Wararka

Ciidanka Booliiska Somaliland iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa olole baadhitaan ku qaaday guryihii ay deggenayd gabadhi dilka foosha xun ka geysatay caasimadda

0 Visits: 1232 | Tuesday March 04, 2014 - 11:26:50
iyadoo baadi goob xooggan loo galay laba Haween ah oo horea loo waayey oo loo tuhunsanyahay inay falkan oo kale ku samaysay

Read More »

Ururka SOYVO Oo Tababar Ku saabsan Wacyigelinta Cudurka HIV/AIDS Usoo Gaba-gabeeyay 120 Dhaliyaro ah

0 Visits: 1582 | Tuesday March 04, 2014 - 07:56:31
Ururka wadaniga ah ee SOYVO ayaa ku qabtay magaalada Hargaysa Barnaamijka wacyigelinta iyo ka hortaga xanuunka HIV/AIDS, barnamijkaas oo dhalinta ku nool caasimada lagu barayay qaabka ay uga fogaankaraan

Read More »

Boorma:Daawo Afkashacabka Tv ,Hotel Ku Yaala Boorama Oo Madaxwane Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Lagu Soo Dhaweeyay Ayaa Lagu Arkay Wax Loo Kala Garan Waayay Calankii Somaliya Iyo Daah.

0 Visits: 1147 | Tuesday March 04, 2014 - 04:26:25
Boorma(Afk)Hotel Ku Yaala Boorama Oo Madaxwane Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Lagu Soo Dhaweeyay Ayaa Lagu Arkay Wax Loo Kala Garan Waayay Calankii Somaliya Iyo Daah.

Read More »

Halkan Ka Daawo:Beesha Murursade oo Kalsoonidii kal noqotay Madaxwaynaha Dalka Hassan Sheikh

0 Visits: 1236 | Monday March 03, 2014 - 21:57:58
Beesha Murursade oo Kalsoonidii kal noqotay Madaxwaynaha Dalka Hassan Sheikh

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv :Wasiiral Dawlaha Maaliyada Oo Jawaab Daylqaaf ah Ka bixiyay Hadal Uu Suldaanku Ku Dhaliilay Canshuurta

0 Visits: 1082 | Monday March 03, 2014 - 21:53:40
Wasiiral Dawlaha Maaliyada Oo Jawaab Daylqaaf ah Ka bixiyay Hadal Uu Suldaanku Ku Dhaliilay Canshuurta

Read More »

Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Maanta markii ugu horeysay Kormeer Ku Soo Maray Aqalka Madaxtooyada Burco oo dib u dhis ka socdo +SAWIRO

0 Visits: 1558 | Monday March 03, 2014 - 21:06:17
Kormeerkan Ayaa La Xidhiidhay Sidii Badhasaabku U Soo Ogaan Lahaa Halka Dhismaha Aqalkani Marayo, Waxaana badhasabka kormeerkiisan ku Wehelinayey Agaasimaha Aqalka Madaxtooyada Burco Mudane Yasiin Maxamed Shide (YasinX) iyo...

Read More »

Daawo Video: Madaxwayne kuxigeenka somalilnd oo Xadhiga Kajaray Ceelal Biyood ay hay'add Kuweyt ahi ka hirgelisay Gobolka Awdal

0 Visits: 1100 | Monday March 03, 2014 - 20:57:22
Madaxwayne kuxigeenka somalilnd oo Xadhiga Kajaray Ceelal Biyood ay hay'add Kuweyt ahi ka hirgelisay Gobolka Awdal

Read More »

DAAWO VIDEO: WARKII BULSHO TV EE CAAWA IYO WERIYE FANTASTIC

0 Visits: 1612 | Monday March 03, 2014 - 20:53:01
DAAWO VIDEO: WARKII BULSHO TV EE CAAWA IYO WERIYE FANTASTIC

Read More »

Safiirka Ruushka u fadhiisan doona somalia oo waraaqihiisi aqoonsiga maanta u geeyey Madxweynaha somalia

0 Visits: 1295 | Monday March 03, 2014 - 20:35:02
Muqdisho:(Afka)Maddaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamud Ayaa Maanta Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Ruushka U Fadhiisan Doona Soomaaliya Mr. Valery Orlov.

Read More »

R-afkashacabka:Dhegayso Badhasabka Gobolka Maroodijeex oo ka hadlay Dilka foosha xun ee ka dhacay caasimada ,tacsi na u direy qoyskii marxuumadda

0 Visits: 1212 | Monday March 03, 2014 - 20:25:01
Dhegayso Badhasabka Gobolka Maroodijeex oo ka hadlay Dilka foosha xun ee ka dhacay caasimada ,tacsi na u direy qoyskii marxuumadda

Read More »

Daawo: Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ka Hadlay Qorshayaasha Horumarineed Ee Loogu Talo Galay In Lagu Horumariyo degmada Burco sannadkan Iyo Qalab Cusub Oo Ay Soo Iibsatay Dawlada Hoose Ee Burco.

0 Visits: 1359 | Monday March 03, 2014 - 20:16:43
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Cismaan Maxamed Sh.Cismaan Oo Ka Hadlay Qorshayaasha Horumarineed Ee Loogu Talo Galay In Lagu Horumariyo degmada Burco sannadkan Iyo Qalab Cusub Oo Ay Soo Iibsatay Dawlada Hoose Ee Burco.

Read More »

WAFTI WASIIRRO AH OO KU SUGAN GOBALKA SARAR 00 DHAGAX DHIGAY DHISMAHA MAXKAMADA IYO QAYBTA BOOLISKA EE GOBOLKA SARAR

0 Visits: 1326 | Monday March 03, 2014 - 20:01:06
Wefti Wasiirro ah oo ka socda Xukuumadda Somaliland oo socdaal hawleed ku jooga Xarunta Gobolka Saraar ee Caynaba ayaa maanta dhagax dhigay dhismayaasha Xarunta Maxkamada Gobolka iyo Xarunta qaybta Booliska ee gobolkaasi oo hada la hir galinayo.

Read More »

Daawo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo ku sugan gobolka Saaxil ayaa maanta Kormeero kala duwab Kusoo Martay Dugsiyada Hoose Dhexe iyo Sare Ee magaalada berbera.

0 Visits: 1248 | Monday March 03, 2014 - 18:37:28
Berbera(Afka)Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland marwo Zamzam Cabdi Aadam Ayaa Kormeero Kala Duwan Ku Samaysay dugsida dawlada ee magaalada berbera

Read More »

Heshiisiinta Laba Belood oo Ka Mid Ah Beelaha Deg Gobolka Saraar oo lagu soo gabagbeeyey+Ururka Midnimo oo Shahaadon gudoonsiiyey Cidii ka Qayb qaadatay Arinkaasi+Qaar Ka Mid Wasiiradii Ku Jiray kulankaasi oon helin Shahaado Sharafyadaas=warbixin

0 Visits: 1300 | Monday March 03, 2014 - 17:10:24
Sidoo kale ururkani oo mudooyinkan ugu danbayeey ku hawlanaa soo af jarida khilaafaadyadii ka dhex taagnaa Beelaha Cali Bare Iyo Reer Barre oo maalintii shalay lagusoo gabagabeeyey magaalada Ceeldhaab ee gobolka saraar

Read More »

Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo shaaciyay Mawqifkiisa ku aadan muddo kordhinta madaxwaynaha ee lahadalhayo

0 Visits: 1386 | Monday March 03, 2014 - 16:55:04
Muuse Biixi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal haynta Mudo kordhin Xukumadda Madaxweyne Siraanyo loo Sameeyo. Waxa uu sheegay inay dadaal ugu jiraan sidii Doorashada wakhtigeedii loo qaban lahaa.

Read More »

Xildhibaan baar ooka tirsan golaha wakiilada oo tacsi u dirtay Qoyskii iyo asxaabtii marxuumad Raaqiya

0 Visits: 1283 | Monday March 03, 2014 - 16:40:31
Xildhibaan Baar oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si weyn uga qiirootay falkan ku cusub dalka ayaa tacsi u dirtay marxuumad Raaqiya

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Mudane.Axmed Siilaanyo Waxaa Uu dhaqan-geliyey xeerka Aasaasidda Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda.

0 Visits: 1381 | Monday March 03, 2014 - 14:21:45
Madaxwaynaha Somaliland Mudane.Axmed Siilaanyo Waxaa Uu dhaqan-geliyey xeerka Aasaasidda Guddida Hoggaaminta Diiwaan-gelinta Muwaadinka iyo Guddi Hawleedkeeda.

Read More »

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

0 Visits: 1147 | Monday March 03, 2014 - 12:48:19
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Goor Dhaw La Filayo In Uu Soo Eego Gurigii Meydka Laga Helay Iyo Waliba In Uu Usoo Tacsiyadeeyo Qoyskii Ay Ka Baxday Marxuumadu

Read More »

Qurba-Joogga Gobolka Gabiley iyo Kaalinta uga bannaan Horumarinta Gobolka -(Qayb. 2-aad)‏by Xildhibaan Nimco Axmed Cabdi (Golaha Degaanka Gabiley)

0 Visits: 1114 | Monday March 03, 2014 - 11:29:43
Marka aan ka hadlayo waxtarka, saamaynta iyo kaalinta ay Qurba-Jooggu ku leeyihiin horumarka dalka iyo dadka JSL; yaan marnaba loo qaadanin ama aan loo fikirin inaan

Read More »

Gabadhii Ugu Horeysay Ee Soomaaliyad ah oo ka mid noqota BoolisKa Dalka Maraykanka

0 Visits: 1242 | Monday March 03, 2014 - 11:25:00
Khadra Maxamed, oo ah gabadh Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid noqotay saraakiisha booliska magaalada St. Paul, ee dalka Mareykanka,

Read More »