Xisbiga tallada Waddanka Turkiga haya ee AK Party oo uu hoggaamiyo Raysal Wasaare Recep Tayyip Erdogan, ayaa guul layaab leh ka soo hooyay doorashooyinkii ka dhacay
Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Tottenham oo marti u aheed iyo waliba hogaanka horyaalka ingiriiska oo markale gacantooda ku soo laabtay.
Caynaba oo Noqotay Degmadii ugu horeysay ee Xilka ka tuurta Maayarkedii iyo ku xigenkiisii Tan iyo markii la doortay Golayasha Deganka Degmooyinka Dalka, ayaa laga yaaba inay horseedo Xilkaqaadis lagu sameeyo maayaro badan oo kale
Magaalo xeebeeda Maydh oo ah xeebaha gobolka Sanaag tan keliya ee Dawlada uga soo xeroodo dakhliga ayaa waxaa dhibaato xoogani ka taagan tahay mudooyinkanba inaan dakhligaasi soo gaadhin khasnada dawlada.
Sirdoonka Dowlada Mareykanka ayaa wali la kulmaya fadeexado hor leh oo la xariira in ay dhageystaan Telfoonada gaarka ah ay leeyihiin Madax ka tirsan Dowladaha Caalamka
Xildhibaan Ibrahin Mahdi Buubaa ayaa sheegay in xafiisyada ay ka soo fureen Gobolada muhiimadoodu ahayd in Xildhibanada Goboladaas laga soo doortay Wakhtiyada Goluhu fasaxa yahay ay ku shaqeeyaan oo ay Cabashooyinka iyoTalooyinka Dadkooda ku dhegaystaan