Maqaallo

Guddomiye Muse Biixow Dantaada Ta Qaranka ka horeysii fadlan.

0 Visits: 1579 | Sunday June 01, 2014 - 16:46:07
Salaan kadib Waxan halkan ku so Gudbinaya Laba Farriimod oo ku kala socda Muse Bixi iyo Madaxweyne siilaanyo

Read More »

TALO KU SOCOTA SHACABKA SOMALILAND. WQ: XUSEEN LAKI

0 Visits: 1284 | Sunday June 01, 2014 - 13:05:15
Khilaafka ka dhex beerma binu-aadamku waa wax iska dabiici ah oo soo taagnaa tan iyo bilowgii nolosha aadamaha

Read More »

Talo ku saabsan Horumarinta Gobolka Saaxi

0 Visits: 1241 | Sunday June 01, 2014 - 10:45:56
Marka hore waxan salaamaya una mahadnaqayaa warbaahinta xorta ah

Read More »

"Khilaafka Xisbiga Kulmiye Astaan Muujinaysa Xisbi Ku Fashilmay Hogaamintii Dalka,Taaba Galintii Dimuqraadiyada iyo Himiladii Fogayd ee Shacbiga"

0 Visits: 1043 | Sunday June 01, 2014 - 08:34:37
Faalo Si Dhaba Uga Hadlaysa Khilaafka Xisbiga Kulmiye oo U Muuqda Allahayow Doc Nageed Miyaad Igu Danbaysiisay (Weriye Maxamed Cawad Maxamed)

Read More »

"Xilka qarran, xisaabtan ma leeyahay" WQ" Maxmed Xasan Caalin

0 Visits: 1293 | Saturday May 31, 2014 - 15:16:17
Waxaan uga socdaa Abdilaahi_Abokor waa midhahii iyo tobabarkii Madaxwayne_Siilaanyo, waana dadkii uu siyaasada ku so daray waxay muujinaysaa

Read More »

Milicsiga khilaafaadkii Xisbiyada Somaliland ee 1942-kii ilaa 2014. W/Q: Cali Cabdi Coomay

0 Visits: 1308 | Saturday May 31, 2014 - 10:04:58
Qormadan waxay ku lafo-guri doonaa khilaafaadkii waaweynaa ee ka dhexqarxay xisbiyadii soo maray Somaliland ilaa kuwa imika jira.

Read More »

Shilkii Baabuur ee Xildhibaan Janaale Ma Minna Laahi Buu Ahaa Mise Mishin La Muranka Ka Taagan Dawladda Hoose ee Burco‏

0 Visits: 1237 | Thursday May 29, 2014 - 13:01:10
Waxa Maalintii Salaasadii 20kii bishan may ka dhacay magaalada burco Shil baabuur oo uu galay xildhibaan C/risaaq Xusen Faarax [Janaale]waxana uu shilkaas uu Dhacay

Read More »

Bi'wa Dorashoy eng. mubarik ahmed mohamed

0 Visits: 1509 | Thursday May 29, 2014 - 12:54:23
uman hollan inaan qoral dheer oo aad ku dashaan idiin so gudbiyo , lakin waa qoral kooban oo murtiyaysan oon kaga hadlayo xaladan maanta dalku ku jiro una baahan in laga faaidaysto.

Read More »

Maanso loo tiriyey Golaha Degaanka Degmada Burco

0 Visits: 1613 | Thursday May 29, 2014 - 12:30:27
waa gabay lagu dhaliilayo golaha deegaanka ee degmada burco waxaana tirisay abwaanad reer togdheer ah oo la yidhaahdo gaasira maxamed siciid

Read More »

Furiinka Dag-daga ah Maxaa Keena. W/Q/Mustafa Ahmed Dirie(sheybe)

0 Visits: 5715 | Thursday May 29, 2014 - 12:22:25
Waxaan qalinka u qaatay ee aan keliday cidlo u fadhiistay ayaa ah wax sida leebka igaga ganan wadanaha badhtankiisa

Read More »

Kaanu Wada Joognay !W/Q. Maxamed-shafici Cali-ruush

0 Visits: 1125 | Thursday May 29, 2014 - 11:10:51
Niyadsami in aanay ku soo toosin foolkeedaad ka garataa, way talaabo dheeraynaysaa hareerahay hadba baalo daymoonaysaa,

Read More »

Xisbiga Kulmiye iyo Xaalkiisa Maanta

0 Visits: 1101 | Wednesday May 28, 2014 - 10:48:54
waxaan ka hadlayaa xaalada maanta kataagan dalka iyo khilaafka kulmiye

Read More »

Sidee Ayaad Kaalmaha Ugu Sarreeya Uga Gali Kartaa Waxbarashadaada (Talooyin…)(Qaybta 1aad)

0 Visits: 3904 | Wednesday May 28, 2014 - 10:30:34
Waa hubaal in qof waliba oo waxbarasho ku guda jira in uu ku hamminayo oo uu jeclaan lahaa in uu kaalmaha ugu sarreeya ka galo waxbarashadiisa.

Read More »

Maxaad ka Taqaanna Furayaasha Qoyska Wanaagsan!!!!! Qalinkii: Nimco Baashe Cabdi

0 Visits: 5055 | Tuesday May 27, 2014 - 10:27:11
Waxaa sannadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayaca Ubadka,

Read More »

Fahan Qiimaha Haweenka:-WQ: Mustafe-Shaybe

0 Visits: 2812 | Tuesday May 27, 2014 - 08:26:40
Dumarku mar waa hooyo,waa dhaxdin,waa ayeeyo,waa walaalo,waa eedo meelna kama tagayso marnaba waana Hu ilahay inagu Asturay oo inoogu nimceeyay.

Read More »

Faallo:Maxaa Keenay In Dhawaaqa Dawlada Hoose Ee Burco Laga Maqlo Daafaha Caalamka Iyo Xildhibaanada Qaar Kood Oo Maalin Walba Hortaagan Tvyada Intay Umadii Soo Dooratay U Adeegi Lahaydeen?

0 Visits: 1501 | Tuesday May 27, 2014 - 05:18:56
Faallo:Maxaa Keenay In Dhawaaqa Dawlada Hoose Ee Burco Laga Maqlo Daafaha Caalamka Iyo Xildhibaanada Qaar Kood Oo Maalin Walba Hortaagan Tvyada Intay Umadii Soo Dooratay U Adeegi Lahaydeen?

Read More »

Habka ugu ficaan ee aad u noqon kartid qoraa ficaan.

0 Visits: 1491 | Monday May 26, 2014 - 10:42:11
Markaan u soo dhaadhaco dulucada hadalkayaga , oo ku saabsan tahaya qofka doonaya inu noqdo qoraa fican ,

Read More »

Xaaskiisii oo Uu ku Andacoonayo inay u Dhali Wayday ayuu ku Bedeshay Ri' iyo 3 Waxarood

0 Visits: 2526 | Sunday May 25, 2014 - 09:54:10
Qiso yaab badan iyo sheeko aan hore u dhicin oo muran iyo dood ka dhex dhalisay muwaadiniinta dalka Bulgaria ayaa ay noqotay markii la ogaaday in nin u dhashay dalkaasi uu xaaskiisii ku beddeshay dhowr neef oo adhi ah.

Read More »

DIGNIIN CULUS KU SOCOTA NIMANKA MAGACA KULMIYE ISKA WATA EE WADANKA FINLAND

0 Visits: 1304 | Friday May 23, 2014 - 19:03:33
Anigu ah Godomiyaha Garabka Haweenka ee Ucid Finland Marwo Samia Sh Omar H. Muse waxaan halkan uga digaya Nimanka qayrul masuulka ah ee magaca Xisbiga Kulmiye meel kaga dhacay

Read More »

Dhammaan Maamulka iyo Hawlwadeenada kala Duwan ee Shebekedda Afkashacabka.com waxay Tahniyad Aroos u dirayaan

0 Visits: 3012 | Friday May 23, 2014 - 18:58:47
Arooska Cabdilahi Cali Suudi iyo Marwadiisa Ubax Xasan Axmed oo Arooskoodu ka dhacay Hotel Casaloma ee Magaalada Hargeysa

Read More »