Wararka

Dhegeyso:Gudidii Ka Tirsanayd Golaha Guurtida Somaliland Ee Dhawaanta Hawsha Nabadaynta U tagtay Deegaanada Xaaji Saalax Iyo Laan Mulaaxo oo Maanta Warbixin siiyey Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida

0 Visits: 883 | Monday March 17, 2014 - 17:22:56
Guddidan ayaa Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyay Waxyaabihii Usoo Qabsoomay Iyo Arimaha Qabyada Ka Ah Dhamaystirka Hawshaasi

Read More »

Afhayeenka Xisbiga Waddani Ee USA Mukhtaar Mure Oo Hargeysa Soo Gaadhay Kana Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Hawlaha Xisbiga Ee North America

0 Visits: 1024 | Monday March 17, 2014 - 16:45:38
Hargeysa (Afkashacabka) Saraakiil sar sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani ayaa maanta madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal kusoo dhoweeyay Afhayeenka Xisbiga Waddani ee Dalka Maraykanka Mudane Mukhtaar Mure

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo xalay ku hoyday Ceerigaabo, wacdarihii soo dhoweynta weftiga madaxweynaha

0 Visits: 950 | Monday March 17, 2014 - 16:07:42
iyo madal reer ceerigaabo oo dhami isugu yimi oo madaxweynuhu kaga dhawaaqay bilowgii waddada ceerigaabo. + SAWIRO

Read More »

Cismaan Hindi Oo soo jeediyey In La Sameeyo Sanduuq Qaran Oo Lagu Taageero Ciidanka Booliska Somaliland

0 Visits: 886 | Monday March 17, 2014 - 13:09:12
Cismaan Hindi oo shir jaraa'id ku qabtay magaaladda Hargeysa, ayaa waxa uu ku baaqay in ay sanduuqaasi ka qayb qaataan dhamaan dadweynaha kala duwan

Read More »

SHIRWEYNIHII XISBIGA KULMIYE OO LAGA YAABO INU MAR KALE DIB U DHACO IYO SOCDAALKA MADAXWEYNAHA EE GOBOLADA DALKA OO DIB U DHIGAYA

0 Visits: 721 | Monday March 17, 2014 - 12:59:48
Xisbiga Kulmiye Ayaa Dib U Dhigaya Shirweynihiisa Maalmo Kooban Iyadoo Lagu Beegi Doono Soo Noqoshada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisa Oo Qabsoomida Shirka Aan Looga Maarmayn.

Read More »

Shacabka Crimea Oo U Codeeyay Inay Russia ku biiran Kana Go'aan Ukrain inteeda Kale

0 Visits: 833 | Monday March 17, 2014 - 12:47:33
Shacabka gobolka Crimea ee Wadanka Ukraine ayaa Shalay u dareeray Afti Cod bixineed oo mMacnaheedu yahay inay ka sii mid noqdaan Wadanka Ukraine iyo inay ku biiran Wadan Weynaha Russia.

Read More »

Mo Farax Oo Suuxay Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Orod Dheer Oo Uu Ka Qayb-Gallay Shalay +Sawiro

0 Visits: 1296 | Monday March 17, 2014 - 12:41:54
Oradyahanka Mo Farax Oo Shalay Ka Qayb Gallay Orodka Marathonka loo Yaqaan Oo Lagu Qabtay New York Iyo Oradyahanka Oo Dhulka Ku Dhacay

Read More »

R-afkashashacabka: Dhegayso Dalabkii dadweynaha Laasqorey iyo baahi caafimaad oo ka jirta degaankaas oo ay so bandhigeen

0 Visits: 871 | Monday March 17, 2014 - 12:13:22
Madaxweynaha somaliland ayaa ka dareenceliyey dalabka dadweynaha reer laasqorey.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaalkiisa Berbera illaa Laasqorey uu saamayn badan ku yeshay quluubta shacabka reer somaliland iyo deegaamo badan oo si ballaadhan logu so dhoweyey

0 Visits: 1571 | Monday March 17, 2014 - 10:35:27
Madaxweynaha ayaa Socdaalkiisani Noqday Mid taariikhi ah kadib markii uu noqday madaxweynihi ugu horeeyey ee Bookhda Maqaamka Sh.isaxaaq iyo laasqorey

Read More »

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland oo ka qayliyey Booqashadii madaxweynaha ee Laasqorey,

0 Visits: 988 | Monday March 17, 2014 - 10:11:59
"Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay farro-farayntaasi ka daayaan deegaamadani, in ay deris wanaaga ilaaliyaan, oo sida aanu nabadda u ilaalino iyaguna u ilaaliyaan" ayu yidhi cukuse

Read More »

Qoysas danyar ah oo khaati ka taagan dad ay sheegeen in habeen walba ay guryahood bulasha ah ay gubaan iyo baaq ay xukuumadda u direen

0 Visits: 942 | Monday March 17, 2014 - 10:00:05
Qoysaskan oo ku nool guryo yaryar oo ka samaysan buulal ama cooshado ka samaysan baco iyo karaatoon, ayaa ...

Read More »

Daawo Video:Madax waynaha JSL oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Laasqoray iyo booqashadiisa taariikhiiga ah +SAWIRO

0 Visits: 2689 | Monday March 17, 2014 - 09:05:23
Madaxwayne Siilaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Laasqoray ee bariga Gobolka Sanaag,

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka caasimada hargaysa oo si wada jir ah uga hadlay khilaafkii sharci ee ka dhex jiray

0 Visits: 1385 | Sunday March 16, 2014 - 16:10:05
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta c/rasaaq khaliif iyo duqa caasimada hargaysa c/raxman soltelco ayaa si wada jir ah uga hadlay khilaafkii dhanka sharci ee ka dhex jiray golaha deganka iyo wasaarada

Read More »

"Laaqoray iyo goboladda bariga koob baa yaalay, 9 kaas madaxweyne ee hore way hanan kari waayeen macal kii somaliweyn xukumi jirey ee siyaad barre inkastoo ay wada dhinteen raggaasi haddana maanta wakhtiga uunbaa, isaga uunba ilahay ku guuleyey inu tago

0 Visits: 883 | Sunday March 16, 2014 - 15:42:14
Xildhibaan indho indho oo madaxweynaha ku hambalyeeyey Booqashada uu ku tegey laasqoray iyo socdaalkiisa shaqo ee uu dalkoo dhan ku marayo. Dhegayso.

Read More »

Marxuum Maxamed Saleban Tubeec oo lagu aasay Muqdisho iyo loolankii Aaska marxuumka ee somaliland iyo somalia oo ay ku guuleysatay Somalia

0 Visits: 1164 | Sunday March 16, 2014 - 15:29:37
Allaha u naxariistee waxaa maanta barqadii lagu aasay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho fanaankii boqorkii codka Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.

Read More »

War Deg Deg Ah: Madaxweyne siilaanyo oo ku waabariistay laasqoray socod lug ahna ku maray jidaka magaaladaas, xalayna u hoyday maydh iyo cerigaabo oo la sheegay inugoor dhow ku jihaysan yahay

0 Visits: 1283 | Sunday March 16, 2014 - 12:46:29
Madaxweynaha somaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ku sugan magaalo xeebeeda laasqoray halkaas oo uu saaka ku kalahay,

Read More »

Daawo Qaybtii 2aad iyo 3aad ee Barnaamijyo Gaara oo Ku Saabsan Safarkii Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

0 Visits: 958 | Sunday March 16, 2014 - 08:31:42
Barnaamij Gaara oo Ku Saabsan Socdaalka Madaxwaynaha Jahmuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka.

Read More »

Idaacadda BBC oo sheegtay in saaka diyaargarow xoogan loogu jiro aaska marxuum maxmed saleban tubeec oo maydkiisa laga soo dejin doono muqdisho

0 Visits: 915 | Sunday March 16, 2014 - 07:21:46
Arrinta kala jiidashada aaska marxuum maxamed saleban tubeec ayaa noqonaysa mid ku cusub dhegaha bulshada

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo Caawa soo Gadhay Maydh Barina udhaafi doona Cerigaabo

0 Visits: 1057 | Sunday March 16, 2014 - 00:05:31
Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii la socday oo saaka ka baxay Magaalada Berbera oo ay ku sugnaayeen labadii maalmood ee u dambeeyay, ayaa caawa gaadhay degmada Maydh ee gobolka Sanaag.

Read More »

Saldhigga daloodho oo badbaadiyey ilmoyar oo hooyadii Suuli ku ridey iyo dhacdooyin lagu dilayo caruurta yaryar oo hargeysa ku so badanaya

0 Visits: 922 | Saturday March 15, 2014 - 18:45:39
Ciidamada Booliska ee Saldhiga Doolodho ee magaalada Hargeysa ayaa shalay badbaadiyay ilmo yar oo markii uu dhashay ay hooyadii suuli ku riday, habeen hore

Read More »