Ciyaaraha

Waa Kuwee 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Todobaadkan Premiership-ka England?

0 Visits: 1531 | Monday November 03, 2014 - 16:18:42
Kadib markii la ciyaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha isbuucan wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.

Read More »

Kala Sareynta Gooldhalinta Horyaalka Premier League – Aguero Oo Hogaaminaya

0 Visits: 1112 | Monday November 03, 2014 - 12:15:12
Sergio Aguero ayaa keli ku noqday hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League ka dib markii uu dhaliyay goolkiisii 10aad ee xilli ciyaareedkii kulankii shalayto ee Manchester Derby

Read More »

Man City Oo Dib Ugu Soo Laabatay Tubta Guusha, Xili Ay Markii Afaad Oo Isku Xiga Garaacday Kooxda Ay Jaarka Yihiin Ee Man United + Daawo sawirada

0 Visits: 1442 | Sunday November 02, 2014 - 19:01:43
Kooxda Manchester city ayaa guul muhiim ah gurigeeda Etihad Stadim kaga gaadhay kooxda Man United, City ayaa guul 1:0 ah ku gaadhay Manchester derbi iyadoo goolka kaliya uga mahad celinaysa Sergio Aguero. Smalling ayaa ciyaarta laga saaray halka Marcos Rojo dhaawac ciyaarta looga dhex qaaday.

Read More »

Waa Ku Wee Kooxaha Todobaadkan U Soo Bixi Kara Wareega 16ka Champions League?

0 Visits: 1129 | Sunday November 02, 2014 - 18:45:21
Waxaa jira lix kooxood oo fursad u leh inay xaqiijistaan booskooda wareega 16ka Champions League isbuucaan, waxaan idiin soo gudbineynaa kooxaha ay yihiin sida ay ku gaadhi karaan. Waxaan kaliya galeynaa kulamadii afaraad ee wareega Champions League ee xilli ciyaareedkan laakiin lixkoodood ayaa fursad…

Read More »

Sadaasha Laga Bixiyay Kulamada 10-aad ee Premiership-ka England Todobaadkan La Ciyaari Doono

0 Visits: 1392 | Saturday November 01, 2014 - 10:48:14
Todobaadkan horyaalka aduunka ugu xiisaha badan Premiership-ka England waxaa laga cayaari doona kulamadii 10-aad, sida darteed waxaan idiin heynaa sidii taxanaha inoo ahaan jirtay sadaashada laga bixiyo kulamada todobaad walbo la ciyaaro.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs QPR: Costa Oo Diyaar Ah & Blues Oo Dooneysa Iney Wadadii Guusha Kusoo Laabato

0 Visits: 975 | Saturday November 01, 2014 - 10:29:12
Kooxda wali aan dhinaceeda dhulka la dhigin ee hogaanka horyaalka ku raaxeysaneysa ayaa maanta gurigeeda kusoo dhaweyn doonta Queen's Park Rangers oo fadhida halka laga horyaalka Heerka koowaad.

Read More »

War Deg Deg ah: Boliiska Oo Ka Cabsi weyn ka Qaba In Rabshadao ka dhacaan Kulanka Manchester Derby Iyo silva oo seegay kulankan

0 Visits: 1006 | Friday October 31, 2014 - 13:00:46
Boliiska ayaa ku jira feejignaan la xiriirta in diyaaradaha yaryar ee remote-ka laga hago in la soo dulmariyo kulanka Manchester Derby ee axada. Nuuca yaryar ee Drone-ka ayaa sabab u aheyd dagaalkii garoonka ku dhexmaray xulalka Albania iyo Serbia markii diyaaradaas yari ay soo dulmartay garoonka iyadoo…

Read More »

Kooxaha Man United, Liverpool Iyo Tottenham Oo Isku Heestaan Saxiixa Daafaca Bayer Leverkusen ee Omer Toprak

0 Visits: 1090 | Thursday October 30, 2014 - 14:30:35
sadex kooxood ee liverpool,man td iyo Tottenham. ayaa taratan xoogan ugu jiraya sidii ay u heli lahayeen daafaca kooxda Bayer Leverkusen

Read More »

Daawo; Barca Oo Rigoore Ku Qaaday Catalan Super Cup Xilli Suarez Uu Sameeyay Caawin Cajiib Ah +SAWIRO

0 Visits: 976 | Thursday October 30, 2014 - 12:32:44
Luis Suarez ayaa caawin cajiib ah sameeyay iyadoo Barcelona ay garaacday kooxda Espanyol koobka Catalan Super Cup oo ay kaga badiyeen rigoore, laakiin Suarez ayaa weli raadinaya goolkiisii ugu horeysay ee Spain.

Read More »

ISKU AADKA CAPITAL ONE CUPKA WAREEGIISA SHANAAD OO LA SOO SAARAY

0 Visits: 1105 | Thursday October 30, 2014 - 11:40:05
Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega shanaad ee Capital One Cupka. Wareega shanaad ayay isku arkaan sideeda kooxood ee ka soo baxay wareega afraad, waxaana mardhawayd la soo gabagabeeyay wareega afraad

Read More »

Dhegayso Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan Ee Shabakada Caalamiga Ah Akashacabka.com

0 Visits: 1350 | Wednesday October 29, 2014 - 16:52:45
Halkan ka Dhegayso Barnamjkii faaqidaada falaqaynta ciyaaraha ee todobaadkan Ee Shabakada Caalamiga Ah Akashacabka.com Oo Idinka Imanaaya Studioga magaalada burco waxaaa soo jeedinaay wariye abdirisaaq koronto

Read More »

War deg deg ah: FIFA Oo Soo Bandhigtay Astaanta Koobka Adduunka Ee 2018 Ee Russia Lagu Qabanayo+ daaowo Sawirada

0 Visits: 1036 | Wednesday October 29, 2014 - 12:07:26
waxa gr dhaweed si rasmi ah loo shaaciyey astanka uu yelan doono koobka aduunka ee 2018ka

Read More »

Chelsea Oo Iska Xaadirisay Wareega 8aad Dhammaadka Ee Capital One Kadib Guul Ay Ka Gaadhay Shrewsbury

0 Visits: 985 | Wednesday October 29, 2014 - 11:37:50
Kooxda Chelsea oo marti u ahayd kooxda heerka labaad ee Shrewsbury ayaa 2:1 kaga soo badisay waxayna Chelsea guusha ku soo gaadhay gool uu Drogba u dhaliyay iyo goolka kale oo uu iska dhaliyayJermaine Grandison oo ka tirsan kooxdaShrewsbury.

Read More »

Wasiirka Ciyaaraha Oo Hargeysa ka Furay Tartan Lagu Kala Saarayo Kooxaha Heerka 2-aad Iyo 3-aad

0 Visits: 1042 | Tuesday October 28, 2014 - 13:01:01
Tartankan oo ay ka qeyb-galayaan 30-kooxood oo ka kala socda shanta degmo ee caasimadda Hargeysa, ayaa....

Read More »

Real Madrid Oo Abaalmarinada La Liga Ee Xili Ciyaareedkii 2013/14 Inta Ugu Badan Uruurusatay. Iyo Xidigaha Kale Ee Qaarada Dunida Soo Kala jeeda halkay ka galeen la liga ?

0 Visits: 1180 | Tuesday October 28, 2014 - 09:07:24
Waxaa la soo gabagabeeyay xaflad wayn oo abaal marino lagu gudoonsiinayay ciyaartoydii iyo waliba tababarihii ugu fiicnaa horyaalka Spain ee La ligaha xili ciyaareedkiisii 2013/14. Xaflada loo yaqnaa LFP Gala ayay ka soo qayb galeen 1,300 qof ku waas oo iskugu jira ciyaartoyda iyo waliba tababarayaasha…

Read More »

Muxuu Carlo Ancelotti Ka Yidhi Guushii Ay Kooxdiisa Real Madrid Ka Gaadhay Barcelona?.

0 Visits: 944 | Sunday October 26, 2014 - 12:40:48
Tababarayaasha Real Madrid , Barcelona Maxay Ka Yidhaahdeen Ciyaarti Ku Dhexmartay Garoonka Barnbue??.

Read More »

Hordhac: Man United v Chelsea – Maxaa Kala Heysta Caawa Louis Van Gaal Iyo Jose Mourinho?

0 Visits: 1436 | Sunday October 26, 2014 - 09:50:41
Kulanka:Man United v Chelsea Garoonka:Old Trafford Waqtiga:7pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Phil Dowd Waxaa jiray qoraalo badan oo laga daabacay isbarbardhiga Louis van Gaal iyo Jose Mourinho, labada tababare ee ugu xiisaha badan uguna kibirka badan ciyaarta.

Read More »

Real Madrid Oo Caawa Ku Caweysay Santiago Bernabeu Kuna Jiidjiiday Barcelona, Xili Ay 3:1 Ku Garaacday Iyo Xogaha kuduugan kulankaas +daawo sawirada

0 Visits: 1268 | Saturday October 25, 2014 - 21:12:02
Real Madrid ayaa gurigeeda Santiago Beranbue ku dubatay kooxda Barcelona oo marti ugu ahayd, Real Madrid ayaana shabiqii sideeda kulan nadiifta ahaa ee Claudio Bravo saddex gool gosha u galisay. Real Madrid ayay goolasha u kala dhaliyeen Cristiano Ronald,Pepe, iyo Karim Benzema.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka El Clasico Ee Real Madrid v Barcelona.

0 Visits: 1852 | Saturday October 25, 2014 - 18:45:57
Halkan ka akhriso Shaxda realmadrid vs barcelona

Read More »

West Ham United Oo Burbursatay Galabta Kooxda Horyaalka Difaacanaysa Ee Man City

0 Visits: 1042 | Saturday October 25, 2014 - 18:23:55
Kooxda West Ham United ayaa cashar lama ilaawaan ah u soo dhigtay kooxda horyaalka difaacanaysa ee Man city. West Ham ayaa 2:1 ku dubatay Manchester City,

Read More »