Culimadii hore iyo kuwa haatan joogaaba waxa ay in badan isku hawleen isla markaasna wax badan ka qoreen calaamadaha ama astaamaha lagu garto soo dhawaadka maalinta dunida la gabagabaynayo ama qiyaamaha.
Qudbad sannadeedkii Distooriga ahayd ee 4-aad ee uu Madaxweyne Axmed Silaanyo ka horjeediyey saddexda Gole Qaran, wuxuu si mug iyo miisaanba leh ugaga warramay wax-qabadka iyo horumarka baaxadda leh ee ay Xukuumaddiisu ku tallaabsatay muddadaa afarta sano ku dhow ee ay xilka haysay.
ilaahay baa mahad leh, Aadamaha baray waxaanay aqoon, una furay dariiq ay ku korodhsadaan cilmigooda, ku hibaystay caqli ay ku kala gartan xaqa iyo xaqdarrada.