Wararka

SPORTS: Kulamadii Shalay Iyo Xalay Ee Horyaalada Qaarada Yurub iyo Manchester United Oo Markale Barbaro Gool La'aan ah Lagashay Burnley

0 Visits: 1288 | Sunday August 31, 2014 - 11:57:35
Waxaa wali sii socota dhibaatada haysata kooxda Manchester united kadib markii ay barbaro gool la'aan ah la gashay kooxda Burnley oo xili ciyaareedkan ku soo biirtay horyaalka ingiriiska;

Read More »

Ciidamada Dawladda Ee Ukrain Oo Ka Baxay Magalooyin Ka Mid Ah Bariga

0 Visits: 1016 | Sunday August 31, 2014 - 11:33:08
Ciidamada dowladda Ukraine ayaa ka baxaya labo magaalo oo bariga Ukraine kaddib cadaadis soo cusboonaaday oo kaga yimid falaagada Russia taageersan.

Read More »

Gudidad Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Go'aankii Uu Madaxwaynuhu Ku Kala Diray

0 Visits: 826 | Sunday August 31, 2014 - 11:19:50
Guddoomiyaha ayaa ku cel-celiyay in ay haboon tahay in ay xukuumada Ay dayso Komiishanka Doorashooyinka

Read More »

Madaxdhaqameedka Bariga Sanaag Oo Xukuumadda Ka Codsaday In Oday Deegaanka Ah Xoriyadiisii Loo So Celiyo

0 Visits: 807 | Sunday August 31, 2014 - 11:07:06
Duqeyda iyo madaxdhaqameedka beelaha Warsangari, ee xiligan ku sugan Shirka beelahaasi uga socda Degmada Xiingalool,

Read More »

Daawo Muqaal:Cabdi Good Oo Caawa Barnaamijkiisa Isir Raaca Af Soomaaliga Ku Falanqeeyay Hees Uu Qaado Axmed Rasta

0 Visits: 2073 | Sunday August 31, 2014 - 11:02:52
Heestii Ahmed Rasta Markaad igu qabto Naasaha oo kamida Heesaha uu Qaado Fanankani oo Uu Kaga Hadlay Barnaamijkan Abwaanku

Read More »

"Mucaarid La Taageeraa, Mucaarid La Taageero Ayuu Leeyahay, Nabad-gelyada Somaliland Haddii Ay Wiiqanto, Ta Itoobiyan-na Way Qiiqmi Doontaa" Cali-Gurey

0 Visits: 778 | Saturday August 30, 2014 - 19:43:02
Mujahid Cali Gurey oo si adag ugahadlay Xaallada Saaxdheer iyo dhawaaqa Itobiya iyo Reer Galbeedka

Read More »

Daawo:Wasiir Qarka U Saarmay Inuu Xilkiisa Waayo Iyo Jawiga Uu Kala Kulmay Mudanayaasha Wakiilada Ansixintiisii Maanta

0 Visits: 866 | Saturday August 30, 2014 - 19:30:27
Wasiir Qarka U Saarmay Inuu Xilkiisa Waayo Iyo Jawiga Uu Kala Kulmay Mudanayaasha Wakiilada Ansixintiisii Maanta

Read More »

Daawo: Murashaxa Madaxweyne kuxigenka ee Xisbiga UCID oo si Ballaadhan loogu soo Dhoweeyey Dalka iyo Nuxurka Qodobadi uu ka hadlay

0 Visits: 995 | Saturday August 30, 2014 - 19:30:26
Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Ucid Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Maanta Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa .

Read More »

Daawo: Jamal Ali Hussein oo Mar kale ka hadlay Labada Diiwaangelinood ee Xukuumaddu Dalka ka Samaynayso iyo Shidaal Yaraanta Dalka.

0 Visits: 1405 | Saturday August 30, 2014 - 19:18:39
"Xukuumaddu yaanay marnaba isku dayin inay carqalado badan geliso arrimaha doorashooyinka .." Jamal ali husein Murashaxa Madaxweyne xisbiga UCID Dhegayso

Read More »

Anaga Dhuxulow Iyo xasanka soo diray iyo Inamadaa Masaakiinta Ee muqdisho Jooga Ee... Wasirka Warfaafinta somaliland

0 Visits: 903 | Saturday August 30, 2014 - 19:06:29
Anaga Dhuxulow Iyo xasanka soo diray iyo Inamadaa Masaakiinta Ee muqdisho Jooga Ee... Wasirka Warfaafinta somaliland

Read More »

DAAWO: Hablaha Jahliyadda Australia Iyo Haweenka Gobolka Sanaag Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyay Gudidda Dhismaha Waddada Ceerigaabo

0 Visits: 924 | Saturday August 30, 2014 - 16:34:08
Guddiga Dhismaha Waddada Cerigabo, iyo Masuliyinta Degmada Ceerigaabo ayaa lacagtaasi kala wareegay Hablaha Qurbajooga ee Deeqda soo gaadhsiyey

Read More »

"Dalkayaga Gudihiisa waxaanu ka yeelayno, Nabadiisu siday ku sugmayso iyo Qaranimada Somaliland sid lo adkaynayo kala tashan Mayno Qof aan Dalkayaga iyo Dadkayaga midna ahayn" Wasiir Cukuse

0 Visits: 1038 | Saturday August 30, 2014 - 15:16:18
xukumada somaliland oo Jawaabtii Abid Ugu Kululayd Siisay Xukuumadda somaliya Iyo Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Oo Burburay.

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Xukuumadda Ku Taageeray Tallaabadii Degmada Saax-dheer Lagaga Sifeeyay Maleeshiyaadkii Khaatumo,

0 Visits: 921 | Saturday August 30, 2014 - 15:07:25
Meel Adagna Iska Taagay Baaqii Reer Galbeedka iyo QM Odhaahyada Xisbiyada Mucaradka iyo QM isu mariyeen Warbaahinta waxa kamid ahaa:

Read More »

Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha & Gobolka Saaxil oo ka hadlay muhiimadda Biyo xidheen lagu sameeyo Dooxa

0 Visits: 705 | Saturday August 30, 2014 - 07:43:09
Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha & Gobolka Saaxil oo ka hadlay muhiimadda Biyo xidheen lagu sameeyo Dooxa

Read More »

Fashilada Raysal-Wasara Somaliya ee Gacan siinta Khaatumo Hubka,Daad-Guraynta + Digniinta Beesha Hawiye U Jeedisay

0 Visits: 1215 | Friday August 29, 2014 - 23:14:53
"Kuwo U Hanqal Taagaya Inay Burburiyaan Nabadda Somaliland, Waxaan Leeyahay Haddaad Ku Sii Socotaan Arrintu Saax-dheer Way Ka Ballaadhanaysaa, Hadday Libaax Aayd, Maroodi-bay Tageysaa…" Afhayeenka Madaxda dhaqanka Hawiye

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0 Visits: 1006 | Friday August 29, 2014 - 23:11:44
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxwaynaha Dalka Turkiga Oo La Dhaariyay.

0 Visits: 1016 | Friday August 29, 2014 - 23:06:21
Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah maanta loogu dhaariyay, Rajeb Dayib Ordogan, waxaanu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyay ee shacabka dalka Turkigu soo doortaan ama codkooda ku yimaada kursiga.

Read More »

Guddoomiye Xigeenka Akademiyadda Horumarinta Cilmiga Ee Gobolka AWDAL Oo Ceerigaabo Lagu Soo Dhaweeyay

0 Visits: 793 | Friday August 29, 2014 - 23:02:34
Qaar ka mid ah dhallinyarada gobollada dalka Saoomaaliland oo waayihii u danbeeyeyba kulamo mudooyin badan qaatay ku lahaa caasimadda dalka ayaa ku soo gabagabeeyey booqashooyin ay ku kala marayeen gobollada Galbeedka iyo Bariga.

Read More »

Wasiirrada Dibadda Iyo Gudaha Somaliland Oo La Kulmay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya & Madax Kale

0 Visits: 769 | Friday August 29, 2014 - 22:55:20
Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamhuriyada Somaliland, oo shalay gaadhay Magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya, ayaa la kulmay Masuuliyiin muhiim ah oo tirsan xukuumadda Raysal-wasaare Haile Mariam.

Read More »

Beesha Caalamku Waxba Anaga Nooma Qabato DalkaninaSomaliland Dal Burburay Buu Ahaa Oo Dadkiisaa Dhistay.....Faysal Cali Waraabe.

0 Visits: 847 | Friday August 29, 2014 - 16:29:57
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal cali Waraabe ayaa markii ugu horrayssay ka Hadlay Dagaalka ciidanka qaranku ku qabsadeen magaalada Saax-dheer,

Read More »