0 Visits: 1173 |
Saturday March 22, 2014 - 11:31:14
In kasta oo u jeedada socdaalka madaxweynaha loo fasiray siyaabo kala gadisan oo ay dadka qaar ku doodeen in uu ahaa safar siyaasadeed oo dabada ku haya olole ay xukuumadu ku doonayso in ay mar labaad ku hanato doorashooyinka soo socda,
0 Visits: 1291 |
Saturday March 22, 2014 - 08:07:15
Sanad Walba Waxa Masraxyadda Siyaasadda Ku Soo Biira Weedho Cusub oo Ka Turjumaaya Siyaasiyiinta Loolanka Siyaasaded Ku Wadda Jirra Hadaba Caawa Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Weedh Cusub Sidda Runtii Ahna Anigu Amaan Mooyee Uma Hayo Wax Dhaliil Ah Xldhibaanka Aan Ku Hal Qabsaday
0 Visits: 1139 |
Thursday March 20, 2014 - 16:01:13
Aniga iyo dhamaan dhalinyarada aan isku fikirka nahay ee reer Somaliland waxaanu dhalinyarada u soo jeedinaynaa inay ka qayb qaataan xal u helida arimaha dhalinyarada,
0 Visits: 3011 |
Tuesday March 18, 2014 - 10:55:08
waxa aan ahaa wiilka tobnaad ee saddex iyo toban wiil oo aan la dhashay. Wax hablo ah lama aan dhalan. Saddex hablood oo hooyaday caloosha ku qaadday midina nasiib umay yeelan in ay noolaato oo
0 Visits: 987 |
Thursday March 13, 2014 - 13:05:12
ANAGOO KA SOO JEEDNA,3 BEELOOD OO DEGA DEGAANKA ,HARGEISA WAXAANU HALAKN DOONEYNAA IN AANU KU OGEYSIINO,CIDDA AY ARINKANI ,KHUSEYSO IN SI MIYIR IYO MASKAXLE ,LOOGU FIIRSADDO CABASHADAYADN.
0 Visits: 1131 |
Thursday March 13, 2014 - 10:00:17
Sida la ii sheegay Gurigani waxa uu hore u ahaan jiray xarunta Wazaaradda Warfaafinta Gobolka Togdheer. Tan iyo intii aan gacanta ku hayey waxaan wargeliyey madaxdii Wazaaradda ee
Waxaa mudooyinkii u danbeeyey kazoo yeedhayay dhamaanba dhalinyarada Somaliland eek u sugan gobolada dalka gudihiisa iyo dhankaa qurbaha qaylodhaan baahsan oo ay ku diidan yihiin isla markaana ay uga soo horjeedaan Dalada magaca dhalinyarada Ku qadhaabsata