Maqaallo

KA FAAIDAYSO SU'AALO IYO JAWAABO DIINI AH: By: Nasir Yusuf

0 Visits: 85480 | Sunday July 27, 2014 - 14:42:21
JAWAABIHII IYO SUAALIHII SHALAY WAXA AAN LEEYAHAY ASXAABTA QIIMAHA BADAN RAMADAAN KARIIM AND CIID MUBAARIK SANADKA SANADKIISA ALLE HA INAGU SIMO DIINTANA HA LOO SOO JEESTO

Read More »

"Dal Iyo Dad Is Haysta" Dardaarankii Madaxweyne Riyaale Q/L: Mohamed Hamud

0 Visits: 1494 | Sunday July 27, 2014 - 14:34:37
Weedha an ku halqabsaday waa mid Ka Mid Ah Weedhihii Xil Wareejinta Madaxtinimada Ee Daahir Riyaale Kaahin Ka Jeediyay Madashii Xil Wareejinta ee 27-July-2010.

Read More »

"RAGGOOW DUMARKU WAA..." !!!By: Abwn: Dahir Ismail Warsame(Suldan)

0 Visits: 1762 | Sunday July 27, 2014 - 13:51:39
Waa Gabay Xiiso Badan Iyo Jawaab Toos Ah Rag U Gabyay Dumarka.............

Read More »

Horumar Waxaynu Gaadhi Karnaa Marka Aynu Libaaxa Ka Doorano Dameerka By: M Tajir

0 Visits: 1164 | Saturday July 26, 2014 - 14:17:41
Sida aynu la wada socono mid kasta oo inaga mid ah hadii aad maanta Su'aasho Libaax iyo Dameer keebaad dooran laahyd, waxa u si sahlan kuu odhanayaa Libaax.

Read More »

HAMBALYO KU SOCOTA HOGAANKA CUSUB EE NAADIGA AKHRISKA TIMACADDE IYO HEERARKII KALA DUWANAA UU SOO MARAY. QALINKII: MUSTAFE FUTURE‏

0 Visits: 1094 | Friday July 25, 2014 - 17:11:14
Waxaan Dareenka Farxadeed la Wadaagayaa Bahda Naadiga Akhriska Timacadde ee Xilka la Wareegtay, inta laga Wareejiyay iyo inta kale ee Xubanaha ka ah,

Read More »

Daawo Muqaal Naxdin iyo Murugo Badan iyo Qoys Dhammantood Xanuun iyo Saboolnimo isu Dul Jiifa oo u Baahan Gargaar iyo Caawimo Biniaadanimo, Ka Faaidayso Fadliga Ramadanta oo Caawi Qoyskan.

0 Visits: 2718 | Tuesday July 22, 2014 - 19:52:25
Haddii Aad Muuqalkan Daawato Waad Ilmaynaysa, Hadaba Wixii kaalmo ah ee ad Qoyskan ku caawinayso ku so hagaaji Acountka 8300 Dahabshiil Burco, kuna So Qor Amina Haybe Maxamud iyo Telefonka 063-4439315

Read More »

Qiiradii Dhalanteedka Lahayd‏!!! Qalinkii Cabdiqani Maxamed Xuseen( Mandela)

0 Visits: 2237 | Tuesday July 22, 2014 - 10:52:32
Dhalalawda codka teleefanka ayaa dhagta soo gaadhay dheehasho ka dib waa wiil dhamaystiran xaga dhumucda iyo dhararka dharka uu sitana dhiggii kuma arag,

Read More »

Maxaa U Diiday Magaalada Burco Inay Yeelato Ilaacad Maxaliya

0 Visits: 2060 | Monday July 21, 2014 - 15:38:21
Tan Iyo Intii Somaliland Lasoo Laabatay Xornimadeeda Magaaladani Burco Waxa ay Horseed Ka Ahayd Horu Marinta Bulshada Iyo Qadiyada Somaliland Waxaana Tanyo Intii Dhidibadda Loo Taagay Somaliland tiir u ahayd Qarankani

Read More »

Tiirarka Qabyaaladda/ Qalinkii: Jamaal C/raxmaan Bullaale Qaybtii 1 aad

0 Visits: 1285 | Monday July 21, 2014 - 01:18:56
"Uf qabiilka anaa leh, Wuxuunbaa ku adeegta, Nin iskii kartidiisa, Isagoon cid ku tiirsan, Isku taagi karayn"

Read More »

Yaa Mudan Hogaan? W/Q Khaalid Maxamed Cabdi

0 Visits: 1409 | Sunday July 20, 2014 - 08:56:22
Aalaaba dhibaatooyinka la kulma dadka maamulka haysta waxaa kamida cidii mudnayd maamulka waax kamida waaxaha shaqada ee waddanka ha ahaato shirkad loo leeyahay si gaar ah amaba xafiis kamida xafiisyada dowlada

Read More »

Daawo Muuqaal Qiiro leh oo Murugo badan: MAXAA KA OOHIYEY QOYSASKAN IYO QURBAJOOGTAN

0 Visits: 2116 | Sunday July 20, 2014 - 08:30:54
Caruurtan yaryar oo isugu jira agoomo, rajay iyo weliba dad sabool ah oo aan si fiican u helin quutal daruurigooda caadiga ah , agabkii ciida iyo waxyaabaha caruurta kale haystaana aan hawaysan

Read More »

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS : SHEBEKED CUSUB OO HAWADA SOO GASHAY RASAMAALNEWS.COM

0 Visits: 1145 | Saturday July 19, 2014 - 21:42:39
Shebekeddan Cusub oo Dhidibada u taageen Abwaano, Suxufiyiin Ruug Caddaa ah, Qoraayo iyo Qurbajoog reer Somaliland oo kamid ah Haldoorka Bulshada reer somaliland ayaa laga baahin doona warar, barnaamiyo iyo waxyaabo bulshada faaido u leh, wana shebekedd ka duwanaan doonto shebekedihii hore u jirey oo…

Read More »

Gabayga "XAQ-DHAWR" oo Lagu Taagerayo Wasiir Xirsi

0 Visits: 1184 | Friday July 18, 2014 - 17:04:03
Gabaygan Waxaan Ku Taageerayaa Wax Qabadka Muuqda Ee Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane XIRSI XAAJI CALI XASAN.. Ka Bogasho Wacan :-

Read More »

QAZA maanso,W/Q:ismaaciil maxamed-cali

0 Visits: 2140 | Friday July 18, 2014 - 16:30:36
maansadan oo aan u magac-bixiyey QAZA waxan kaga hadlayaa weerarka wuxuushnimada iyo cadawtooyada ah ee gaalada yahuudu ay ku qaaday dadka muslimiinta ah ee reer falastiin

Read More »

Sheeko Gaaban: Waxa Ay ii Bixiyeen Waxshi – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed (Hawd)

0 Visits: 4596 | Friday July 18, 2014 - 14:41:39
Waxa aan ahaa neef, shay, wax la lee yahay. Sayladda ayay i geyn jireen, dabadeed sida xoolaha xubnahayga tuutuujin jireen, oo kolka ay i ka la iibsanayaan muruqyadayda, gacmahayga, ilkahayga iyo xitaa caadhkayga eegi jireen.

Read More »

XIRSI XAAJI CALI KII DUROW XAASIDBAAD TAHAYE....... TIx Gabay ah.. By:Abwan Dahir Suldan

0 Visits: 1714 | Friday July 18, 2014 - 13:06:01
Jidka Horumarkiyo Xaadhistii inu Usoo Xaytay Xawaariyo Inuu Toos U Wado Waa Xaqiiq dhaba he Xariifnimo Kalsoonile inuu Xeelad iyo Daacad Maamuus xalaaliyo Ku Helay Xeerin iyo haybad

Read More »

Habaar Waalid Iyo Hadimo Jaceyl:- Qormaddi 1-aad W/Q Nasser Ahmed Abraham

0 Visits: 2747 | Thursday July 17, 2014 - 16:04:05
Nimco waa hooyo sabool ah oo dagan kuna dhalatay magaaladda Hagriesa, waxay carruur dhashay "sadex hablood iyo Afar inamood", hooyo Nimco waxay ubadkeeda ku korisay nolol aad iyo aad u adag,

Read More »

Aas-Aaskii Seeska Nabadda Somaliland ee 1991 W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 1321 | Thursday July 17, 2014 - 13:23:36
Markii jabhadii S.N.M iyo shacabkii taageersanaa ay qabsadeen magaalooyinka somaliland,

Read More »

Ma Ila Socotaa – Akhriso Sheeko Kale Oo Xiiso Badan

0 Visits: 1630 | Thursday July 17, 2014 - 12:44:34
Nin Curyaan ah ayaa beri guri lagaga guuray, oo ay duruufo jira awgood reerkii uu ka tirsanaa ka guureen.

Read More »

Wariye iyo War gure maxaa kala haysta?

0 Visits: 1107 | Wednesday July 16, 2014 - 17:22:23
Waa goor subaxnimo ah, goor sheegtaduna ay abbaareyso 9:30kii subaxnimo.

Read More »