Wararka

Wasiirki hore ee aramahadibada Somaliya oo shacisay inay Maxkamadeynaysa Wakaaladda Wararka Ee Reuters

0 Visits: 1299 | Wednesday February 26, 2014 - 07:57:46
Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aaden, ayaa aad uga biyodiiday ka xanaqday war-bixin ay baahisay wakaalada wararka ee Reuters, taasi oo nuxurkeedu ahaa in Foosiya ka mid ahayd Masuuliyiin Guddoomiyihii hore ee Baanka Soomaaliya, Yusur Abraar ku khasbay…

Read More »

Booliiska Zanzibar oo bilaabay baadigoob kadib qaraxyo lala beegsaday kaniisado iyo makhaayado

0 Visits: 1408 | Wednesday February 26, 2014 - 07:42:39
sniintii, ayaa qarax ka dhacay kaniisanadda Anglicanka, oo ah dhisme taariikhi ah oo ku yaal badhtamaha waddooyinka yar yar ee meer-meerka ah ee magaalada Stone Town, qaraxaas oo dhaawac yar gaadhsiiyay darbi iyo gaadhi albaabka agtiisa la dhigay. Qaraxa kale ayaa ka dhacay meel u dhaw Mercury, oo ah

Read More »

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay Gobolka Sool inaanu marti uga ahayn Itoobiya

0 Visits: 1297 | Wednesday February 26, 2014 - 03:56:46
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay Gobolka Sool inaanu marti uga ahayn Itoobiya

Read More »

Borama: Afar Xildhibaan oo khal-khaliyey Dakhliga Dawladda Hoose

0 Visits: 1300 | Wednesday February 26, 2014 - 03:50:35
3 nin oo khalkhal galiyay Degmada Boorama Iyo mayirka oo ka hadlay.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliya iyo Tarsan oo xilka laga qaadayo

0 Visits: 1373 | Wednesday February 26, 2014 - 03:36:04
Taliyaha ciidanka booliiska somaliya saacid

Read More »

Dowladda Switzerland oo ka caawinaysa Somalia dib u dhiska dalka

0 Visits: 1208 | Wednesday February 26, 2014 - 03:31:39
Dawlada sweizerland oo Xamar ka furatay safaarad

Read More »

Gudoomiyaha Guurtida Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday, Loona Dhag Taagayo Hadalka Uu Ka Jeedin Doono Xidhitaanka Kalfadhiga 52aad Iyo Mawqifkiisa Go'aanadii Lagu Xaliyay Khilaafkii Wakiilada

0 Visits: 1238 | Wednesday February 26, 2014 - 03:27:49
Gudoomiya Golaha guurtida oo dalka ku soo laabtay kana hadlay. Arimo dhowr ah.

Read More »

Daawo Afkaahacabka Tv, Marwo Luul Xasan Mataan OS sheegtay In Ay Xarun Cusub Ka Samayn doonto Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 1389 | Wednesday February 26, 2014 - 03:11:44
Marwo Luul Xasan Mataan OS sheegtay In Ay Xarun Cusub Ka Samayn doonto Magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Beeraha iyo socdaalkiisa Gobolka Awdal

0 Visits: 1296 | Wednesday February 26, 2014 - 03:02:55
Hadal uu wasiirku ka jeediyey munaasabadaasi waxa uu sheegay in socdaalkooda magaalada Gobolkaasi ay qayb ka tahay dhiirrigelin iyo wacyigelin ay ka samaynayaan sidii loo dhamaystiri

Read More »

Maamulka KULMIYE Ee Berbera oo soo dhaweeyay khilaafkii la soo gunaanaday

0 Visits: 1327 | Wednesday February 26, 2014 - 02:57:00
Xaflad oo maamulka gobolka Saaxil ee xisbiga KULMIYE ay u qabteen arrintaasi ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera

Read More »

Taliyihii Saldhigga Degmadda Xaaji Saalah Ee Gobolka Daadmadheedh Oo Koox Hubaysani Xalay Toogasho Ku Dilee

0 Visits: 1510 | Wednesday February 26, 2014 - 00:52:08
Abaaro kowdii habeenimo ee Xalay ayaa Tuuladda Laan-Mulaaxo ee Gobolka Oodweyne lagu dilay allaha Naxariistii jano ha siiyee Taliyihii Ciidanka Booliiska Degmadda Xaaji Saalax Marxuum Hure Sahal isagoo hawlo shaqo Wakhtigaasi u Joogay Tuuladda Laan Mulaaxo, oo katirsan Gobolka Daad-Madheedh.

Read More »

Daawo Video- Barnaamij Laga Diyaariyey Waxqabadka Wasaarada Duulista Ee Somaliland, iyo horumarka Madaarka Caasimada

0 Visits: 1307 | Tuesday February 25, 2014 - 14:59:16
Barnaamij Laga Diyaariyey Waxqabadka Wasaarada Duulista Ee Somaliland, iyo horumarka Madaarka Caasimada Hargeysa

Read More »

Daawo video: Nin jarmal ah oo ku geeriyooday Hotel ku yaala Berbera iyo Taliyaha qaybta booliska oo ka warbixiyey

0 Visits: 1325 | Tuesday February 25, 2014 - 14:53:16
Nin jarmal ah oo ku geeriyooday Hotel ku yaala Berbera iyo Taliyaha qaybta booliska oo ka warbixiyey

Read More »

Sirdoonka Somaliland iyo Sirdoonka Itoobiya oo xuduudka u dhexeeya labada dal ku qabtay Askar ka tirsan Jabhada ONLF

0 Visits: 1341 | Tuesday February 25, 2014 - 14:41:36
Sarkaal ka tirsan ciidamada Amaanka Somaliland ayaa cadeeyey qabashada labadan Nin ee ka tirsan ONLF, waxaanu sheegay in Ciidamada Sirdoonka Itoobiya warka soo gaadhsiiyeen Somaliland kadib-na

Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Qorsheynaysa Qorshe ay 50% ku yaraynayso Cuntada dibedda uga

0 Visits: 1486 | Tuesday February 25, 2014 - 14:34:52
Qorshahan oo lagu sar-goyn doono shirweyne weyn oo loogu magac daray shirka sugidda Cuntada iyo Biyaha oo ka bilaabmi doona 2 - 3 bisha March magaaladda Hargeysa kaaso

Read More »

Facebook Oo WhatsApp Ku Iibsaday Lacag Dhan …

0 Visits: 1411 | Tuesday February 25, 2014 - 03:01:30
Shirkada Facebook ayaa waxay sheegtay arbacadii dhawayd in ay iibsatay shirkada kale ee magaceeda layidhaahdo whatsApp, taasi oo ka adeegta fariimaha la isugu diro taleefannada cusub ee loo yaqaan Smart Phons.

Read More »

Digaaga Ugu Qaalisan Dunida

0 Visits: 2773 | Tuesday February 25, 2014 - 02:51:50
Digaaga aduunka ugu qaalisan waxauu ku nool yahay wadanka ku yaala qaaraDa Asia ee Endonisia, waxaana weeye tafiir aad u naadir ah, ama yar iyadoo loo iib geeyo wadanka America, waxaana xabada kaliyaata qiimaheedu gaadhayaa $ 2500.

Read More »

5-ta jeel ee ugu Halista badan dunid

0 Visits: 3954 | Tuesday February 25, 2014 - 02:38:05
Xabsiyada ugu xun aduunka waxaynu mid mid uu dul istaagi doona 5-ta ugu sii daran

Read More »

Munaasibad lagu shaacinaayey Gudi dii Loo Soo xulay Xal U raadinta Khilaafadka Hadheeyey Dhalinyarada Reer Burco Ayaa Lagu qabtay Hutel cigale ee Magaalada Burco

0 Visits: 1436 | Monday February 24, 2014 - 16:24:10
Burco (Afkashacabka)Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen inta badan madaxda goblka togdheer heer degmo iyo heer gobol, cuqaasha ,wax garadka ,iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Read More »

wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi cali x.xasan iyo Xog Waranka , Kulankii Xalay ee bandhiga horumarka wadooyinka

0 Visits: 1436 | Monday February 24, 2014 - 15:17:01
"ka Qaybqaado Waddooyinka Dalka, Aduunkana waa kuu Horumar Aakhirana waa kuu Sadaqad" wasiirka madaxtooyada

Read More »