Ciyaaraha

Swansea City Oo Dhulka Jiiday Arsenal, gaadhsiisayna dhaawac

0 Visits: 981 | Sunday November 09, 2014 - 21:40:32
Laba gool oo ka timid Siggurdson iyo Gomis oo ahaa laba gool oo yimid qeybtii dambe ayaa Swansea City guul ka gaarsiiyay Arsenal, isla markaana gaarsiiyay guuldaradii labaad ee horyaalka xili ciyaareedkaan.

Read More »

Chelsea Oo Anfield Ku Garaacday Liverpool Isla Markaana Xajisatay Hogaanka Horyaalka + Daawo Sawirada

0 Visits: 1220 | Saturday November 08, 2014 - 17:54:02
Laba gool oo ay kala dhaliyeen Gary Cahil iyo Diego Costa ayaa Chelsea siiyay guul ay ka gaarto Liverpool, iyadoo hogaanka dheereysatay waxeyna haatan 7-dhibcood ka sareysaa Southampton oo kusoo xigta.

Read More »

Pique Oo Ku Yiri Alves: Cadow Badan Ayaan Ku Leenahay Barcelona".Iyo maamulka kooxda Muxuu ka yidhi arintan

0 Visits: 1177 | Saturday November 08, 2014 - 14:28:28
Daafaca kooxda BarcelonaGerard Pique ayaa sameeyay arin muran ka dhex dhalin kara laacibiinta iyo maamulka kooxdiisa.

Read More »

Hordhac: QPR v Man City – Kabtan Kompany Oo Ka Maqan Kooxda Difaacaneysa Horyaalka.

0 Visits: 838 | Saturday November 08, 2014 - 14:21:52
Waxa ay aheyd QPR kooxdii uu waqtigii dhimashada goolka guusha ka dhaliyay Sergio Aguero ee ay horyaalka ku qaadeen Man City labo sanno ka hor, taasoo mar walba ka dhoola cadeysiisa jamaahiirta City, laakiin safarkooda haatan ee Loftus Road waa ka adag yahay sidii ay ahaan laheyd bil ama labo bil ka…

Read More »

Meelaha Ay Ku Kala Badin Karaan Liverpool vs Chelsea Iyo Xogaha Ku Duugan Kulankan

0 Visits: 1019 | Saturday November 08, 2014 - 10:14:14
Kulankaan waa kulanka ugu adag isbuucaan horyaalka Ingiriiska gaar ahaan sidoo kalana waa mid ka mid ah kulamada ugu adag horyaalada ugu waaweyn yurub.

Read More »

Wax Badan Ka Ogow Ciyaartoyda Uu Tababaraha Spain Del Bosque U Soo Xushay Qarankiisa

0 Visits: 1036 | Saturday November 08, 2014 - 10:07:17
Tababaraha Spain ee Del Bosque ayaa doonaya inuu wax wayn ka badalo kooxda xulka qaranka Spain kadib markii ay ceebi ka soo gaadhay tartankii koobka aduunka.

Read More »

Hordhac: Liverpool vs Chelsea: – Liverpool Oo Dooneysa Iney Taako u dhigto Blues

0 Visits: 1377 | Saturday November 08, 2014 - 09:25:56
Maanta Liverpool ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa Chelsea kulan indhaha lagu wada hayo madama kooxda Blues ay hogaamineyso horyaalka EPL-ka isla markaana wali aysan la kulmin guuldaro.

Read More »

tabarahii Iyo Xidiga Bisha October Ee Horyaalka Ingiriiska Oo La Bixiyay Yaase Qaatay?

0 Visits: 1015 | Friday November 07, 2014 - 17:49:03
West Ham ayaa aruursatay abaalmarinada bisha ee horyaalka Ingiriiska kadib markii macalinkooda Sam Allardayce loo magacaabay macalinka bisha October ee horyaalka, halka sidoo kalana xidiga bisha October la siiyay Diafra Sakho.

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 11-aad Ee Premiership-ka EnglandIyo Todobaadkan

0 Visits: 3702 | Friday November 07, 2014 - 17:39:03
Horyaalka England waxaa todobaadkan la ciyaari doonaa kulamadii 11-aad, dabcan kulanka ugu adag wuxuu ka dihici doonaa garoonka Anfield oo dhex mari doono kooxaha Liverpool Vs Chesle

Read More »

Manchester City oo u gacan haadinaysa Pep Guardiola

0 Visits: 1088 | Friday November 07, 2014 - 13:36:45
Kooxda Manchester City ayaa qorshaha ku darsatay in ay xagaaga soo socda gagada Ethihad keento macalinka naadiga Bayern Munich Pep Guardiola.

Read More »

LIVERPOOL OO XIDHIIDH JOOGTO AH LA SAMAYNAYSA DA'YARKEEDA AMAAHDA KAGA MAQAN EE DIVOCK ORIGI

0 Visits: 948 | Friday November 07, 2014 - 13:27:36
Tababaraha Liverpool ee Brendan Rodgers ayaa shaaca ka qaaday inay daraasaynayaan bandhiga kasta oo uu sameeyo da'yarka amaahda kaga maqan ee Divock Origi kaas oo amaah hal xili ciyaareed ah kula jooga kooxdiisii hore ee Lille.

Read More »

Ciyaar Yahanada MESSI Iyo RONALDO Ma la odhan karaa Waa Labada Xidig Ee Adduunka Ugu Fiicna Wixii Ciyaartoy Soo Maray. Dood Furan

0 Visits: 4205 | Friday November 07, 2014 - 13:07:13
Marka hore waa su'aal sanado badan soo taagnayd in lakala saaro midka fiican Messi iyo Ronaldo, waana dood sii socon doonta sanadaha inagu soo aadan haddii ay sii wadaan qaab ciyaareedkii lagu bartay sanadihii ugu danbaysay.

Read More »

Man City Oo Guuldaro La Kulantay Kulan Laba Casaan Ah La Siiyay & Bayern Oo Mar kale Dishay Roma

0 Visits: 1185 | Thursday November 06, 2014 - 19:39:48
Manchester City ayaala kulantay guuldaradii labaad ee tartanka Champions League markii ay ku kuftay gurigeeda ciyaar ay martigalisay kooxda CSKA Moscow ee dalka Ruushka

Read More »

Natiijooyinka Ucl: Manchester City Oo Ay Masiibo Usoo Hoyatay, Barcelona Oo Ku Durdurisay Ajax, Bayern Munich Oo Guul Ka Gaadhay Roma Iyo Chelasea Oo Barbaro Lagu Qabtay

0 Visits: 1423 | Thursday November 06, 2014 - 09:25:37
Waxaa caawa dhacay kulamo xiiso iyo xamaasad badan, kooxda Manchester City ayaa guul daro xanuun badan iyo masiibo ugu soo hoyatay gurigeeda Etihad Stadium, halka Barcelona ay guul ay ku raaxaysatay ka soo gaadhay Ajax, Messi ayaana guushaa ku hogaamiyay,

Read More »

Hordhaca Group G: Chelsea Oo Indhaha Ku Heysa Wareega 16ka Champions League.

0 Visits: 940 | Wednesday November 05, 2014 - 15:25:30
Labo isbuuc ka hor markii 6-0 looga soo badiyay kulankii Stamford Bridge, NK Maribor ayaa martigelineysa Chelsea kuwasoo hogaanka u haya Group G islamarkaana shan dhibcood ka sareeya kooxda reer Slovenia oo kaalinta seddexaad kaga jirta group-ka.

Read More »

Twitter Oo Lagu Amaanay Kolo Toure: Wuxuu Jeeb Ku Ritay Weeraryahanadii Real Madrid. (Sawiro)

0 Visits: 1267 | Wednesday November 05, 2014 - 14:49:18
Ronaldo waxa uu soo kacayaa saaka isagoo rajeynaya inay xalay u aheyd kaliya riyo xun. Ma waxaa jeebka gashaday Kolo Toure? Twitter ayaa arintaas xalay ilaa iyo maanta lagu hadal hayaa

Read More »

Hordhaca Group F: Barcelona Iyo PSG Oo Haminaya Inay U Soo Baxaan Wareega 16ka Champions League

0 Visits: 1061 | Wednesday November 05, 2014 - 14:34:25
FC Barcelona ayaa heli doonta weeraryahankii hore ee Ajax Luis Suarez kulanka ay u safrayaan Amsterdam halkaasoo ay ay ku xaqiijisan karaan booskooda wareega 16ka haddii ay guul labaad oo isku xigta ka gaaraan Ajax.

Read More »

Natiijooyinka Champions League: Anderlecht Oo Arsenal Ka Yaabsatay, Juventus Oo Gaadhay Guul Ay UBaahnayd Iyo Real Madrid Oo Guul La Filayay Ka Gaadhay Liverpool

0 Visits: 1024 | Wednesday November 05, 2014 - 14:07:22
Waxaa caawa la ciyaaray kulamada afraad ee heerka groupyada ee Champions Leaquega, Anderlecht ayaa barbaro cajiib ah ku qabatay kooxda Arsenal oo saddex gool uga hormartay halka kooxda Juventus ay Olympaicos ka gaadhay guul ay u dagaalantay isla markaana ruuxda dib ugu soo celisay si ay baaqi ugu sii…

Read More »

Seddex Meelood Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Real Madrid Iyo Liverpool Caawa.

0 Visits: 1031 | Tuesday November 04, 2014 - 17:04:52
Liverpool ayaa caawa marti ku ah garoonka Santiago Bernabeu kulanka afaraad ee wareega group-yada Champions League iyagoo wajahaya kooxda difaacaneysa koobkaan ee Real Madrid.

Read More »

Koob lagu Xusaayay Sanadguuradii 21aad ee ka soo Wareegtay Aaasaaskii Ciidanka Booliiska oo Lagu Qabtay Burco iyo laba kooxood oo foodda isku daray

0 Visits: 1186 | Tuesday November 04, 2014 - 09:52:27
Ciyaar Aad uxiiso badan oo lagu xusaayay sanadguuradii 21aad ee kasoo wareegtay aasaaskii ciidanka Booliiska Somaliland ayaa Galabnimadii qabsoontay Garoonka ALAMZEY Stadium ee magaalada Burco.

Read More »