0 Visits: 1585 |
Saturday April 05, 2014 - 18:03:23
Anaga oo ah dhalinyarada ku Dhaqan Gobolada Somaliland waxaanu Baaq u Dirayna Maamulka Sare ee Shirkada Caalamiga ah ee dhanka internetka ee SOMCABLE Anaga oo ka codsanayna in ay Nogu so Dhakhsadan Adeega Inter netka Xawaarihisu Sareeyo Kaasi
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland, salaam taas ka dib, waxaan xoogaa ka odhanayaa BBC-da + VOA Iyo Somaliland
0 Visits: 1240 |
Wednesday April 02, 2014 - 18:24:30
Ugu horeyn aan u hibeeyo hambalyo kal iyo lab ah dhamaan inta ku hawlan horumarinta dhankasta leh ee quseeya qaranimada Somaliland iyo halganka aan hubeysneyn ee lagu raadinayo xaqa Somaliland ee dunidu iska indho tirayso mudo ku dhow 25 sano
0 Visits: 1170 |
Wednesday April 02, 2014 - 11:27:04
Waa maalin jimce ah.bishu waa march ,sannadka 2014-kii.goobtu waa burco.casar liiq ayaan suuqa u soo baxay.waxan ballan la laha wiil aanu saaxibnahay oo qoraa ah.qoraagu waxa uu jecla in uu la kulmo abwaanka weyn e