Wararka

Daawo:Wasiir Samaale oo Bulshada Somaliland u soo jeediyey inay waxqabadka iyo horumarka la gaadhay ka abaal celiyaan, Rajo na ka muujiyey in Xukumadda Siilanyo Mar kale ku guleysato Talada Dalka

0 Visits: 875 | Wednesday July 16, 2014 - 12:00:31
Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdi-casiis Maxamed Samaalle ayaa saadaaliyay in shacbiga Somaliland ay doorashada madaxtinimadda ee ...

Read More »

Axmed Cabdi Xaabsade Oo La Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga WADDANI, iyo Xisbiga Waddani oo ka hadlay

0 Visits: 1242 | Wednesday July 16, 2014 - 11:48:00
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey dedaallo ay sheegeen in xukuumadda talada Somaliland haysaa ay ku hor-joogsanayso...

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay Dalka ingiriiska iyo Masuliyiinta Safaaradda iyo Jaaliyadda Somaliland oo si diiran u soo dhoweeyey

0 Visits: 1077 | Wednesday July 16, 2014 - 10:17:10
Madaxweynaha iyo waftigiisa ayey si wayn Usoo dhawweeyeen madaxada safaaradda Somaliland ee Wadanka UK Iyo jaaliyadda Somaliland ee UK oo aan u kala hadhin

Read More »

Daawo : Guddiga Dhismaha Masjidka Saalixiyada oo Lacag Dhan $6502 Lix Kun Shan Boqol iyo laba Dollar Ah kala wareegay Qurbajoog reer somaliland ahi

0 Visits: 766 | Wednesday July 16, 2014 - 10:01:30
Masjidka Saalixyada ee Magaalada Burco oo Ah Masjidka ugu Da'da weyna masajidda Burco lana dhisay 1901 dii ayaa lagu wada dib u dhis iyo ballaadhin, waxana deeqdani soo dhiibay Haween reer UK ah

Read More »

Madaxwayne Obama oo Aqalka Cad Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dawlada Somaliya 30 Sano Kadib Ku Yeelatay Dalka USA.

0 Visits: 829 | Wednesday July 16, 2014 - 09:50:47
Waa markii u horeysay ee Madaxweyne Obama kulan la yeesho safiir ka socda Dawladda Somalia

Read More »

Daawo: Golaha Guurtida JSL oo Warbaahinta uga Digey Baahinta Baahinta Wararka Beelaysan ee Nabadgelyada Wax yeelaya.

0 Visits: 703 | Wednesday July 16, 2014 - 09:26:57
Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida oo Warbaahinta kulan la qaatay ayaa ku waaniyey inanay baahin wararka beelaha ee xanafta leh,kuwaso bay yidhaahdeen wax u dhimi kara nabadgelyada qaranka

Read More »

Daawo: Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la qaatay Raisuwasaaraha itoobiya iyo nuxurka wixii ay ka wada hadleen

0 Visits: 724 | Wednesday July 16, 2014 - 08:57:51
Madaxweyne siilanyo iyo weftigiisa ayaa ku sugna 2 habeen waddanka Ethiopia halkaas ay kulamo lagaga wada hadlayo xidhiidhka labada kula yeelanayan madaxda dalkaasi

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Qaadhaan Lacag loogu Deeqay Dhismaha Waddada Ceerigaabo kala Wareegay Xubno Qurbajooga Reer Somaliland ku soo Hagaajiyeen

0 Visits: 717 | Wednesday July 16, 2014 - 08:45:16
Xubnahan oo isugu jirey Culimo awdiin iyo wasiiro xukuumadda ka tirsan iyo weliba Xubno qurbajoog ah, waxayna sheegeen in dadweynuhu aad ugu hanweyn yihiin dhismaha waddadaas

Read More »

Wasaaradda Beeraha oo ka Warbixisay Wejiga labaad ee Baabiinta Sunta Ayaxa ee ku aasan Wersheddii Burburtay

0 Visits: 914 | Wednesday July 16, 2014 - 08:29:15
Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa bilawday wejigii labaad ee hawl gal ay ku baabinayso Sunta faaftay ee ku jirtay xaruntii Ayaxa

Read More »

Mareeyaha Guud ee Shirkadda Laydhka HECO oo ka warbixiyey Faaidooyin uu keenay Midowgii Shirkadaha Laydha kana jawabay Cabashoyin shirkadda uga imanaya Bulshada

0 Visits: 961 | Wednesday July 16, 2014 - 08:16:25
waxa uu maareeyuhu sheegay ina midawgii shairkadahani ay usoo hooyeen sumcad badan dalka iyo gobolkaba maadaama oo ay far shirkadood isu tageen taasina ay tahay dhiirigalin xaga bulshada ah

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay, Lacagta Ku baxday mashuuca Seerayaaasha Iyo Cida Ka Maalgelisay

0 Visits: 1244 | Tuesday July 15, 2014 - 19:56:21
Xukuumadda Somaliland oo soo bandhigtay mashuuraca seerayaasha, ujeedada laga leeyahay, kharashka ku baxay iyo cidda Somaliland ka taageertay. Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi AW Daahir Cali, ayaa

Read More »

Darawalada Gaadiidka Yar Yar ee Bajaajta oo ka qayliyey cashuur dul saar ah oo ay dawlada hoose ee Burco ku soo Rogtay

0 Visits: 1073 | Tuesday July 15, 2014 - 19:46:45
Gudida iyo dirawaliinta gadiidka yar yare e bajaajta loo yaqaano ee ka hir gashan magalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa si weyn uga cawday cashuur dheeraad ah oo ay dawlada hoose ee magalada burco ku kordhisay cadadkii cashuurihii hore looga qaadi jiray iyo tacadiyo kale oo ay sheegeen in…

Read More »

Xamaas oo ku gacan saydhay baaqii xabad joojinta iyo isra'iil oo duqaymihii Qaza dib u biliwday

0 Visits: 1119 | Tuesday July 15, 2014 - 19:12:21
Isra'iil ayaa dib u billawday duqeymana ay la beeg sanayso marinka Qaza, saacado kaddib markii ay oggolaatay hindisaha xabadjoojinta ee Qaza. Ururka Xamaas ee maammula Qaza ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn hindisaha xabadjoojinta, waxaa uuna sii waday gantaallaha uu ku ridayo Isra'iil xitaa…

Read More »

Daawo:Qaabkii loo xukumay loona dilay Laba Nin oo Hore Dil uu Geystay ...

0 Visits: 1445 | Tuesday July 15, 2014 - 18:53:22
Xukun Maxkamada Askarta Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah. Fulinta xukunka ayaa soo martay heerar kala duwan waxaana xukun ku dhacay ka dib maanta la fuliyay xukunkaasi…

Read More »

DAWO:Waa ayaan daro in xildhiban bukhari oo la garanayo taarikhdisa uu masulyinta Xisbiga wadani wax ka sheego+Xil. ka jawaabay hadalki Xil.bukhari

0 Visits: 1212 | Tuesday July 15, 2014 - 16:32:25
Xildhibaan c/qaadir jibril tukale oo ka midaa xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland kana midaa xildhibaanada xisbiga wadani ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay

Read More »

DAAWO:maleeshiyo hubaysan oo maalin cad weerar ku soo qaaday garoonka diyaaradaha caasimada wadanka liibiya+shacabka oo tabay macamar al_qadaafi

0 Visits: 1074 | Tuesday July 15, 2014 - 15:53:02
Garoonka diyaaradaha ee Tripoli international Airport ee caasimada wadanka liibiya isla markaana ku yaala banaanka magaaladaasi ayaa waxa goor maalinimo cad ah weerar laba jiho ah ku soo qaaday malaashiyaad wata isla markaana ku hubaysan gaadiidka tiknikada oo fara badan waxaanay khal khal

Read More »

Madaxweyne obama oo Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo ka Gudoomay Safiirka Somaliya u Fadhiisan Doona Wadanka Maraykanka

0 Visits: 783 | Tuesday July 15, 2014 - 15:06:52
Madaxweynaha Dalka maraykanka barack obama ayaa malintii shalay oo isniin ku beegnayd waxa uu qaabilay safiirka cusub ee somaliya u fadhiisan doona wadanka maraykanka cumar c/rashiid cali sharmaake waxaana uu ka gudomay waraaqihii aqoonsiga ee safiirnimo iyadoo waraaqahaasi lagaga gudoomay munaasibad…

Read More »

Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland oo kulan la yeeshay tvyada madaxa banaan ee Dalka

0 Visits: 967 | Tuesday July 15, 2014 - 14:30:22
Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa manta kulan gaar ah la yeeshay warbaahinta madaxa banana gaar ahaana tvyada madaxa banan ee dalka laga lee yahay oo ka koobnaa afar tv ,waxaana kulan kan ay u jeedadiisu ahayd sidii ay tvyada madaxa banaani aanay u baahinin wararka qabyaalada ah…

Read More »

Isra'iil oo aqbashay heshiiska xabad joojinta ah ee ay masar ku baaqday iyo milatariga xamaas oo dhinaciisa ku gacansaydhay arintaasi

0 Visits: 927 | Tuesday July 15, 2014 - 14:00:32
Dowlada Isra'iil ayaa aqbashay heshiis xabadjoojin ah oo ay soo bandhigtay dowlada wadanka masar,balse garabka milatariga ee xamaas ayaa arintaasi ku gacan saydhay Golaha wasiirada amaanka ee Isra'iil ayaa kulan ay yeesheen waxay ku sheegeen inay oggolaadeen heshiiska xabadjoojinta,balse waxay…

Read More »

Daawo Sawiro:Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka Gadiidka Cirka Maxamuud Xaashi oo London shir kaga qayb galay.

0 Visits: 1343 | Tuesday July 15, 2014 - 12:57:26
Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gadiidka Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi, Madaxa Ciidanka Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (Ina Canbaro) Aqoonyahan Huseen Magaaladda London,

Read More »