Wararka

Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

0 Visits: 756 | Friday June 06, 2014 - 11:28:54
Raila Odinga Oo Booqday xaafada Islii Ee Somalidu Degentahay Oo Baryahaba Laga Tarxiilayay Dadka Somalidaa.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.

0 Visits: 1353 | Friday June 06, 2014 - 03:32:25
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyay Kulnkii Uu Imaaradka Kula Qaaday Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo U Garnaqay Musharaxa Cisbiga Ucid Mr Jamaal+ Wareysi Xasaasiya.

Read More »

Burco:Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

0 Visits: 883 | Thursday June 05, 2014 - 22:28:04
Burco(AFK):- Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

Read More »

DAAWO: XUSKA MAALINTA DEEGAANKA ADDUUNKA OO LAGA XUSAY CEERIGAABO

0 Visits: 799 | Thursday June 05, 2014 - 19:33:27
Masuliyiinta Wasaaradda Degaanka iyo horumarinta reer miyiga ee gobolka sanaag iyo maamulka gobolkaasi ayaa ka hadlay xuska maalintani

Read More »

DAAWO: RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD

0 Visits: 2041 | Thursday June 05, 2014 - 19:23:05
RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD DAAWO FILMKA CUSUB

Read More »

Daawo:Iskaashatada Gaadiidka Waaweyn Ee Tawfiiq Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Xafiis cusub Oo Ay Ka Dhisteen Magaalada Berbera

0 Visits: 690 | Thursday June 05, 2014 - 19:13:39
Xafiiskan ayuu u Hirgaliyay iskaashatada Maareeyaha Dekedda Caalamiga Ah Ee Magaalada Berbera

Read More »

Daawo: Wasaaradda Degaanka iyo horumarinta Reer Miyiga ee G/Togdher oo xus balladhan u samaysay Maalinta Degaanka

0 Visits: 742 | Thursday June 05, 2014 - 18:02:25
Xuska maalinta Degaanka oo loo asteeyey 5june ayaa halku dhig looga dhigay BEER HAL GEED, iyadoo ay halkaas ka hadleen Masuliyiinta Wasaaraddaasi ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Wasiirka Diinta iyo Awqaafka Somaliland oo furay Dawro Cilmiyeed socon doonta 2 maalmood oo ay ka qaybqaadanayaan Imaamyada Masaajida Burco

0 Visits: 767 | Thursday June 05, 2014 - 17:45:23
Wasiirku wuxu ka warramay ahmiyadda ay leedahay imaamnimadu, isago xusay inu ku faraxsanayhay inu markii u horeysay Dawro diini ah ka furo meel ka baxsan caasimadda

Read More »

Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB - BARI oo saka lagu caleemo saaray Gobolka Togdheer iyo Qaabkii ay u dhaceen Munasibadihi Caleemo Saarka iyo Caano shubku + SAWIRO

0 Visits: 1359 | Thursday June 05, 2014 - 16:06:31
Madal Meeqaamkeedu Sarreeyey oo ay soo Buux dhaafiyeen Wasiiro, agaasimayaan Maamulada heer Gobol iyo degmo ee Burco, iyo Berbera iyo in ka badan 21 Suldaan oo kala Yimi Gobolada Dalka aya lagu caleemo Saray Suldaan Maxmed Ismacil Jamac Foolgaawe

Read More »

Daawo Muqaal: Guddomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo Dalka ku soo laabtay Kana Hadlay Xaaladda Dalka iyo xisbiga Kulmiye

0 Visits: 721 | Thursday June 05, 2014 - 15:37:50
Guddomiyuhu wuxu sheegay inay mucaarad ahaan Wadani iyo Ucid dhinacooda ka gelayaan dhexdhexaadin khilaafka xisbiga kulmiye Dhegayso:

Read More »

BASHAR AL-ASSAD OO MAR KALE LOO DOORTAY MADAXWEYNAHA SUURIYA

0 Visits: 871 | Thursday June 05, 2014 - 15:35:11
Madaxweynaha Suuriya ayaa dib loogu doortay Bashar Al-assad ka dib doorasho wadankaasi ka qabsoontay.

Read More »

Daawo: Guddiga Xuquuqul insaanka Qaranka ayaa kormeer ku tegey Magaalada Laascaanod ee Xarunta Gobolka Sool

0 Visits: 770 | Thursday June 05, 2014 - 15:31:43
Waxay Guddigu kormeerkooda ku tageen Xabsiga Dhexe ee magaalada iyo maxkamadda Gobolka

Read More »

Markab weyn oo Ethiopia u sida Shixnad ayaa ku soo xidhanaya Dekedda Berbera.

0 Visits: 869 | Thursday June 05, 2014 - 15:28:31
Markabka ayaa sida Qalabka wax lagu dhiso,wuxuuna alaabta u sidaa Kililka 5-aad ee Itoobiya.

Read More »

Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Prof: Axmed Ismaciil Samatar Siiyey HCTV

0 Visits: 704 | Thursday June 05, 2014 - 15:18:45
Waraysiga lala yeeshay wuxu professorku si weyn ugaga hadlaya qaddiyada somaliland iyo weliba siyaasada Soomalida.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Guddoonsiiyay Guddida Wadada Baligubadle 100,000$ (Boqol Kun Oo Dolar) +Sawiro

0 Visits: 798 | Thursday June 05, 2014 - 15:08:09
Wasiir Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maareeyaha hay'ada Wadooyinka oo hogaaminaaya wefti balaadhan oo ay ka mid ahaayeen

Read More »

SULDAANKA GUUD EE SUBEER AWAL OO GUDDIDA GUURTIDA EE XALLINTA KHILAAFKA KULMIYE U SOO JEEDIYEY INAANAY DHINACNA U HIILIN GARABYADA KULMIYE

0 Visits: 1137 | Thursday June 05, 2014 - 15:02:50
Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa guddida golaha guurtida u soo jeediyey inay hab caddaalad ah ku xaliyaan khilaafka Kulmiye ee ay gacanta ku hayaan. Waxa uu soo jeediyey in la ilaaliyo amaanka Somaliland.

Read More »

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo ku baaqay in Xalka Khilaafka kulmiye loo Daayo Golaha Guurtida

0 Visits: 778 | Thursday June 05, 2014 - 09:54:27
"Danta ummaddu waxay u jirtaa in guurtida loo daayo inta ay ka gun gaadhayaan khilaafka KULMIYE" Xasan Cise Jamac

Read More »

Daawo: Sh Umal oo Muxaadarooyink Qiimo Badan ka Jeedinaya Masjidul Madiina Maalmahan uu jogay Burco

0 Visits: 1831 | Thursday June 05, 2014 - 09:09:22
Sheekha waxa muxaadarooyin ku saabsan Guurka iyo Taqwada 2 habeen oo isku xigta ka jeediyey masjidul madiina, isagoo sheekhu ka jawaabaya su'aalo tiro badan oo dadku soo waydiiyeen

Read More »

DAAWO MUUQAAL: Sidii Maraykanka Iyo Kooxda Taalibaan Ula Kala Wareegeen Maxaabiista

0 Visits: 844 | Thursday June 05, 2014 - 08:53:57
Kooxda Talibanka ayaa maanta siidaayey filim muujinaya qaabkii ay maxaabiista isku dhaafsadeen Dowlada Maraykanka.

Read More »

DAAWO: HEESTII UGU DANBAYSAY EE LOO QAADO MADAXWEYNE SIILAANYO IYO FANAANADII NIMCO YAASIN CARAALE

0 Visits: 2677 | Thursday June 05, 2014 - 08:31:10
"KASBATOO DADKAAGII, KUU WADA DUCEEYEEN, SHANTA KALENA NOO HAY IYO WELIBA KAALKAAL"

Read More »