November 25, 2014 - 22:16:44
Waddanka Somaliland, oo leh tariikh dheer oo facweyn wuxuu soo maray maraaxil kala duwan. Xili uu horiyadiisa u halgamaayay ayaa jirtay, halka uu marna Maxmiyad u aha Boqortooyadda Ingiriiska, sidoo kale 1991 ayuu markale dib ula soo noqday Xrriyadii ka luntay 1960.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, Oo Tacsi U Diray Madaxweynaha .

0 Visits: 740 | Tuesday November 25, 2014 - 21:52:35
Xildhibaan Mubarak Yuusuf Cilmi Bidhi Iyo Xildhibaan Khadar Nuux Ayaa Si wada Jira Tacsi tiiraanyo leh ugu diray madaxweynaha somaliland Iyo Qoyskiisa Geeridii Ku timi Walaalkii Marxuum: Jaamac Maxamed Maxauud Aadan Oo Ku Dhintay Magaalada Liverpool ee wadan ingiriiska, Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyee.…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasiirka Deegaanka Oo Ka Warbixisay Wixii U Qabsoomay

0 Visits: 574 | Tuesday November 25, 2014 - 21:27:41
Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta qabatay kulankoodii labo biloodlaha ahaa kaasoo si weyn loogu eegay qorshayaasha baabi'inta seerayaasha iyo joojinta dhul daaqsimeedka la kala iibsanayo.

Read More »

Dhegayso Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan Ee Shabakada Caalamiga Ah Akashacabka.com

0 Visits: 954 | Tuesday November 25, 2014 - 19:30:17
Halkan ka Dhegayso Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan Ee Shabakada Caalamiga Ah Akashacabka.com Oo Idinka Imanaaya Studioga magaalada burco waxaaa soo jeedinaay wariye abdirisaaq koronto

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv "Sidee Loola Dhaqmayaa Caruurta Sharciga Khilaafta " khadar axmed diiriye

0 Visits: 746 | Tuesday November 25, 2014 - 18:12:40
wasarada cadaalada iyo garsoorka ayaa maaanta furtay tabar lagu baranaayo caruurta Sharciga Khilaafta oo ay ka soo qaybgalayneen xeer ilaalint, maxkamada,

Read More »

Daawo: Wasaradda Shaqadda Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Warsaxafadeed Ka Soo Saartay Tacadiyadda Haweenka.

0 Visits: 637 | Tuesday November 25, 2014 - 17:43:29
Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa soo saartay war saxaafadeed ku saabsan tacaddiyada loo gaysto haweenka kaasoo lagu beegay maalmaha caalamiga ah sanad walba la xuso joojinta tacadiyadaasi muqaalka hoos ka daawo.

Read More »

Layaabka Manta:Hadaad Maqli Jirtay Gaadhi Socda, Mid Duula Ayaa Soo Baxay!!!

0 Visits: 1062 | Tuesday November 25, 2014 - 13:21:25
Si la mid ah filinka Fast and Furious ee gawaadhida dheereysa lagu metalo, gaadhi weyn oo nooca xamuulka qaada ah oo sida konteenar ayaa ku guuleystay in uu ka dul boodo gaadhi nooca formula 1ka ah oo loo adeegsado baratanka dheereynta ee gawaadhida.

Read More »

Ciidamada Nigeria Oo Lagu Eedeeyay Inay Ka Cararaan Kooxda Boko Haram

0 Visits: 671 | Tuesday November 25, 2014 - 13:18:41
Ururka ugu weyn ee ay leeyihiin Muslimiinta Nigeria, ayaa si xooggan u cambaareeyay ciidammada dalkaasi, oo u ku eedeeyay in ay ka cararaan weerarrada Boko Xaraam.

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidanka Pilicka Tacsi Udaray Madaxwaynaha Somaliland Kana Hadlay Goobo Lagu Ibiyo Khamriga Oo La Qabtay

0 Visits: 798 | Tuesday November 25, 2014 - 13:05:02
Ciidamada Amaanka Ee Boliska Dalka Somaliland Oo Hiigen La Galiyay Laba Jibaarayna Sugida Amaanka Gobolada Iyo Magaaloyinka JSL Min Bari Ilaa Galbeed,

Read More »

Daawo Muqaal::Gaadhi Ambalance Oo Waday Qof Dhawaca Oo Nafooda Galaaftay Dad Kale

0 Visits: 1124 | Tuesday November 25, 2014 - 12:58:02
gaadhi nooca caafimaadka ah oo loogu talo galay in dadka loogu gurmado loona yaqaano AMBALANCE-ka ayaa halkii uu badbaadin lahaa qof naftii waxa uu galaaftay dad kale.

Read More »

Baarlamanka Soomaaliya Oo Istaag Loogu Qabiyey Waraaqaha Mooshinka Lagu Ridayo R/wasaaraha Iyo Xildhibaanno Jeex-jeexay

0 Visits: 704 | Tuesday November 25, 2014 - 12:55:10
Baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay mar kale, yeeshay kulan aan degenaanshiyo ku dhicin oo loogu qaybiyay Mooshin la doonayo in xilka lagaga tuuro Raysal-wasaaraha dalkaasi.

Read More »