0 Visits: 13959 |
Tuesday March 11, 2014 - 04:03:29
Waan Iskaga Soo Noqonay Markii Nalagu Yidhi Hal Dollar Ayaa Lagaa Qaadayaa Hadaad Doonayso Inaad Eegto Guriga iyo Godka... Sidaa Waxa Yidhi Mid ka mida ah dadkii lacagta la waydiyaay
Wafti balaadhan Oo Ay Hogaaminayso Wasiirada Wax-barashada Somaliland Marwo ZamZam Ayaa Goordhawayd Shir Albaabadu U Xidhan Yihiin la Yeelatay Madaxda Gobolka Si Ay U Xaliyaan Mudaharadii ka Dhashay Dugsiga Wax Barashada.
Tababaraha kooxda Man City Manuel Pellegrini ayaa ka hadlay guul daradii caawa kasoo gaartay kooxda Wigan Atheletic isagoona sheegay inuu aad uga xunyahay kana murugaysan yahay inay ka haraan koobka FA Cup-ka.
Kooxda Napoli ayaa xoog usheegatay kooxda Roma oo marti ugu aheed San Paolo iyagoona ugu awood sheegtay 1-0, Napoli ayaa guushaan uga mahad celinaysa laacib kii hore ee Real Madrid Callejon.
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxay waxyaabaha lagu garan karo in la xasuuqay 44-ka Marxuum ee shalay lagu aasay Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay inay jiraan rasaas laga helay lafaha dadka meydkooda la helay, isla-markaana la helay xadhkihii la isugu xidhay…