Wararka

Halkan Ka Dhegayso : Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Qorshaha Wasaaradiisa

0 Visits: 990 | Saturday February 08, 2014 - 13:46:22
Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa ka warbixiyey Qorshe howleedka u yaalla wasaaradiisa

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Saaka Dalka Dib ugu soo laabtay kadib Safar mudo ka badan 20 maalmood ugu maqnaa Waddamada UK iyo France

0 Visits: 1230 | Saturday February 08, 2014 - 13:29:08
Waxa maanta Dalka ku soo guryo noqday Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay Wehelinayso Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL. Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde.

Read More »

Daawo Heeso Cusub Oo Lamagac Baxday Guurti Erayadii Axmed C/laahi Axda Codkii Cabdi Qaboojiye Cabdi Cumar Sahra Mooge Iyo Ikraan Caraale

0 Visits: 1996 | Saturday February 08, 2014 - 13:19:35
Daawo Heeso Cusub Oo Lamagac Baxday Guurti Erayadii Axmed C/laahi Axda Codkii Cabdi Qaboojiye Cabdi Cumar Sahra Mooge Iyo Ikraan Caraale

Read More »

Mooshinno Isku Lid Ah Oo Maanta La Hor-Keenayo Golaha Wakiilada, Tartanka Loogu Jiro Kuraasta Ku Xigeennada

0 Visits: 1052 | Saturday February 08, 2014 - 11:48:55
Dagaalka Siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumadda talada Somaliland haysa ee xisbiga Kulmiye iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, oo toddobaadkii u dambeeyay dibadda u soo baxay, ayaa maraya heerka ugu sareeyay,

Read More »

DAAWO - Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyey Shirweynaha Maalgashiga Macdanta Africa‏

0 Visits: 956 | Saturday February 08, 2014 - 11:20:33
DAAWO - Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyey Shirweynaha Maalgashiga Macdanta Africa‏

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLKA oo Cambaarayey Falkii Lagu Dhaawacay ee weerarka Arxan Darrada Ah loogu Geystay Weriye Darwiish

0 Visits: 926 | Saturday February 08, 2014 - 10:07:00
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo ka duulaya masuuliyada iyo waajibaadka uu u hayo Hay'adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland, waxaa uu si kulul u cambaareynayaa weeraraka lagu qaadayWeriye-Cabdilaahi Xuseen Darwiish. oo ah Weriyaha Royal TV,

Read More »

Wefti ay kala Hogaminayeen Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta iyo Wasiirkuxigenka Amniga oo Dalka dib ugu soo laabtay kadib Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen Dalka Djibouti

0 Visits: 953 | Saturday February 08, 2014 - 09:20:18
Waxa maanta Dalka dib ugu soo laabtay wefti kala Duwan oo dalka dibediisa ku maqnaa gaar ahaan Dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti weftigan oo kala ahaa Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland oo martiqaad Rasmi ah ka Helay Jabuuti iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Read More »

Aqoonyahan Jamal Ali Husein iyo Weftigiisii oo Beesha Awal Bari Qado sharaf ugu samaysay Hotelka ABCO ee magaalada Burco.

0 Visits: 1206 | Friday February 07, 2014 - 18:57:56
Munaasibaddan qado sharafta ahayd ayay ka soo qaybgaleen Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Dhalinyaradan Beesha Awal Bari.

Read More »

Weriye-Darwiish Oo Xalayto Dhallinyaro Hubaysani Dhaawacyo Ugu Geysteen Ceerigaabo Iyo Waxyeellooyinka Soo Gaadhey + Sawiro Naxdin Leh

0 Visits: 1345 | Friday February 07, 2014 - 17:43:58
Weriye-Darwiish Oo Xalayto Dhallinyaro Hubaysani Dhaawacyo Ugu Geysteen Ceerigaabo Iyo Waxyeellooyinka Soo Gaadhey + Sawiro Naxdin Leh

Read More »

Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka.

0 Visits: 1234 | Friday February 07, 2014 - 17:21:22
Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka.

Read More »

Murashax Jamal Ali Husein iyo kuxigenkiisa ayaa madal ilyartu is qabatay Dhaliilo badan huwiyey Xukumadda kuna tilmaamay Xukuumad shacabka isku Diraysa.

0 Visits: 1556 | Friday February 07, 2014 - 11:42:26
Weftigi uu hogaaminayey Aqoonyahan Jamaal Ali husein iyo kuxigeenkiisu Cabdirashid Xasan Mataan oo ay xubno ka ahaayeen Xogahayaha Arrimaha Debedda, Xogyaha Arrimaha Bulshada, Guddomiyaha Garabka Dhalinyarada iyo Saraakiil kale ayaa saaka munasibadd ballaadhan oo lagu qabtay Hotel Cigaal ee magaalada…

Read More »

Waqtiga la aasayo ra'iisul wasaarihii hore ee dalka oo la shaaciyey

0 Visits: 924 | Thursday February 06, 2014 - 10:48:33
aaska ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya -AHN- C/risaaq Xaaji Xuseen, ayaa kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen, waxay ku go'aamiyeen waqtiga iyo goobta uu aaska marxuumku ka dhici doono.

Read More »

Burco: Xukuumadda oo is hortaag ku samaysay Wefti uu hogaaminayey Jamaal Ali Husein iyo taageerayaasha ucid oo horkacaya weftiga jamal ali husein oo saaka xoog ku galay Burco.

0 Visits: 1020 | Thursday February 06, 2014 - 08:46:03
Burco: Xukuumadda oo is hortaag ku samaysay Wefti uu hogaaminayey Jamaal Ali Husein iyo taageerayaasha ucid oo horkacaya weftiga jamal ali husein oo saaka xoog ku galay Burco.

Read More »

Hay'adda Horumarinta Bariga Afrika Oo Ku Dhawaaqday Inay Gacan Ka Geysanayso Dhamaystirka Jidka Dawga Cad

0 Visits: 1372 | Thursday February 06, 2014 - 08:33:03
Kulanka ay yeesheen xubnaha hay'adda ayaa waxa hadal ku aadan dhismaha jidka Dawga-cad iyo halka uu marayo iyo weliba taageerada looga........

Read More »

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo ku soo fool leh magaalada Muqdisho iyo warar kala duwan oo ka soo baxaya

0 Visits: 1020 | Thursday February 06, 2014 - 07:52:18
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegaay inuu dhawaan imaanayo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya halkaaso saldhig uu ah madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya,

Read More »

Arsenal Oo Isku Diyaarineysa Inay Xagaaga Dalab Ka Gudbiso Xiddig Qadka Dhexe Uga Ciyaara RealMadrid.

0 Visits: 1502 | Thursday February 06, 2014 - 07:36:08
Arsenal Oo Isku Diyaarineysa Inay Xagaaga Dalab Ka Gudbiso Xiddig Qadka Dhexe Uga Ciyaara RealMadrid.

Read More »

Ra'isul wasaaraha Turkiya oo ku soo waajahan magaalada Muqdisho iyo warar sheegaya inuu…

0 Visits: 1248 | Thursday February 06, 2014 - 07:33:39
Rajab Dayid Erdogan oo ah Ra'isul wasaaraha Dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaado magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu xarigga ujaro mashaariic uu dalka turkigu kawado magalaada muqdisho kuwaas oo uu jiro cusbitaalka Digfeer oo dhawaan la dhameystiray…

Read More »

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa markii u horaysay ka xog-waramay ujeedada socdaal uu ku marayo gobolada bariga dalka, kaas oo soo dhawayn wayn oo uu shalay kala kulmay bulshadda gobolka Sool ku sifeeyey fariin u quus-goynaysa maamul goboleedka Puntland oo uu sheegay inuu ku mashquulsan yahay faro-galin ka dhan ah Jamhuuriyadda Somaliland.

0 Visits: 969 | Wednesday February 05, 2014 - 20:09:04
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa markii u horaysay ka xog-waramay ujeedada socdaal uu ku marayo gobolada bariga dalka, kaas oo soo dhawayn wayn oo uu shalay kala kulmay bulshadda gobolka Sool ku sifeeyey fariin u quus-goynaysa maamul goboleedka…

Read More »

Gabadh Ingiriis Ah Ayaan Waydiiyey Bal Ka Waran Hargeysa, Waxay Igu Tidhi Hargaysa Waa Magaallo Fiican Oo Qurux Badan, Laakiin........" Wasiir Cali maxamed warancade

0 Visits: 1801 | Wednesday February 05, 2014 - 20:01:33
Gabadh Ingiriis Ah Ayaan Waydiiyey Bal Ka Waran Hargeysa, Waxay Igu Tidhi Hargaysa Waa Magaallo Fiican Oo Qurux Badan, Laakiin........" Wasiirka Arrimaha Gudaha -

Read More »

Somaliland: Kulan ay yeesheen Qaadhaan-bixiyeyaasha, komishanka iyo axsaabta Siyaasada

0 Visits: 892 | Wednesday February 05, 2014 - 19:57:05
Somaliland: Kulan ay yeesheen Qaadhaan-bixiyeyaasha, komishanka iyo axsaabta Siyaasada

Read More »