Bilowgii Wejiga koowaad ee dhisamaha waddadaas waxa maanta goob joog ka ahaa Maareyaha Hay'adda Wadooyinka Xasan Cali Cisman, Wasiirku xigenka Ganacgisa Bashir Abdi Xarir, Masuliyinta Gobolada iyo Degmoyinka Burco iyo Oodweyne, Guddigi Dhismaha Waddadaas, Cuqaal , salaadin iyo Marti sharaf kale
Read More »