0 Visits: 1150 |
Saturday February 08, 2014 - 11:48:55
Dagaalka Siyaasadeed ee u dhexeeya xukuumadda talada Somaliland haysa ee xisbiga Kulmiye iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, oo toddobaadkii u dambeeyay dibadda u soo baxay, ayaa maraya heerka ugu sareeyay,
0 Visits: 1037 |
Saturday February 08, 2014 - 10:07:00
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, isagoo ka duulaya masuuliyada iyo waajibaadka uu u hayo Hay'adaha Warbaahinta iyo Suxufiyiinta Somaliland, waxaa uu si kulul u cambaareynayaa weeraraka lagu qaadayWeriye-Cabdilaahi Xuseen Darwiish. oo ah Weriyaha Royal TV,
0 Visits: 1041 |
Thursday February 06, 2014 - 10:48:33
aaska ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya -AHN- C/risaaq Xaaji Xuseen, ayaa kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen, waxay ku go'aamiyeen waqtiga iyo goobta uu aaska marxuumku ka dhici doono.