Wararka

DAAWO MUQAALKA MAANTA:Sac ku nool dalkaasi Maraykanka Oo noqday saca ugu weyn uguna dheer caalamka.

0 Visits: 806 | Tuesday November 25, 2014 - 12:50:57
Saca Caalamka Ugu Weyn Uguna Dheer Oo Dhererkiisu Yahay 193 Da'diisuna Yahay 13 sanno,Magiciisuna Yahay Blosom.

Read More »

Cali Khaliif Galaydh Oo Daaha Ka Fayday In Dawladda Soomaaliya Iyo Beesha Caalamku Dhabarka U Jeediyeen Kooxdiisa Khaatumo

0 Visits: 638 | Tuesday November 25, 2014 - 12:47:53
Reysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa caddeeyay inay Dawladda Soomaaliya Dhabarka u jeedisay inay aqoonsato Kooxda uu hor-galaha u yahay ee Dhawaan ku caleemo saartay Deegaanka Saax-dheer, beesha Caalamkuna diiday inay u gacan-dhaafto…

Read More »

Badhasaabka Salel Oo Ka Hadlay Tahriibeyaal Lagu Qabtay Badda Saylac

0 Visits: 690 | Tuesday November 25, 2014 - 12:44:17
Badhasaabka Gobolka Salel Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay inay qabtay 27 qof oo tahriibeyaal ah oo sifo sharci darro ah doonayay inay uga tahriibaan biyaha degmadda Saylac.

Read More »

Garyaqaannadda ka Soo Baxay Jaamacadda Hargeysa Oo Amaanay Waxqabad Ka Wasiirka Madaxtooyadda

0 Visits: 690 | Tuesday November 25, 2014 - 12:42:03
Garyaqaanada G7 oo ah urur ay ku bahoobeen sharciyaqaanada ka soo baxay jaamacada Hargeysa ayaa ammaan iyo dhiiri galin u soo jeediyey Wasiirka wasaaradamadaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan, waxaanay sheegeen in uu yahay Wasiir had iyo jeer garab taagan dhalinyarada reer Somaliland jecelna horumarka…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Heesta cusub Ee Lubi, Erayadii Abwaan Cali Cumar Ciise, Laxankii Indho, Musikadii Furinle iyo codadkii Yurub Geenyo iyo Mukhtaar Cismaan

0 Visits: 1581 | Tuesday November 25, 2014 - 12:36:14
Daawo Muuqaal: Heesta Lubi, Erayadii Abwaan Cali Cumar Ciise, Laxankii Indho, Musikadii Furinle iyo codadkii Yurub Geenyo iyo Mukhtaar Cismaan

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose ee Casimada Hargaysa Oo Bilawday Nadifinta Dooxa Wayn Hargaysa iyo Kor Uqadida Bilicda ee Magalada

0 Visits: 732 | Tuesday November 25, 2014 - 12:34:09
Hawalgalkani oo Socindoona Muudo Saddax Cisha ayaa lagu Nadiifinaya Dooxa Hargaysa Laguna Gawraxay Lo,La Sheeagay in La Soo Dayay Si Shirci Daro ah Horana Loga Digay Arinkani

Read More »

Kulamada Xiisaha Leh Ee Cawa Jira Uefa Champions League Iyo Xogaha Ku Duugan Halkan Ka Akhriso

0 Visits: 1944 | Tuesday November 25, 2014 - 12:06:25
Kooxda Chelsea ayaa cawa kulan adag la yeelan doonta kooxda kaalinta labad kaga jirta Groupkeed G eeSchalake 04 iyadoo macalin hada u yahay kooxdasi tobabarihii hore ee chelsea koobka u qaaday ee reer itally Roberto Di Matio.

Read More »

Kooxda Daacish Oo Soo Bandhigtay Muqaalo Ay Dhalinyaro Tababarayso Markii Labaad (Daawo Sawirada )

0 Visits: 824 | Tuesday November 25, 2014 - 11:53:14
Kooxda ISIS ayaa soo bandhigtay muqaalkii labaad ee ay ku tobabarayeen shaqaaleyn ay ku sameyeen caruur yaryar kuwasoo lagu tobabarayo hubabka noocyadiisa kala duwaan

Read More »

Deg Deg Kumanan Muharadayaal Rabshado Wata Oo Gilgilay Inta Badan Gobolada Maraykanka ,Xaakin Xukumayay Sarkaal Police Cadaan Ah Oo Dilay Will Yar Oo Madow Ah Bishii August Magalada Ferguson Oo Sheegay In Danbi Lagu Wayay Sarkalkasi Daawo sawirada

0 Visits: 842 | Tuesday November 25, 2014 - 11:40:36
Kumanan mudaharadayaal ah ayaa gil gilay gobolada maraykanka intooda badan kuwasoo watay rabshado xogan kadib markii garsooraha xukumayay sarkaal Police ah oo magaciisu la yidhaahdo Darren Wilson uu toogasho badheedh ah ugu gaystay goor habeen ah wiil yar oon hubaysnayn kasoo xiligaasi kasoo rawaxay…

Read More »

Hay`ada Samafalka Geeska Afrika Oo Munaasibad Casho Ah Ku Maamuustay Dhalinyaro Ka Tirsan Dagmada Maxamuud Haybe. IYO Dardaarankii wasiirada Daawo Sawiro

0 Visits: 888 | Tuesday November 25, 2014 - 08:58:54
Munaasibad casho sharaf ah oo lagu maamusayey dhalinyaro soo dhamaystay Afar bilood oo khuruuq Diinaya ah,isla mar ahaantaana hore u ahaan jirtay dhalinyaro inta badan qas iyo rabshado ka sameeya xaafadaha dagmada Maxamuud Haybe oo ku magacooda la odhan jiray ARSENAL,ayaa xalay lagu qabtay hotel Ambassador…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweyne Obama Oo xalay Ka Hadlay Go'aankii Ay Soo Saaray Xeer Beegtidii Loo Saaray Dilkii Wiilkii Yaraa Ee Madowga Ahaa Ee Askariga Cadaanka Ahi Toogtay

0 Visits: 709 | Tuesday November 25, 2014 - 08:50:59
Waxa magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Maraykanka ka socda Mudaharaado waaweyn oo lagaga Soo Horjeedo Go'aanka ay soo saareen gudidii xeer beegtida ahayd ee loo saaray dilkii inankii yaraa ee Madowga ahaa ee askariga cadaanka ahi toogtay.

Read More »

Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

0 Visits: 963 | Tuesday November 25, 2014 - 08:34:23
Brazil ayaa wajihi doonta xulkii ay isku soo arkeen wareega 8da Koobka Adduunka ee Colombia iyadoo ay labada xul isku group ku noqdeen isku aadka Copa America 2015 oo la soo saaray

Read More »

Daawo Afshacabka Tv jaaliayada Somaliland Ee minnesota Oo Sidii Ugu Baladhaanay uU soo dhaweeyey Musharaxa jagada Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid

0 Visits: 729 | Tuesday November 25, 2014 - 08:21:23
Daawo Afshacabka Tv jaaliayada Somaliland Ee minnesota Oo Sidii Ugu Baladhaanay uU soo dhaweeyey Musharaxa jagada Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid

Read More »

Daawo: Xisbiga UCID oo Beeniyey Taageerayaal Ka Baxay Xisbiga UCID u Diga Rogteen Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 715 | Tuesday November 25, 2014 - 00:58:16
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yusuf Kayse cabdilahi oo saaka warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay jirin Taagerayaal ka baxay xisbigoodu

Read More »

DAAWO: Muj Cali Gurey oo Difaacay Warbaahinta Madaxa Bannaan kana Digay Saxaafad la'aan iyo cashuuraha lagu so rogay warbahinta

0 Visits: 654 | Tuesday November 25, 2014 - 00:52:47
"Cabdilaahi Cukuse Waxan leyahay, saxiibka xukumaddu wa bishoo 3 ahe, saxiibadaadii saxaafadda ha isa seegina" Muj Cali Gurey

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Muhiimadda Xuska Shirka Ganacsi Abuurka Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 650 | Tuesday November 25, 2014 - 00:13:33
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Dhalinyarada Somaliland ugu hamblyeeyey Fikradaha ganacsi iyo hal abuurnimo ee ay soo bandhigaan, isagoo ku dhiirigeliyey dhalinyarada inay noqdaan Ganacsatada Waddanka ee Mustaqbalka

Read More »

"Aan isku Darsano Muruqa, Maalka iyo Maskaxda si aynu Fikir Walba uugu Bedelno Ficil" Wasiirka Madaxtoyada JSL

0 Visits: 965 | Monday November 24, 2014 - 23:55:31
Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leyahay facebook iyo bloggiisa Guusha.com kaga dareen celiyey Shirka Todobaadka ee Hal-abuurka Ganacsiga‏ oo shalay lagu qabtay Hargeysa oo uu ka qaybgalay waxanu qoraalkiisu u dhigna sidan:

Read More »

Daawo:Xafladi UK somali achievement awards 2014 iyo Xilliga La Qaban Doono

0 Visits: 755 | Monday November 24, 2014 - 23:46:45
Xafladi UK somali achievement awards oo sannad Walba lagu Qabto Dalka Ingiriiska isla markaasna ay soo Qabanqabiso Ururka HAYA ayaa Sannadkan 2014 la Qaban Doonaa 6th Dec 2014‏

Read More »

Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Oo Dhambaal Tacsi u diraaya Madaxweynaha Somaliland‏

0 Visits: 822 | Monday November 24, 2014 - 23:12:47
Dhambaal Tacsi ah ka socota Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL oo Goor Dhoweyd loo qaybiyey Warbaahinta ayaa u dhignaa Sidan:

Read More »

Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Oo Madaxweynaha Ka Tacsiyadeeyey Geeradi Ku Time Walaalkii Oo Ku Geeryooday Dalka Ingiriiska

0 Visits: 667 | Monday November 24, 2014 - 21:06:48
Wasiirka Madaxtoyada Somaliland Xirsi Xasan Oo Ilahay Uga Baryay In Uu Janada Ka Waraabiyo

Read More »