0 Visits: 675 |
Saturday March 29, 2014 - 12:32:16
Uhuru Kenyatta ayaa kulankii shalay ugu yeeray Soomaalida inay argagaxisada dagaal kala hor-tagaan. Iyadoo dowladda Kenya ay tan iyo sannadkii 2011 ka cabanaysay weerarro ay Al-shabaab ka geysanaysay gudaha dalkaas.
0 Visits: 1013 |
Saturday March 29, 2014 - 11:15:26
"Waxaa run ah in horumarku maalin iyo habeen ku iman, balse waxaa muhiim ah in aynu leenahay niyad dhisan, samir badan iyo qalbi hiigsanaya hammi sare.." ayu yidhi Wasiirku
0 Visits: 1152 |
Saturday March 29, 2014 - 10:05:58
Waa markii u horeysay ee Shirkadaha Ugu waaweyne ee Bixiya adeega korontada ay ku midoobaan Hal shirkad lana baxaan magac keliya, taasoo masuliyiinta iyo bulshaduba si wada jir ah u soo dhoweeyeen, kana muujiyeem rajo fiican
0 Visits: 950 |
Saturday March 29, 2014 - 09:39:50
Wasiirka Ganacsiga soo u waramay Telefiishanka CNBC, ayaa sheegay in Somaliland u diyaarsan tahay Maalgashadayaasha caalamka isla-markaana u diyaariyeen xafiis gaar ah oo qaabilsan diwaangalintooda,
0 Visits: 941 |
Saturday March 29, 2014 - 08:58:42
Shirkan u socda African socialist international ayaa socon doona 28/29ka bishan iyadoo uu ku soo dhaweeyey martidii ka kala socotay dalalka kamidka ah africa socialist international oo ay kamid tahay Somaliland
0 Visits: 1000 |
Saturday March 29, 2014 - 08:29:57
Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawer Xareed) oo dhawaan Maxkamadda hoose ee ciidamadu dil ku xukuntay iyo laba nin oo kale, kuwaasi oo iyagana lagu xukumay min 10 sanadood.
0 Visits: 883 |
Thursday March 27, 2014 - 19:45:53
Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March.
0 Visits: 1264 |
Thursday March 27, 2014 - 18:29:27
Wasiirka Madaxtooyada iyo wasiiradii la socday ayaa Degmada warcimraan kala kulmay soo dhoweyn diiran oo aad u sarraysa, waxayna markii u horeysay dhagax dhigeen
0 Visits: 1541 |
Thursday March 27, 2014 - 12:55:02
Liverpool ayaa ku soo laabatay kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka Premier League iyagoo hal dhibic u jira kooxda hogaanka heysa ee Chelsea ka dib markii ay 2-1 ku dubteen kooxda Sunderland oo marti ugu aheyd Anfield.