Maqaallo

Hooyo Ma'leyga Garanayaa!!!!! Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 2114 | Sunday February 02, 2014 - 21:41:53
Waa goor galabnima, asxaabta madashani kulmisey, waa kuwo baadi goob isugu jirey, sidii ay mar uun kulan noocan oo kala ah ay gondaha isu dari lahaayeen , kalgacaylka iyo isu bohol yowga ay isu qabaan, waa mid xiisihiisu aanu marnaba dhamaaneyn, in mudo kala raagtey iyo inkaleba,

Read More »

Baarlamaanka Socda Qalinkii: khadar Gureyte

0 Visits: 1932 | Sunday February 02, 2014 - 21:41:53
Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa lagaga hadlayaa xaalada dalku maraayo, Waa goob aan la garanayn, hadba cida shir gudoominaysa, dooda iyo ajandayaashu waa kuwo marwalba ah qaar aan dhamaanayn, hadba waxaa…

Read More »

Wasaradda Duulistu Markii Ay Ku Fashilantay Madaaradda Dalka Ee Ay Ku Qaadatay Millions Doolar O Hadana Ku Faaneysa Helicopter Daroogo Sidday Oo Soo Cago-Dhigatay Lascaanood!

0 Visits: 1449 | Sunday February 02, 2014 - 21:41:53
Deeq lagu sheegay millions Doolar ayay dunidu ku bixisay dib-u dhiska madaaradda dalka Somaliland,waxaanay ahayd in lacagtaas lo maamulo si daacad ah,balse waxaa dhacay musuq-masuq-an lo abbe yeelin,waxaana ka dhacday qaado anna waan-qaatee,wasiirka

Read More »

Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabil

0 Visits: 1633 | Sunday February 02, 2014 - 21:41:53
Mansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014.

Read More »

Cirro waxan leeyahay uuraysataye maxad dhali.

0 Visits: 1754 | Sunday February 02, 2014 - 21:41:53
Marka hore axaan salaamayaa dhamaan umada sharafta leh ee reer somaliland guud ahaan dal iyo dibadba waxan leeyahay ASALAMU CALAYKUM. Intaanaan

Read More »