Maqaallo

Maxay Baadhitaanada Bilayska Somaliland Natiijo La'aan Ugu Dhamaadaan Ee Ka Djibouti Uga Xariifsan Yahay; Qalinkii Axmed Ismaaciil Mooge

0 Visits: 1056 | Friday July 04, 2014 - 14:34:52
Markasta oo dalka Faldambiyeed wayni ka dhaco waxaynu maqalnaa Bilayska ayaa arrintii baadhaya laakiinse marna maynu maqal Natiijo wax-ku ool oo ka soo baxday baadhitaankii laynoo sheegay in Ciidanka Bilaysku ku maqan yihiin.

Read More »

Maxaa Aynu Askari U Noqon Waynay : Jawaabtii Wariye Maxamed Cilmi Xassan (Shiine)‏

0 Visits: 1046 | Friday July 04, 2014 - 13:43:34
Beryihii ugu danbeeyey waxaa si weyn looga arkaayey Warbaahinta Online-kaa Maqaalada Jawaabaha u ah Maqaalkii Maxaan u noqon waynay Askari ?

Read More »

Tacsi ku socota Qoyska iyo Asxaabta uu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

0 Visits: 1322 | Thursday July 03, 2014 - 21:31:54
Maamulka Guud ee Shabakada Caynaba News waxay tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtiiuu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

Read More »

MAAYIR GABAY XILKIISII !!!WQ: Weriye Bedri Kozar

0 Visits: 1090 | Thursday July 03, 2014 - 13:56:31
tan iyo intii uu maayarnimada uu la wareegay c/raxmaan maxamuud caydiid soltelco waxa gabi ahaanba istaagay adeegii ay bulshada u haysay dawlada hoose ee hargaysa .

Read More »

Maxaa aynu Askari U Noqon Waynay?Jawaab SHaafici Maxamed Ibraahim

0 Visits: 1337 | Thursday July 03, 2014 - 12:31:12
Waa Suaal Tab Iyo Xeelad U Baahan Iyo Waliba Ka Baaraan Deg (Ka Fiirsasho) waxa ay ku tacaluqdaa meel maal mahan socodku ku badanyahay waxay la fal gashay waayahay iyo wakhtiga haatan la joogo

Read More »

Maxaynu Askar u Noqon Weynay? Iyo Jawaabtii Mustafe Teacher

0 Visits: 1306 | Wednesday July 02, 2014 - 13:13:35
Suxufinamadii waxay Noqotay Wax habeenkii lagu riyoodo oo Subixi la fuliyo

Read More »

Khuburo daaha ka rogay in khatar laga dhaxlo Mobilka Facebook-ga laga galo

0 Visits: 1815 | Wednesday July 02, 2014 - 13:11:11
Khubaro caalamiya waxay ka digayaan dhibaatada ka timaada isticmaalka mobilka oo loo isticmaalo Aalada facebook

Read More »

horta dawlada uu hogamiyo axmed siilaanyo mid baan leeyahay mucaaradkana mid baanleeyahay saxaafadana mid baan leeyahay

0 Visits: 1043 | Wednesday July 02, 2014 - 13:05:40
BISMILAAHI ARAXMAANI ARAXIIM,ALXAMDULILAAHI RABUL CAALAMIIN.MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA SAXAAFADA SOMALILAND IYO DHAMAAN SHACABKA SOMALILAND DIBAD IYO GUDOBA

Read More »

Maxaynu Askar U Noqon Waynay"?!Jawab: W/Q Mohamed Yousof Bakayle

0 Visits: 1561 | Wednesday July 02, 2014 - 13:01:13
Waxan doonaya inaan Wax xooga ku darsado qoraalada suuban iyo hadaladda bilaa xiqdiga iyo xumaanta ah, dood wadaaga haldoorka iyo milgaha saxafadda Ee qormadda xiisaha leh Ee

Read More »

Sahay Qaado Ramadaanta !! W/Q Fouad abdisalam

0 Visits: 1414 | Wednesday July 02, 2014 - 12:58:04
Salaamu laahi caleykum:Ramadan kariim dhamaan umadda muslimiinta ah meel walba oo ay joogaan.

Read More »

Maxaa Aynu Askari u Noqon Weynay? Jawab Daba socota Maqaalki Xusen Kurdi By:Axmed C/risaaq Maxamed

0 Visits: 1305 | Wednesday July 02, 2014 - 07:45:17
Mowduucan anigu waxaan kaga jawaabayaa Maqaalka ninka la yidhaa Xuseen Kurdi oo ah

Read More »

Dhalinyaradu door inta leeg bay ka qadan karan dhismaha qarankooda? W/Q: Mohammed Abdi Nour

0 Visits: 1172 | Wednesday July 02, 2014 - 07:41:35
Waa su,aal is waydiin leh , dhalinyardu inay wax ka badali karan , waxyaabo badan kuna soo kordhin karaan wadankooda hooyo , iyagoo gacamaha is haystaa .

Read More »

Jawaabta : Maxaa Aynu Askari u Noqon Waynay WQ Xuseen Aadan Yuusuf(Kurdi)

0 Visits: 1350 | Tuesday July 01, 2014 - 15:37:09
Su'aasha ah maxaynu askar u noqon weynay waxay ila tahay jawaabteedu inay noqonayso ......

Read More »

Imtixaanka Aan La Dhicin Ee Dugsiyada Sare,Qalinkii: Mustafe Abdirahman Habane

0 Visits: 1861 | Tuesday July 01, 2014 - 15:32:07
Qallinka umaan qaadan inaan cid amaano ama aan cid dhaleeceyo laakin waxa aan u haleelay in awood siiyo cidii ummadda JSL wax u qabankarta,

Read More »

"Maxaynu Askar u noqon waynay"?! Mahad Jama Koronto

0 Visits: 1175 | Monday June 30, 2014 - 17:55:22
Wuxuu ka soo kacaa gurigooda isaga oo wata rikoor iyo kaamirad sawir qaadda, dhexda ayuu soo dhuuqsadaa, wuxuuna jeebka horay u soo gashtaa Kaar uu ku qoran yahay website qolo qurba joog ahi ay wax isaga qoraan.

Read More »

KOBACA AQOONEED OO GAABIS KA AH GOBALKA SAAXIL IYO WAXYAABAHA U SABAB AH

0 Visits: 1043 | Monday June 30, 2014 - 17:52:49
Waxaan aan mudo afar bilooda ku suganahay magaalada Berbera ee xarunta gobolka saaxil waxaan u kuurgalay qaybaha kala duwan ee waxbarashada iyo heerka aqooneed ee ardayda wax kabarata magaalada Berbera .

Read More »

Jawaab: Maxaynu Askari U Noqonweynay? WQ: Cumar Seerbiy

0 Visits: 1388 | Monday June 30, 2014 - 12:37:14
Waxaan qayb qoraal yar ku darsanayaa sheekada Maxaynu Askari U Noqonweynay? oo runtii fikir iyo maskax furan lagu cabiray waxii hore looga yidhi.

Read More »

Saacadaha Muslimiinta Adduunku sooman yihiin iyo Dalalka WQ: Cali Coomay

0 Visits: 1063 | Monday June 30, 2014 - 12:19:15
Dalalka ay joogan ama ku nool yihiin muslimiintu ayaa laga soomaanaadaa maalin walba saacado aad u kala fog oo kala duwan

Read More »

Hambalyo Aroos: Sacad Cabdi Ibraahim Iyo Marwadiisa Hiba Cabdiraxmaan Maxamed

0 Visits: 2353 | Monday June 30, 2014 - 10:15:04
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Read More »

Waabaad I xusuusisay!! WQ:Saleebaan Ibrahim Khayre

0 Visits: 1914 | Sunday June 29, 2014 - 12:22:42
Waa Qormo ka hadlaysa Xogta ku duugan xadhiga wargeyska haatuf

Read More »