Ciyaaraha

Hordhaca El Clasico: Maxaa Kala Heysta Caawa Real Madrid v Barcelona?

0 Visits: 1156 | Saturday October 25, 2014 - 18:16:09
Kulanka maanta ee El Clasico waa kulankii 229aad ee tartan rasmi ah ee u dhaxeeya labada kooxood tartamada oo dhan, iyadoo Real Madrid ay hogaanka heyso iyagoo badiyay 91 kulan marka loo fiiriyo Barcelona oo badisay 89 kulan halka 48 kulan ay barbaro galeen.

Read More »

Natiijada Kulamadii Xalay Ee Champions League Qaarada Yurub iyo Kala Sarraynta Group A, B, iyo D + Sawiro.

0 Visits: 1367 | Thursday October 23, 2014 - 12:45:03
Inkasta oo caawa la ciyaaray kulamo xiiso badan ayayna haddana u dhawayn kuwii xalay ee natiijooyinka layaabka lihi ka soo baxeen

Read More »

Natiijooyinka Champion-ka : Real Madrid Oo GuusheediiUgu Horaysay Liverpool Ka Gaadhay ,Arsenal Oo Laba Daqiiqo Guul ku Gaaday Iyo Juventus Oo Guuldaro Kala Kulantay Olympiacos Iyo Kala Sareenta Group-da

0 Visits: 1337 | Thursday October 23, 2014 - 12:02:16
Haddii sideed kulan ee habeem hore ay kooxuhu iska dhaliyeen 40 gool ayaa sideedii kulan ee xalayna kooxuhu iska dhaliyeen 19 gool oo kaliya waana intii gool ee ay kulamdii xalay ay kooxuhu iska dhaliyeen qaybtii hore ee ciyaarahaas.haddaba halkan kaga bogo warbixinaha kulamada Liverpool vs Real Madrid,…

Read More »

Hordhaca Kulamada caawa Ee Champion_ka Yaa Ka Maqan Yaase Ciyaari doona Iyo Xogaha ku duugan

0 Visits: 1193 | Wednesday October 22, 2014 - 11:06:02
Waxa Caawa la ciyaari doona groupda A,B Iyo D halkan ka akhriso iyagoo dhamaystiran

Read More »

NATIIJOOYINKAb Xalay Ee Champion-ka : Gumaadkii Chelsea Ee Maribor,Xasuuqii Bayern Munich Ee Roma, IyoDamashaadkii Barcelona Ee Ajax!!, Kulama Yar Iyo Goolal badan!!!! + Daawo Sawir

0 Visits: 1311 | Wednesday October 22, 2014 - 09:04:30
Waa habeen ku wayn kubbada Cagta gaar ahaan horyaalka Yurub ee Champions League waxaa ka soo baxay kulamadii xalay la ciyaaray natiijoon layaab leh iyo goolal aad iyo aad u tiro badan. waxaana awoodooda ciyaareed iskala horyimid qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu awooda badan,halkan kaga bogo warbixinaha…

Read More »

Waa Kuwee 11-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England Todobaadkan?

0 Visits: 1179 | Tuesday October 21, 2014 - 12:28:17
Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalaka Premiership-ka ee England

Read More »

Waxa Badan Ka Ogow Kulanada Cawaa La Ciyaari Doono Ee champion League iyo Xogaha Ku Duugan

0 Visits: 2896 | Tuesday October 21, 2014 - 09:52:11
Waxa Caawa Qorsheesan In La Ciyaari Doona Kulano Kamida ah champion League Halkan Ka akhriso Iyagoo Dhamaytiran

Read More »

Steve Caulker oo Gool uu iska Dhaliyey u Sahashay Kooxda Liverpool inay ku hanato 3 Dhibcood oo Rafaad Badani ka Gaadhay

0 Visits: 1030 | Monday October 20, 2014 - 10:45:49
Liverpool ayaa seddex dhibcood ay u dagaalantay ku soo qaadatay garoonka Loftus Road iyagoo 3-2 kaga badiyay QPR xilli gool soo daahay oo uu iska dhaliyay Steve Caulker ay guushaas u sahashay koxoda Reds.

Read More »

Falaqaynta Kulanka West Brom VS Manchester United Iyo Xaqiiqooyin Ku Saabsan Kulankan.

0 Visits: 1402 | Monday October 20, 2014 - 09:44:23
Ka dib kulanka Hawthorns ee caawa, seddex ka mid ah afarta kulan ee soo socota ee ay United ciyaari doonto waa Chelsea, Manchester City iyo Arsenal.

Read More »

Mario Balotelli oo lagu Canaantay Gool Madhan oo uu Dhalin kari Waayey iyo Niyad jabka uu ku riday Xulkiisa

0 Visits: 1268 | Monday October 20, 2014 - 09:36:07
Weerar yahanka Liverpool ee Mario Balotelli ayuu xaalku ku sii adkaanayaa, wuxuuna marba marka ka danbaysa sii dareemayaa caddaadis iyo niyad jab.

Read More »

Xulka England Oo Laga Yaabo Inay Ka Guuraan Garoonka Wembley 2018ka.

0 Visits: 1057 | Thursday October 09, 2014 - 11:41:00
iyo Ciyaar Yahanka Wayne Rooney Oo Wacad Ku Maray Inuu Jabin Doono Rikoodhkii Sir Bobby Charlton iyo weliba Jorge Mendes oo ka dayriyey in Ronaldo ku laabto Man United

Read More »

Man United oo Diyaarad ku dulmari Doona kulanka Villarreal Iyo Real Madrid.

0 Visits: 1374 | Thursday September 25, 2014 - 11:11:51
Luis Suarez Oo Laba Gool U Dhaliyay Barca iyo Keylor Navas Oo Diyaar U Ah Inuu Casillas Kula Tartamo Goolhayaha Kowaad Ee R.Madrid

Read More »

Cayaaryahan caan ah oo u geeriyoodey Naxdinta goolkii Frank Lampard

0 Visits: 1061 | Wednesday September 24, 2014 - 19:18:11
Cayaaryahan u dhashay Dalka Ugandha oo lagu magacaabo Fahad Musanan ayaa geeriyoodey habeenkii Axadii kadib markii wadnaha looga soo boodey Xiligaas oo uu daawanayey Cayaartii Man City iyo Chelsea.

Read More »

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Garoonka Hargeysa Stadium Ka Bilaabmay

0 Visits: 1709 | Wednesday September 24, 2014 - 18:30:45
Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Ayaa Garoonka Hargeysa Stadium Ka Bilaabay Tartanka Orordda 3kilo Miter Kaas Oo Ay Ka Soo Qayb Galayaan Degmooyinka Hargeysa .

Read More »

Liiska Kooxaha Caawa Fooda isku Daraya Kulanka Koobka Champions League.

0 Visits: 1072 | Tuesday September 16, 2014 - 11:28:23
Wax badan ayaan sugaynay inuu dib u bilaamo koobka kooxaha qaarada Yurub ee Champions Leaquega oo aynu xiisihiisii muddo moogayn.

Read More »

Maxaa Ka jira in Difaaca Kooxda Liverpool uu Seegi doono Kulanka Champions leaquega Ee Liverpool

0 Visits: 964 | Tuesday September 16, 2014 - 11:19:45
29 jirkan ayaa seegay kulankii horyaalka ee Liverpool guuldaradu ka soo gaadhay kooxda Aston Villa.

Read More »

Atletico Madrid Oo Cashar Lama Ilaawaan Ah Real Madrid Ugu Dhigtay Santiago Bernabeu

0 Visits: 1011 | Sunday September 14, 2014 - 12:47:53
Atletico Madrid Ayaa Real Madrid kaba kula dul martay gurigeeda Santiago Bernabeu kadib markii ay 2:1 ugu awood sheegatay. Tiago iyo Arda Turan

Read More »

Kooxda Aston Villa Oo Garoonka Anfield Ku Garaacday Kooxda Liverpool

0 Visits: 1052 | Sunday September 14, 2014 - 12:39:43
Liverpool ayaa dhadhamisay guuldaradeedii labaad ee xilli ciyaareedka iyadoo guuldarro 1-0 ay ka soo gaartay kooxda Aston Villa oo marti ku aheyd garoonka Anfield.

Read More »

Tartanka abaalmarinta Ballon d'Or ayaa u muuqta inuu yahay mid furan markii ugu horeysay muddo sannado ah.

0 Visits: 1119 | Thursday September 11, 2014 - 10:42:40
Iyagoo qeybsaday lixdii sanno ee ugu danbeysay, midkoodna Cristiano Ronaldo ama Lionel Messi kuma riyaaqin xilli ciyaareed cajiib ah, laakiin yaa ka soo dhex bixi doona oo ka qaadi doona abaalmarintaan labadaan laacib?

Read More »

Mo- Farah Oo Ku Guulaystay Orodka Great North Run +Daawo Sawirada

0 Visits: 1540 | Monday September 08, 2014 - 10:24:55
Orod yahanka Reer Somaliland isla markaana ku orda magaca wadanka Ingiriiska ee Mohamed Farah ayaa wali ku jira guulihii isdaba jooga ahaaee uu u horseedayay wadanka uu u ordaayo ee England.

Read More »