0 Visits: 1380 |
Monday February 17, 2014 - 12:08:04
Diyaarad Itoobiya laga leeyahay oo ka duushay magaalada Addis Aababa kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ayaa lagu qasbay inay ku degto magaalada Geneva ee waddanka swizerland
0 Visits: 1586 |
Monday February 17, 2014 - 11:48:25
Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga, ayaa beenisay inay jartay lacagtii kaashka ahayd oo ay siin jirtay dowladda Somalia, sida ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters, waxaana ay sheegtay in si qalad ah loo fasiray hadal kasoo baxay.
0 Visits: 1411 |
Monday February 17, 2014 - 02:57:58
Masuuliyiin ka socota shirkada pontus marine ee maalgalinta kaluunka iyo suuqgeyntiisa ee Somaliland , ayaa soo gaadhay wadanka finland gaar ahaan caasimada helsinki
0 Visits: 1154 |
Monday February 17, 2014 - 02:54:40
Wadanka Maraykanka oo hore uga soo horjeeday in Caalmku Wax ka qabtaan Cimilada Dunida ee Sii xumaanaysa ayaa hada moodaa in uu ka soo dabcay Mawqifkii sii hore.
0 Visits: 1222 |
Sunday February 16, 2014 - 19:28:21
waxaanay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiisiiyeen labadii guddi ee ay labada garab ee golahaasi u saareen khilaafka ee shalay sheegay in ay dhamaysan kari waayeen khilaafkooda.
0 Visits: 1449 |
Sunday February 16, 2014 - 15:22:43
Wasiiru Dawlaha Wasaarada Maaliyada Md: Cadaani iyo wefti u horkacayo Ayaa Saaka Bookhday qaar kamida Dugsiyada Sare ee Magaalada Burco, Lana Dardaarmay Ardayda
0 Visits: 1453 |
Sunday February 16, 2014 - 08:21:49
Daawo Afkashacabka TV: Labadii Garab ee Dhexdhexaadinta Golaha wakiilada oo wada hadalkii ku kala kacay kadib markii heshiiskii ugu danbeeyey ee la isku diiday iyo Golaha Guurtida oo mar kale dib loogu celiyey Xalka Golaha