Wararka

Yaya Toure Oo Bixiyay Waraysi Qiiro Leh:"Waan Ku Faanaa Inaan Ahaado Afrikaan".

0 Visits: 1550 | Saturday April 19, 2014 - 08:03:05
Laacibka kooxda Man City Yaya Toure ayaa siiyay maanta BBC Sport waraysi aad u qiiro badan kaas oo uu kaga hadlay in la faquuqo maadaama uu yahay Afrikaan,Toure oo kamid ah 6-da laacib ee u sharaxan laacibka ugu fiican Premier League

Read More »

Atletico Madrid Oo 6 Dhibic Ku Qabatay Hogaanka Laliga Kadib Guul Ay Ka Gaartay Elche.

0 Visits: 1228 | Saturday April 19, 2014 - 07:58:12
Kooxda Atletico Madrid ayaa caawa gaartay guul ay u qalantay taas oo u fududaysay inay 6 dhibic ku qabato hogaanka horyaalka kadib markii ay 2-0 ku garaaceen kooxda Elche oo marti u aheyd, Miranda iyo Diego Costa ayaa ka caawiyay Atletico Madrid guusha ay ka gaartay caawa kooxda Elche.

Read More »

Daawo Video: Muwaadin Ka Qayb Qaado Jidka isku xidha Baligubadle iyo Hargaysa Oo labilabay

0 Visits: 1748 | Saturday April 19, 2014 - 07:46:27
Muwaadin Jidkan waxa uu halbawle uyahay Dalka taasi oo ah Xaruunti ugu waynayd ee SNM Laga xukumi Jiray Gobolka Baligubadle waxa uu kaalin wayn kasoo qatay jirataanka iyo xoraynta Somaliland

Read More »

Daawo:Muqaal Xuska Asaska Cidamada IRAN Oo Sobandhigay Dholo Tus Baldhan

0 Visits: 1507 | Saturday April 19, 2014 - 07:15:05
Madaxweyne Hassan Ruhani oo isagu ka hadlay xuskaas ayaa sheegay in Iran tahay waddan nabad galyo iyo wada hadal, cid ay daandaansataana aanay jirin ee ay aduunka oo dhan nabad ugu baaqayso.

Read More »

Xukumadda Somalil oo ka hadashay tallaabada ciidamada qaranka Somaliland ku gaadheen degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaasi oo xarun u ahayd kooxda Khaatumo.

0 Visits: 702 | Friday April 18, 2014 - 19:38:50
Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in ciidamada qaranku halka ay tageen ay tahay Somaliland isla-markaana ay waajibaadkooda qaran gudanayaan, waxayna Maamul gobolleedka Puntland uga digtay inay dagaal oogaaal noqdaan oo ay mandaqadda qas galiyaan.

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Addis-Ababa Kula Kulmay Madaxwaynaha Itoobiya, Maantana Dalka Ku Soo Laabtay

0 Visits: 665 | Friday April 18, 2014 - 19:30:22
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland md C/raxman Saylici ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Itoobiya

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo intii anu ka soo dhoofin Madarka Djibouti La kulmay Safiirada Dalalka Falastiin iyo Turkiga ee fadhigoodu yahay Jabuuti‏

0 Visits: 573 | Friday April 18, 2014 - 19:21:47
Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan waxa uu Dalka Jabuuti kula kulmay Safariirada Dalka Jabuuti u fadhiya labada wadan ee Falastiin (Ambassador Jamaal CabdilaahI Gasaas) iyo Turkiga (Ambassador Xasan Yaauus) ka dibna waxay u soo duuleen Dalka Jamhuuriyada Somaliland…

Read More »

Daawo: Garaad Jamac Garaad Ismaciil oo ah Garaadkii ugu miisanka Cuslaa Khatumo oo si weyn loogu So dhoweyey Hargeysa iyo Kooxdii Khatumo oo Burburtay

0 Visits: 917 | Friday April 18, 2014 - 19:07:56
Waxaan loo kala hadhin soo dhawaynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoonka Diyaaradaha Cigaal ka soo degay ka dib markii uu dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Madaxtooyada JSL, Dhegayso..

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi X Xasan Cali Oo Maanta Kula Kulmay Dalka Djbouti Safiirada Falastiin Iyo Turkiga

0 Visits: 613 | Friday April 18, 2014 - 19:07:53
Djbouti(AFK)-wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane.Xirsi X Xasan Cali Oo Maanta Kula Kulmay Dalka Djbouti Safiirada Falastiin Iyo Turkiga

Read More »

Gudidii Xukuumadu u dirtay Qaarada Yurub oo Ethiopia soo gaadhay Kulamana la Qaatay Safiirka Somaliland u Fadhiya Ethiopia.‏

0 Visits: 755 | Friday April 18, 2014 - 13:21:50
Adis Ababa "Ethiopia" Wafigii Somaliland ee socdaalka u tegayey qaaradayurub ayaa soo gaadhay Caasimad dalkaa Ethiopia ee Adis Ababa,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Waramay Kulan Wefti Uu Hoggaaminayaa La Yeesheen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Iyo Shaqada Ee Jabuuti

0 Visits: 703 | Friday April 18, 2014 - 13:16:59
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa shalay kulamo la yeeshay masuuliyiin ka mid ah xukuumadda Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Xukuumadda Somaliland, ayaa ansixisay xeerka la dagaalanka Argixisada iyo xeerka waxbarashada.

0 Visits: 743 | Friday April 18, 2014 - 13:14:39
Afhayeenka Madaxtooyada JSL oo shirkii Golaha Wasiirrada ka dib sina saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay dhawr qodob oo lagaga hadlay shirkii fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiistii shalay, waxaanu yidhi

Read More »

Daawo: Maamulka Gobolka Togdheer oo ku dhawaaqay Xayiraad ay ku soo Rogeen Hantida ay leeyihiin Reer Dalab Muuse oo ka mid ah Qoysaska Burco

0 Visits: 946 | Friday April 18, 2014 - 13:07:38
Go'aanka Xayiraada lagu saaray Hantida reer Dalab Xaji Muse ayaa ka yimi sida maamulka Gobolku sheegay Guddiga Turxaan Bixinta ee Gobolka

Read More »

Shirkada Xawilaada Lacagta Ee Dahabshiil Iyo Baanka Barclays Oo Heshiis Gaadhay.

0 Visits: 652 | Friday April 18, 2014 - 09:00:47
Shirkadda Xawilaada Lacagaha ee Dahabshiil iyo Bankiga Barclays Bank ee dalka Britain ayaa si wada jir ah u gaaray heshiis, kaasi oo meesha ka saaraya dacwaddii dhinaca maxkmadda ee labada dhinac u dhaxaysay.

Read More »

Wasiir Cabdi Aw-Daahir Oo U Duur Xulay Hogaanka KULMIYE, Sheegayna In Madaxweyne Siilaanyo Hoggaamiyo Xisbiga

0 Visits: 826 | Friday April 18, 2014 - 08:56:22
Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw-daahir, ayaa shalay madal la is-kugu yimid weedho siyaasaddeed oo duur-xul ah ku ganay Hoggaanka xisbi-xaakimka KULMIYE ee talada dalka haya,

Read More »

Dawladda Kenya Oo Shacisay Inay Safaarad Ka Furanaysa Somaliland

0 Visits: 809 | Friday April 18, 2014 - 08:47:11
Dawladda Kenya ayaa caqbashay inay Somaliland ka furato xafiis dublamaasiyadeed, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibbada Oo Safar Aan La Shaacin Ugu Baxay Dalka Itoobiya Diyaarad Khaasna Ah Hargaysa Ka Raacay.

0 Visits: 669 | Friday April 18, 2014 - 08:43:31
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis Ayaa Galabta U Kicitimay Dalka Itoobiya,

Read More »

Daawo:-Guddoomiye Ku Xiggeenka Koowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Xukumada U Soo Jeediyey In Ay Dalka U.K U Sheegto In Uu Dalku Nabad Yahay.

0 Visits: 647 | Friday April 18, 2014 - 08:36:09
Gudomiyaha waxa kale oo ugu baaqay inay Ay Dawladu ka furaysatay jidka udhaxaya Djabuti iyo Somaliland oo muddo laba cisha aan loo baxin

Read More »

Daawo Muqaal Dawlada Hose Ee Dagmada Burco Oo Yeeshay Kalfadhiga 8aad Oo ay Ku ansaxiyeen In Xafada Actober ay maga kabadalaan

0 Visits: 892 | Friday April 18, 2014 - 08:28:43
kalfadhigan oo ahaa mid xasasi ah oo qaatay muddo laba cisho ayaa lagu ansaxiyay qodobo badan oo oo ay kimd yahay in laga hirgaliyo gudaha magalada Burco waddo 10km ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Ciidamada Qaranka Asluubta Somaliland Oo Tababar Dhinca Horimarintaa Loo Soo Afmeeray.

0 Visits: 727 | Friday April 18, 2014 - 04:43:26
Daawo Afkashacabka Tv Ciidamada Qaranka Asluubta Somaliland Oo Tababar Dhinca Horimarintaa Loo Soo Afmeeray.

Read More »