Wararka

Xoghayaha Arimaha Dibada Wadanka Maraykanka John Kerry ayaa Ka Dayraiyay halka ay Marayso Cimilada Aduunku isagoo Maanta Joogay Wadanka Indooniisiya.

0 Visits: 1140 | Monday February 17, 2014 - 02:54:40
Wadanka Maraykanka oo hore uga soo horjeeday in Caalmku Wax ka qabtaan Cimilada Dunida ee Sii xumaanaysa ayaa hada moodaa in uu ka soo dabcay Mawqifkii sii hore.

Read More »

Marwada Koowaad Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay 24 Kalkaaliye Caafimaad Ah

0 Visits: 1258 | Monday February 17, 2014 - 02:48:07
'Waxaan idin kula dardaarmayaa in wixii aad barateen aad uga faa'iidaysaan dadkiina, waxbarashaduna ma dhamaato ee dadaalkiina sii-wada'

Read More »

Golaha Guurtidda oo saaka bilaabay xal ka gaadhista Mooshinka Khilaafka ka abuuray Golaha wakiiladda

0 Visits: 1205 | Sunday February 16, 2014 - 19:28:21
waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.

Read More »

Daawo Video:Xoghayaha Dawladda hose Burco oo baaq Cahsuur Bixin iyo Nadafadeed u diray Bulshada reer Burco

0 Visits: 1361 | Sunday February 16, 2014 - 18:49:55
Daawo Video:Xoghayaha Dawladda hose Burco oo baaq Cahsuur Bixin iyo Nadafadeed u diray Bulshada reer Burco

Read More »

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Md: Cadaani iyo wefti u horkacayo Ayaa Saaka Bookhday qaar kamida Dugsiyada Sare ee Magaalada Burco,

0 Visits: 1433 | Sunday February 16, 2014 - 15:22:43
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Md: Cadaani iyo wefti u horkacayo Ayaa Saaka Bookhday qaar kamida Dugsiyada Sare ee Magaalada Burco, Lana Dardaarmay Ardayda

Read More »

Waxqabadka mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera uu ku Talaabadsaday iyo Dadwaynaha reer berbera oo ku Amaanay Waxqabadka uu muujiyaya intii uu Xilkaas Hayay"Warbixin Weriye Yasin Jama Ali

0 Visits: 1972 | Sunday February 16, 2014 - 09:27:35
Waxqabadka mareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera uu ku Talaabadsaday iyo Dadwaynaha reer berbera oo ku Amaanay Waxqabadka uu muujiyaya intii uu Xilkaas Hayay Warbixin Weriye Yasin Jama Ali

Read More »

Raysal-wasaaraha Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Millateriga Itoobiya oo kulan ku yeeshay Addis Ababa kana Wada Hadlay Ammaanka Soomaliya iyo Sidi wada jir loogu cidhibtiri lahaa ALSHABAB

0 Visits: 1388 | Sunday February 16, 2014 - 09:03:41
Raysal-wasaaraha Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Millateriga Itoobiya oo kulan ku yeeshay Addis Ababa kana Wada Hadlay Ammaanka Soomaliya iyo Sidi wada jir loogu cidhibtiri lahaa ALSHABAB

Read More »

Daawo Afkashacabka TV: Labadii Garab ee Dhexdhexaadinta Golaha wakiilada oo wada hadalkii ku kala kacay kadib markii heshiiskii ugu danbeeyey ee la isku diiday iyo Golaha Guurtida oo mar kale dib loogu celiyey Xalka Golaha

0 Visits: 1440 | Sunday February 16, 2014 - 08:21:49
Daawo Afkashacabka TV: Labadii Garab ee Dhexdhexaadinta Golaha wakiilada oo wada hadalkii ku kala kacay kadib markii heshiiskii ugu danbeeyey ee la isku diiday iyo Golaha Guurtida oo mar kale dib loogu celiyey Xalka Golaha

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse Oo Sheegay In Somaliland Amaan Tahay, Warbixin ay soo saartay dawladda Ingiriiskana ku tilmaamay mid been abuur ah oo an xaqiiq ku fadhiyin

0 Visits: 1240 | Sunday February 16, 2014 - 08:11:49
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilahi Cukuse Oo Sheegay In Somaliland Amaan Tahay, Warbixin ay soo saartay dawladda Ingiriiskana ku tilmaamay mid been abuur ah oo an xaqiiq ku fadhiyin

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv: Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad oo markii ugu horeysay Noloshiisa Booqday Xarunta Gobolka Awdal ee Borama kana sheekeyey Waxyaabihii uu kala kulmay

0 Visits: 1388 | Sunday February 16, 2014 - 08:04:28
Daawo AfkashacabkaTv: Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad oo markii ugu horeysay Noloshiisa Booqday Xarunta Gobolka Awdal ee Borama kana sheekeyey Waxyaabihii uu kala kulmay

Read More »

Wasiirudawlaha Wasaarada Maaliyadda Md Cadaani oo kormeer ku sameeyey Xarumaha Wasaaradda ee Gobolka Togdheer iyo Dardaarankii uu siiyey Shaqaalaha

0 Visits: 1065 | Sunday February 16, 2014 - 08:00:53
Wasiirudawlaha Wasaarada Maaliyadda Md Cadaani oo kormeer ku sameeyey Xarumaha Wasaaradda ee Gobolka Togdheer iyo Dardaarankii uu siiyey Shaqaalaha

Read More »

Radio Afkashacabka: Dhegayso Hees cusub oo uu qaadayo Jilaagii Caanka ahaa ee Sooraan ismaciil Sugulle: HUBKA DHIGA

0 Visits: 1549 | Saturday February 15, 2014 - 11:27:09
Radio Afkashacabka: Dhegayso Hees cusub oo uu qaadayo Jilaagii Caanka ahaa ee Sooraan ismaciil Sugulle: HUBKA DHIGA

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmaud Siilaanyo oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray iyo qoyski iyo qarabadk iyo guud ahaanba shacbiga somaliland geerida ku timi alle ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo ku geeriyooday 14/02.2014, wadanka Ingiriiska.

0 Visits: 962 | Saturday February 15, 2014 - 09:31:40
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Dhammaan reer Cabdiqaadir Faarax, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Cali Cabdiqaadir Faarax oo ku geeriyooday 14/02.2014, wadanka Ingiriiska.

Read More »

Golaha Fulinta ee xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer oo xil ka xayuubin ku sameeyey Guddoomiyihii Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 1152 | Saturday February 15, 2014 - 07:38:05
Golaha Fulinta ee xisbiga UCID ee Gobolka Togdheer oo xil ka xayuubin ku sameeyey Guddoomiyihii Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv :Somaliida Ku Nool dalka Marakaynka rabshado Ka dhaceen Minneapolis Iyo Masuul Ka war Bixinaaya Qaabkii Ay Wax U Dahceen

0 Visits: 1278 | Saturday February 15, 2014 - 03:19:45
Somaliida Ku Nool dalka Marakaynka rabshado Ka dhaceen Minneapolis Iyo Masuul Ka war Bixinaaya Qaabkii Ay Wax U Dahceen

Read More »

Tansaaniya oo dib u dhigtay codsigii iibinta fool-maroodiga oo Dhaqalaha ugu badani ka soo gali jiray

0 Visits: 1601 | Saturday February 15, 2014 - 00:05:33
Dalka Tansaaniya ayaa malmahii udanbaysay ka codsanaysay beesha calamka in ay iibgeyaan 100 tan oo foolka maroodi ah kadib markii la jajoyay shirkii ganacsiga ee ka dhacay Dalka UK

Read More »

Dawlada Turkiga oo si toos ah u joojisay dhaqaalahii ay soo gaadhsin jireen Dalka Somalia

0 Visits: 1604 | Friday February 14, 2014 - 23:17:36
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay joojisey dhaqaalihii ay sida tooska ah u siin jirtey dalka Soomaaliya, dhaqaalahaas oo badankiisa lagu bixin jirey gargaarka bini aadamtinimada iyo weliba qalabaynta cidamada qalabkaside ee xoga Dalka Somalia

Read More »

WAR DEGDEG AH CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND OO KU SII SIQAY DEGAANO HORE GACANTA UGU JIRAY MAAMULKA PUNTLAND

0 Visits: 1219 | Friday February 14, 2014 - 23:07:31
Deegaanno ka tirsan gobolka Sool ayaa la sheegayaa in xilligan gacanta ay u galeen ciidammo ka tirsan Somaliland, waxaana ciidamadan maalmahan ay dhaq-dhaaqyo kale duwan ka wadeey gobollada Bariga Somaliland

Read More »

Bayern Munich Oo Qorsheyneysa Inay Xagaaga La Soo Wareegto Daafaca Kooxda Chelsea David Luiz.

0 Visits: 1740 | Friday February 14, 2014 - 22:50:34
Kooxda heysata horyaalnimada Bundesliga Ee Bayern Munich ayaa tartan xoogan la gali doonta kooxda hogaanka u heysa La Liga Ee Barcelona tartankaa oo ku aadan suurta galnimada ay kula soo wareegi karaan daafaca kooxda Chelsea David Luiz marka uu dhamado xilli ciyaaredkan.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Maayarka Magaalada Berbera Oo Deeqo Kala Duwan Ku Wareejiyey Dugsiyada Hose dhexe iyo Sare ee Magaalada, Deeqdaas oo isugu jirtay Marawaxado iyo ...

0 Visits: 1184 | Friday February 14, 2014 - 14:00:37
Daawo Afkashacabka Tv: Maayarka Magaalada Berbera Oo Deeqo Kala Duwan Ku Wareejiyey Dugsiyada Hose dhexe iyo Sare ee Magaalada, Deeqdaas oo isugu jirtay Marawaxado iyo ...

Read More »