Wararka

DAAWO: Sherkada INDHA DEERO Iyo Abu-yaasir Oo Cadeyay In Muranka Maxjarka Berbera Ka Dhashay Alaabo Ay La Hayeen Oo Lala Baxay.

0 Visits: 842 | Saturday November 08, 2014 - 00:01:32
Sherkada Indha-deero iyo Sherkada kale ee ay shuraakada yihiin ee Abu-yaasir ayaa sheegay in alaabo ay Maxjarkooda u dirsadeen oo sannad kasta dibu habayn lagu sameeyo ay si khaldan Dekeda ugala baxeen ganacsato kale oo ay wada shaqaynayeen kuwaas oo isku dayay inay maxjar kale ku furtaan. Mustafe Cabdi…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Xoqhayaha Shqada Ee Xsbiga Wadani Gobolka Togdheer Hindo Jaamac Iyo Xukumada Siilaanyo Maxaa Kala Haysta

0 Visits: 570 | Friday November 07, 2014 - 23:57:30
Xoqhayaha Shqada Ee Xsbiga Wadani Gobolka Togdheer Hindo Jaamac Iyo Xukumada Siilaanyo Maxaa Kala Haysta

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Maayirka Degmada Gabiilay Oo Macsuumad U Fidiyay Inuu Ku Yimaado Dalka Somaliland Maayirka Ka Mida Degmo Dalka Holland Ee Nederland.

0 Visits: 544 | Friday November 07, 2014 - 23:54:03
Daawo Afkashacabka Tv Maayirka Degmada Gabiilay Oo Macsuumad U Fidiyay Inuu Ku Yimaado Dalka Somaliland Maayirka Ka Mida Degmo Dalka Holland Ee Nederland.

Read More »

Dawo Muqaal:Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Sheegay Inay Mooshin Ugu Yeedhi Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska

0 Visits: 663 | Friday November 07, 2014 - 23:48:27
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Sheegay Inay Mooshin Ugu Yeedhi Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Taliyaha Booliska Arrintii Foosha Xumayd Ee Xildhibaanada Berbera Ay Ciidanka RRU-du Ku Fara Saareen

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Odyaasha Salaadiyiinta Cuqaasha Waxgaradka Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanada Magaalada Ceerigaabo Oo Maanta Xukumada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye Taageero Islagarab Tgaagay Una Diray Mucaaridka Fariin

0 Visits: 461 | Friday November 07, 2014 - 23:47:30
Daawo Afkashacabka Tv: Odyaasha Salaadiyiinta Cuqaasha Waxgaradka Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanada Magaalada Ceerigaabo Oo Maanta Xukumada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye Taageero Islagarab Tgaagay Una Diray Mucaaridka Fariin

Read More »

Maxaabiis Soomaaliyeed Oo Laga Siidaayey Jasiiradda Mauritius Iyo Carruur Ku Gubatey Jiddeh

0 Visits: 700 | Friday November 07, 2014 - 23:44:58
Saddex ruux oo Somali ah oo laba ka mid ah yihiin carruur walaalo ah ayaa geeriyooday kaddib markii ay ku neef-qabtoomeen dab ka kacay xaafadaha liita ee magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Saudi Arabia, sida uu sheegay Col. Siciid Saarah oo ka mid ah ciidamada difaaca shacabka Jiddah.

Read More »

Daawo Muqaal 140 Xildhibaan Oo Baarlamnka Somaliya Ah Ayaa Kalsoonidii Kala Noqday Raysal Wasaaraha Somaliya Hordhigayna Mooshin Xilka Lagaga Xayuubin Doono.

0 Visits: 509 | Friday November 07, 2014 - 23:44:00
Xildhibaanada Baarlamnka Somaliya Oo Kalsoonidii Kala Noqday Raysal Wasaaraha Somaliya Hordhigayna Mooshin Xilka Lagaga Xayuubin Doono.

Read More »

Daawo Afklashacabka Tv:Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Mashaariic Lagu Hormarinaayo Iskuulada Gobolka Sanaag Ka Fulisay.

0 Visits: 459 | Friday November 07, 2014 - 23:39:37
Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Mashaariic Lagu Hormarinaayo Iskuulada Gobolka Sanaag Ka Fulisay.

Read More »

tabarahii Iyo Xidiga Bisha October Ee Horyaalka Ingiriiska Oo La Bixiyay Yaase Qaatay?

0 Visits: 1013 | Friday November 07, 2014 - 17:49:03
West Ham ayaa aruursatay abaalmarinada bisha ee horyaalka Ingiriiska kadib markii macalinkooda Sam Allardayce loo magacaabay macalinka bisha October ee horyaalka, halka sidoo kalana xidiga bisha October la siiyay Diafra Sakho.

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 11-aad Ee Premiership-ka EnglandIyo Todobaadkan

0 Visits: 3700 | Friday November 07, 2014 - 17:39:03
Horyaalka England waxaa todobaadkan la ciyaari doonaa kulamadii 11-aad, dabcan kulanka ugu adag wuxuu ka dihici doonaa garoonka Anfield oo dhex mari doono kooxaha Liverpool Vs Chesle

Read More »

Daawo Musuulinyiinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Si Kuleel Uga Hadla Xukun Si Qarsoodi Ah Lagu Riday Dhalinyaro reer gar-adag ah

0 Visits: 707 | Friday November 07, 2014 - 16:50:50
Daawo Musuulinyiinta xisbiga wadani ee gobolka togdheer oo si kuleel uga hadla xukunsi qar soodi ah lagu riday dhalinyaro reer gar-adag ah

Read More »

JAALIYADDA SOMALILAND EE DALKA KUWAIT AYAA MAANTA SI BALAADHAB U SOO DHAWEEYAY FAADUMO SICIID + DAAWO SAWIRADA

0 Visits: 743 | Friday November 07, 2014 - 16:24:46
Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kuwait ayaa si heer sare ah u soo dhaweeyay Xogyaha Maaliyadda Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid.

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa Kulan uu ku dhiirigelinayey Ubadka Wax akhriska iyo Qoraalka ugu Qabtay Xarunt Maktabadda Naadiga ee Burco.

0 Visits: 1891 | Friday November 07, 2014 - 16:19:52
Kulankaasi oo ay soo Qaban qaabiyeen Hablaha Naadiga Halkaraan ayaa Caruurta loogu akhriyey Buugaag Tiro badan oo sheekooyin ay xiisaynayaan u badnaa, Akhriskaasi kadib waxa caruurtaasi yaryar oo Da'doodu u dhaxaysay 8 illaa 13 jir iyaga laftoodu akhriyeen Buugaag, iyagoo qaarkood suugaan ka tiriyey…

Read More »

Wiil Reer Australia Ah Oo Siduu Xuud U Badbaadin Lahaa Dhexgalay Libaax Badeedyo.

0 Visits: 1192 | Friday November 07, 2014 - 15:50:50
Wiil u dhashay dalkaasi Australia ayaa sameeyey qiso aad looga yaabay cidii aragtay,taas oo dadku sheegeen inay tahay mid ay film-mada ku daawan jireen oo keliyaata laakin aanay weli is odhan waxaad arki doontaan iyada oo dhab ah,

Read More »

WAR DEG DEG AH Lacagta Shilinka Somaliland Oo La Foojari-gareeyay, Oo Hargeysa lagu Arkay ,Dhaawaca Ay Gaadhsiin Karto Dhaqaalaha Muwaadiniinta Iyo Mooganaanta Baanka Dhexe

0 Visits: 2180 | Friday November 07, 2014 - 15:43:12
Sariflayaasha Magaalada Hargeysa iyo ganacsatada kale ee iibiya raashinka, ayaa ku jaho-wareersan qayb ka mid ah lacagta shilin Somaliland-ta ah oo la soo foojari-gareeyay.

Read More »

Dhegayso: Guddomiye Cirro oo Beniyey Hadaladii Hogaanka Kulmiye kana Hadlay Shaqaaqadii ka dhacday Berbera.

0 Visits: 695 | Friday November 07, 2014 - 13:46:19
Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal dhawaan uu warbaahinta mariyey guddoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah KULMIYE Md:Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Manchester City oo u gacan haadinaysa Pep Guardiola

0 Visits: 1086 | Friday November 07, 2014 - 13:36:45
Kooxda Manchester City ayaa qorshaha ku darsatay in ay xagaaga soo socda gagada Ethihad keento macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola.

Read More »

LIVERPOOL OO XIDHIIDH JOOGTO AH LA SAMAYNAYSA DA'YARKEEDA AMAAHDA KAGA MAQAN EE DIVOCK ORIGI

0 Visits: 944 | Friday November 07, 2014 - 13:27:36
Tababaraha Liverpool ee Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday inay daraasaynayaan bandhiga kasta oo uu sameeyo da'yarka amaahda kaga maqan ee Divock Origi kaas oo amaah hal xili ciyaareed ah kula jooga kooxdiisii hore ee Lille.

Read More »

Raisul Wasaaraha Yaman Oo Dadka Facebook-ga Isticmaala Ka Codsaday In Ay Ka Caawiyaan Xulidda Wasiirada Xukuumadiisa.

0 Visits: 708 | Friday November 07, 2014 - 13:22:28
Raisul Wasaaraha dalka Yemen ayaa markii ugu horeysay ee taariikhda boga ay bulshadu kuwada xidhiidho ku baahiyay codsi uu u jeedinayo bulshada dalkiisa oo ku aadan in ay la soo xulaan golihiisa wasiirada.

Read More »

Maayirka Degmada Gabiley Oo Kullan la Yeeshay Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland iyo Waji Cusub oo Ufurmay Xidhiidhka Labada Degmo Ee Wadamada Somaliland Iyo Holland + SAWRO

0 Visits: 817 | Friday November 07, 2014 - 13:14:36
Duqa Degmada Gabiley ayaa Maanta kullan kula yeeshay Dawlada Hoose ee Hardenberg Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland Peter Snijders .

Read More »