oo ay ku dureen Xukuumadda iyo Xildhibaan Cartan oo ka mid ah Golaha Wakiilada JSL, waxayna si cad u caddeeyen inay xukumadda si mug leh u tagersan yihin xildhibankana xaalsiinayaan
0 Visits: 1058 |
Tuesday April 29, 2014 - 21:35:14
Sahra Maxmed Xuseen ayaa muddo saacad ah oo laga codsanayey tanaasulka kadib ku dhawaaqday inay tanaasushay, una tanaasushay xoghayhii hore ee xisbiga xasan sicid yusuf
0 Visits: 1040 |
Tuesday April 29, 2014 - 21:25:45
Hogaankii hore ee xisbiga kulmiye ayaa mar kale loo doortay inay hogaamiyan xisbiga 5ta sanno ee soo socota xubno han lahaa aya iyaguna manta iyo shalay ba u tanaasulay masuliyiintii hore, waxana lagu shaciyey in golaha dhexe la kordhin dono
0 Visits: 2473 |
Tuesday April 29, 2014 - 21:00:07
Dalku Wuu Biyo Laayahay, Lacagtaasi Waxay Ku Habooneyd In Mashiino Loogu Iibiyo Cusbitaaladda Dalka Ama Laguba Daro Waddada Ceerigaabo Ee Qaadhaanka Loo Waddo.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo hore u ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa ka deyriyey shirweynaha xisbigaasi oo shalay ka furmay Hargeysa,
0 Visits: 1550 |
Tuesday April 29, 2014 - 11:58:15
Kooxda Barcelona ayaa wali wada isku dayga ay ku doonayso laacibka ugu qaalisan kooxda ree ingiriis ee Arsenal Mesut Ozil waxayna doonayaan inay la wareegaan dhamaadka xili ciyaareed kan.
0 Visits: 1177 |
Tuesday April 29, 2014 - 11:41:32
La Taliyaha gaarka ah ee Madaxwaynaha Somaliland, Dr. Cumar Cilmi Dixood, ayaa soo bandhigay aragtidiisa la xidhiidha habka beelaysan ee xisbiga Kulmiye