Weriyaasha Togdheer, Masuliyiinta iyo hawlwadeenada Shebekedda Afkashacabka.com Waxay Tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan Meherka Aasiya saleeban ismaciil iyo Ayaanle cali cabdi oo meherkoodu ka dhacay Burco Waxanu lenahay Noqda kuwi isku waara aqalkiinana ku gaadha bash bash iyo barwaaqo aamiin…
Read More »